DKMG oo bedeshay Qunsulkii safaarada Soomaaliya ee Kiinya

Published on May 27, 2011 by   ·   No Comments   ·   print

Wasaarada arimaha dibada ee DKMG Soomaaliya ayaa maanta soo saartey waraaq ay ku bedeleyso qunsulkii safaarad Soomaalida ee Kiinya Maxamed Cismaan Edsan oo loo bedelay safaarada Jarmalka.

Waraaqda oo uu ku saxiixan yahay xoghayaha guud ee wasaarada arimaha dibada C/salaan Xaaji Axmed ayaa lagu sheegay in Maxamed Cismaan Edsan loo bedelay wadank Jarmalka iyadoo booskiisana loo magacaabay Xasan Macalim Khaliif.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Maxamed Cismaan Edsan uu diday xilka qaadistan lagu sameeyey. balse waxaan weli jirin war si rasmi ah uga soo baxay.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Jarmalka oo Ciidamo Biyaha Soomaaliya u soo diraya.
  2. Magacyada wasiir ku xigeenada & wasiir dowlayaasha uu magacaabay R/wasaaraha DFKMG Soomaaliya
  3. Dhismihii safaarada Soomaaliya ee Kenya oo lagu wareejiyey Soomaalida
  4. Arday u dhalatay wadanka Indoniisiya oo mudaaharaad cabasho ah ka hor sameeyey Safaarada Soomaaliya ee Jakarta
  5. Kiinya oo qiratey in ciidamadeeda ay u soo talaabeen Soomaaliya

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Jarmalka oo Ciidamo Biyaha Soomaaliya u soo diraya.
  2. Magacyada wasiir ku xigeenada & wasiir dowlayaasha uu magacaabay R/wasaaraha DFKMG Soomaaliya
  3. Dhismihii safaarada Soomaaliya ee Kenya oo lagu wareejiyey Soomaalida
  4. Arday u dhalatay wadanka Indoniisiya oo mudaaharaad cabasho ah ka hor sameeyey Safaarada Soomaaliya ee Jakarta
  5. Kiinya oo qiratey in ciidamadeeda ay u soo talaabeen Soomaaliya

Latest Headlines