March 2011 Archive

Booliska Gaalkacyo oo wada hawlgal amniga lagu sugayo

Booliska magaalada Gaalkacyo ayaa maanta bilaabay hawlgal lagu sugayo amniga magaalada kaasoo ay ka fulinayaan qeybaha kala duwan ee magaalada Gaalkacyo, waxayna wararku sheegyaan in hawlgaljan ...

More From March 2011

Tuulooyin hoos yimaada Garoowe oo biyo dhaamis laga bilaabay

Waxaa tuulooyin fara badan oo hoos yimaada magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal laga bilaabey howlo biyo dhaamin ah oo ay si ...

Taliska booliska gobalka Bari oo ka warbixiyey amniga gobalka

Taliyaha ciidanka booliska ee gobalka Bari Siciid Jaamac Hurun ayaa maanta ka warbixiyey xaaladaha amniga ee guud ee ka jira gobalka ...

Afhayeenka ciidamada Shabaab oo beeniyey in fariisimo laga qabsaday maanta

Afhayeenka ciidamada xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Shiikh C/casis abu Muscab oo ka hadlay dagaaladii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, ayaa beeniyey ...

Shiikh Shariif oo ka hadlay dagaaladii maanta ka dhacay Muqdisho

Madaxwaynaha DKMG Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo maanta ka hadlay dagaaladii ka dhacay magaalada qeybo ka mid ah ayaa sheegay ...

Soomaali qoxooti ku ahayd Yaman oo la xirxirey

Wararka ka imaanaya magaalada Cadan ee wadanka Yaman ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ee wadankaasi ay xirxireen dad Soomaali ah oo ...

Degmada Dhoobley oo xaley la duqeeyey

Wararka ka imaanaya degmada Dhoobley ayaa sheegaya in duqeymo culus oo xalay loo geystay degmada Dhoobley ay cabsi ku abuurtey dadka deegaanka ...

Dagaalo culus oo saaka ka dhacay qeybo ka mid ah waqooyiga Muqdisho

Dagaalo culus oo ay bar bar socdeen madaafiic ayaa saaka waabarigi waxay ka qarxeen xaafado ka mid ah degmooyinka Hodan iyo ...

Faahfaahin ku saabsan duqeymo maanta loo geystey xaafado ka mid ah Muqdisho

Ugu yaraan 5 ruux ayey xaqiijiyeen shaqaalaha isbitaalada magaalada Muqdisho inay ku geeroyeedn dhaawacyo 7 ka badana la dhigey isbitaalada kadib ...

Boqorkii ka cararay boqortooyadiisa W/Q: Axmed C/samad

Imaamu Axmad iyo Bazzaar baa ka wariyey Cabdullaahi Ibnu Mascuud inuu nabigu (scw) yiri: Reer Banii Israa’iil nabi Muuse ka dib ...

Nabadoon caan ahaa oo xaley lagu dilay magalada Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in xaley gudaha magaalada lagu dilay Alle ha u naxariistee Nabadoon ...

Wasiirka Gaashaandhiga DKMG ah oo sheegay in ciidamo kale oo Afrikaan u soo socdaan Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda KMG Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay in Dowlado Afrikaan ah ay balan qaadeen in ciidamo dheeri ...

Xaalada degmada Dhoobley oo maanta xasiloon kadib dagaalkii shaley

Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose oo shaley dagaal culus oo saacado badan socday ka dhacay ayaa la soo sheegayaa in ...

Dagaal saakey ka dhacay Dhoobley oo Qaboobay

Dagaal xoogan oo saakey ka dhacay degmada Dhoobley ee gobalka Jubbada hoose ayaa lagu soo waramayaa inuu joogsaday duhurkii maanta.  

Super marketkii ugu weynaa oo ay Soomaali leedahay oo laga furey magaalada Den Haag ee wadanka Holland [SAWIIRO]

Soomaalida ku nool dalka Nederland ayaa sanadihii u danbeeyay horumar dhinaca ganacsiga ku dhaqaaqday, taasoo ka dhiganta in dadka Soomaaliyeed ay ...

Ciidankii Itoobiyaanka oo ka guurey Beledxaawo iyo Luuq

Wararka ka imaanaya degmooyinka Luuq iy Beledxaawo oo ka tirsan gobalka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi ay ka bexeen ciidankii Itoobiyaanka ...

Qoxooti Soomaali ah oo Boosaaso soo gaarey

Dad qoxooti ah Soomaaliyeed oo mudo dheer ku noolaa wadanka Yaman ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ...

Qadafi oo sheegay inuu shacabka u fasaxay bakhaaradii hubka ee wadanka Liibya

Hogaamiyaha wadanka Liibya Mucamar Qadaafi ayaa sheegay in shacabka dalkiisa uu bakhaarada u furi doono, si ay isaga difaacaan duulaanka Gaalada, ...

Diyaarad laga soo riday ciidamada Mucamar Qadafi oo ku soo dhacday Benghazi [SAWIRRO]

Wararka ka imaanaya wadanka Liibya ayaa sheegaya in Diyaarad maanta laga soo riday Ciidamada daacada u ah Madaxweynaha wadankaasi Mucaamir Qadaafi, kadib ...

Shiikh Maxamed Dulyadeyn “dalka wuxuu ku socdaa sidii sagaashameeyadi la ahaan jirey oo qabiil la isu dili jirey”

Shiikh Maxamed Dulyadeyn oo ka mid ah Saraakiisha sar sare ee Xarakada mujaahidiinta alShabaab oo la hadlay qaar ka mid ah ...

« Back    More »