March 2011 Archive

Jaaliyada Beesha Gaaljecel oo deeq raashiin ah gaarsiisay dadka abaaraha saameeyeen ee Galbeedka Jowhar [SAWIRRO]

Jaaliyadah Beesha Gaaljecel ee dibadaha ayaa deeq gurmad ah oo ay soo marsiiyeen ragg ganacsato ah u sameeyay dadka walaalahooda ee abaaruhu ku saameeyeen deegaanada dhinaca ...

More From March 2011

Maxamed Dheere oo maanta xabsiga laga siidaayey

Maxkamada gobalka Banaadir ayaa maanta xabsiga ka siideysay hogaamiye kooxeedkii Maxamed Dheere oo mudo ku dhow labo bil ku xirnaa xabsiga ...

Madaafiic dad rayid ah ku dishey degmada Yaaqshiid

Labo ruux oo sida la sheegay dumar ah ayaa ku geeriyooday afar kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib madaafiic xalay ku ...

39 Arday oo ka qalinjabisay jaamacada Bariga Afrika ee magaalada Boosaaso oo xaflad loo qabtay [SAWIRRO]

Xaflad balaaraan oo ay ku qalinjebinayeen 39 arday oo dhameysay jaamacada Bariga Afrika ayaa maanta ka dhacday xarunta jaamacada Bariga Afrika ee ...

Odayaal dhaqameed ka soo jeeda gobalka Gedo oo cambaarey fal dil ah oo ka dhacay Beledxaawo

Odayaal dhaqameed ka soo jeeda gobalka Gedo ayaa cabasho ka muujiyey falal dil ah oo ay sheegeen in beryihii u danbeeyey ...

Xoogaga mucaaradka Liibya oo qabsaday magaalada Saliida Qaniga ku ah ee Ajdabiya

Wararka ka imaanaya wadanka Liibya ayaa sheegaya in Mucaaradka Libiya ay qabsadeen Magaalada Ajdabiya oo ah magaalada Saliida qaniga ku ah, iyadoo ...

Culimada wadanka Boqortooyada Sucuudiga oo bayaan ka soo saaray mudahaaradyada ka dhacay wadamada Carabta

Hey’ada culimada ee wadanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa ka digtay mudaharaadyada kacdoonada ah ee ka socda dunida Carbeed iyagoo culimada ku ...

Maamulka G/Banaadir ee DKMG ah oo soo saaray amaro la xiriira xilliyada salaada jumcaha

Maamulka gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaaliya  iyo wasaarada arimaha diinta ayaa maanta ka soo saaray magaalada Muqdisho amaro ku aadan ...

Suuriya oo ku soo biirtey liiska wadamada kacdoonadu ka socdaan

Dibadbaxyo wata rabshado ayaa hareeyey wadanka Suuriya kuwaasoo looga soo horjeedo Dowlada dalkaasi iyadoo ay muuqato in uu la mid yahay ...

Dugsiyo Quraan ku yaaley degmada Caabudwaaq oo la xirey

Wararka laga helayo degmada Caabudwaaq ee gobalka Galguduud ayaa sheegay in la xiray illaa dhowr dugsi Quraan oo ay wax ku ...

Guddiga dib u heshiisiinta barlamaanka KMG oo madaxwaynaha ugu baaqay inuu sharciga ilaaliyo

Gudiga dib u heshiisinta ee barlamaanka DFKMG ah ayaa maanta u soo jeediyey madaxwaynaha Shiikh Shariif Shiikh Axmed inuu dhowro sharciga ...

Kiinya oo qiratey in ciidamadeeda ay u soo talaabeen Soomaaliya

Sarkaal ka tirsan dawlada wadanka Kiinya ayaa markii ugu horeysay qirey in ciidamada waddanka Kiinya ay u soo talaabeen dhanka Soomaaliya ...

Dagaalo kooban oo saakey ka dhacay Magaalada Muqdisho

Dagaalo kooban ayaa saaka waaberigii ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho iyadoo waaberigii dadku ku soo tooseen hubka culus ...

Madaxwaynaha DKMG oo war saxaafadeed maanta ka soo saaray doorashada madaxtooyada [AKHRISO WAR SAXAAFADEEDKA]

MadaxwaynahaDKMG Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta soo saarey war saxaafadeed qoraal ah kaasoo uu kagahadlay arimaha doorashada iyo waqtiga ...

Gudoomiyaha barlamaanka DFKMG oo maanta Muqdisho soo gaarey

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaarey gudoomiyaha barlamaanka dawlada federaalka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadam iyo xildhibaano ka tirsan barlamaanka kuwaasoo ...

Wiil Soomaali ah oo xabsi daa’in lagu xukumay Wadanka Ingiriiska

Wiil Soomaali ah oo ku noolaa magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa maxkamad ku taalla London waxay ku xukuntay xarig xabsi ...

Xaalada qoys Denmark u dhashey oo ku afduuban agagaarka Baargaal oo laga soo deyrinayo

Waxaa laga deyrinayaa xaalada qoyska u dhashay wadanka Denmark kuwaasoo muddo todobaadyo ka hor ay qafaasheen Kooxaha budhcad badeedka ayna la ...

Dad lagu soo qabqabtay Maandooriye oo lagu xukumay magaalada Jowhar

Maxkamada degmada Jowhar ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa xukuno ku riday rag dhowaan lagu soo qabqabtey iyagoo isticmaalaya waxyaabo maanka dooriya ...

Dadaalo wadooyinka loogu furayo suuqa Bakaaraha oo socda

Kulan looga hadlayey sidii wadooyin loogu furi lahaa suuqa Bakaaraha o ah isha ganacsi ee ugu weyn dalka xiligan ayaa shaley ...

Wakiilka QM oo booqasho qarsoodi ah ku tegey Hargeysa

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Agoustine Mahiga ayaa maanta booqasho aan horay loo sii shaacin  wuxuu ku tagay Magaalada Hargeysa ee ...

 More »