February 2011 Archive

Faahfaahin ka soo baxaysa Dagaal khasaare geystey oo ka dhacay Wara-dhuumaleh

Waxay faahfaahin kasoo baxaysaa dagaal labadii maalin ee lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Wara-dhuumale oo ka tirsan degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud kaasoo sababay khasaare xoogan ...

More From February 2011

Saddex Soomaali ah oo xaley lagu dilay wadanka Liibya

Wararka ka imaanaya wadanka Liibya ayaa sheegaya in saddex ruux oo Soomaali ah xaley lagu dilay gudaha magaalada Tariboli ee caasimada ...

C/laahi Xasan Bariise “waxaan helnay in baabuur lagu qarxin rabo xarumaha DKMG”

Afhayeenka ciidamada Booliska DKMG Soomaaliya Col. C/llaahi Xasan Bariise ayaa sheegay inay ka war hayaan baabuur la damacsan inay qaraxyo ka ...

Culimada Puntland oo ku baaqay in kor loo qaado luuqada Carabiga

Duhurnimadii Maanta ayaa waxaa shir jaraa,id si wada jir ah ugu qabtay Magaalada Garoowe Gaar ahaan Masaajidka al- Huda Culima owdiinka ...

Ciidamo Amisom oo dhaawacyo kala duwan qaba oo maanta laga dhoofiyey garoonka dayuuradaha Muqdisho

Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo oo ku sugan garoonka dayuuradaha magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dhaawacyada in ku dhow ...

Askari Burundi oo nolol lagu qabtay oo ay soo Bandhigtay Xarakada Shabaab [DAAWO]

Xarakada shabaabul muaahidin ayaa shaleycasr gaabadkii waxay deegaanka Maslax ee suuqa xoolaha ku soo bandhigeen askari Burundiis ah kaasoo ka mid ...

Dagaal saaka markale ka bilowday jidka warshadaha

Dagaalculus oo aad looga maqlayo qaybaha kala duwan ee magaalada ayaa saakay markale wuxuu ka bilowday wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho ...

Duqeyn khasaare sababtay oo xaley ilaa maanta loo geystey qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

Duqeymo culus oo khasaare geystay ayaa ilaaxaley waxay ka socdaan qaybo ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho iyadoo dhanka kalana uu ...

Afhayeenka xarakatul Shabaab oo sheegay inay soo qafaasheen askar nool oo Burundeys ah

Afhayeenka xarakada al Shabaab Shiikh Cali dheere oo gakabta u waramay saxaafada ayaa ugu horeyn beeniyey in laga qabsaday xeradii gaashaandhiga ...

DKMG oo guulo ka sheegatay dagaalkii maanta ka dhacay wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho

Saraakiisha ciidamada ee DFKMG Soomaaliya ayaa sheegtay inay guulo kagaaren dagaalkii maanta ciidamadooda iyo kuwa shisheeye ee Amisom oo isku dhinac ...

Faahfaahin ku saabsan dagaalo maanta ka dhacay gobalada Hiiraan iyo Gedo

Dagaal xoogan oo u dhexeeya xarakada al Shabaab iyo ciidamo ka tirsan DFKMG ah oo ay la jiraan kuwo Itoobiyaan ah ...

Dagaal culus oo saaka ka socda jidka warshadaha ee magaalada Muqdisho

Dagaal xoogan ayaa saaka markale ka qarxay jidka warshadaha ee ah midka kaliya ee xiriiriya magaalada Muqdisho kaasoo kala jaray isku ...

Soomaalida ku nool Liibya oo ka walaacsan Rabshadaha sii kordhaya ee wadankaasi oo saameynta ay ku yeeshay

Soomaalida qoxootiga ku ah wadanka Liibya si aad ah waxay uga walwalsan yihiin xaalada amniga ee dalka Liibya oo saamayn ku ...

Afar ruux oo Maraykan ah oo u afduubnaa budhcad badeed oo lagu dilay xeebta degmada Garacad ee gobalka Mudug

Wararka laga helayo degmada Garacad ee xeebta gobalka Mudug ayaa xaqiijinaya in kooxo budhcad badeed ah ay dileen 4 ruux oo dhalashadooda ...

Soomaali ku dhaawacantay bannaanbaxyada ka socda Wadanka Yaman

Wararka ka imaanaya wadanka Yaman aya sheegaya in dad Soomaali ah ay ku dhaawacmeen bannaanbaxyo rabshado wata oo beryahan ka soconaya magaalooyinka ...

Xaalada waxbarashada ee ardayda wax ka barata dugsiyada Muqdisho oo Somalimirror la kulantay [SAWIRO]

Shabakada Somalimirror.com ayaa u kuuergashay ardayda wax ka barata dugsiyada magaalada Muqdisho ku yaala qaar ka mid ah kuwaasoo xaaladaha colaadeed ...

Baaq nabadraadin iyo canaan isugu jira oo ay culimada gobolka Sool ka soo saareen dagaalkii ka dhacay Maygaagle iyo Hagoogane

Shabakadda warbaahinta Somalimirror waxaa soo gaaray baaq nabadraadin iyo canaan isugu jira oo ay shalay culimada gobolka Sool ka soo saareen ...

Liibya iyo Morooko oo ku soo biiray mudaaharaadyada dadweyne ee ka dhacaya wadamada Carabta

Shucuubta wadamada Liibya iyo Morooko ayaa ku soo biiray wadamada carbeed ee ay ka dhacayaan mudaaharaadyada dadweynaha ay dhigayaan ee looga ...

DKMG oo cambaareysay qaraxii xerada ciidamada daraawiishta lagu qaaday

Wasiiro ka tirsan xukuumada FKMG ah ee Soomaaliya ayaa cambaareyn waxay soo jeediyeen qaraxii shaley gaariga loo adeegsaday ee ka dhacay ...

Qarax khasaare sababay oo maanta lala beegsaday xero ay ku sugnaayeen ciidamada booliska DFKMG

Ugu yaeraan 11 ruux ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen in ka badan 28 kalana ay ku dhwcmeen qarax weyn oo ...

« Back    More »