February 2011 Archive

SHEIKH MAXAMED KHADAR IYO XAALADIISII UGU DANBAYSAY IYO CULIMO KA SOCOTO GOLAHA IIMAMYADA W/MARAYKANKA OO BOOQDAY XAASASKII CULIMADA XIRAN

ومن اهتدى بك فلن يضل،                                                                                  ومن استكثر بك فلن يقل،                                                                                   ومن استقوى بك فلن يضعف،                                                                             ومن استغنى بك فلن يفتقر،                                                                                ومن استنصر بك فلن يخذل،                                                                                ومن استعان بك فلن يغلب،                                                                                 ومن ...

More From February 2011

Guddoomiyaha jaamacadda Hope ee Hargeysa oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho [SAWIRRO]

Guddoomiyaha jaamacadda Hope ee magaalada Hargeysa ahna wakiilka jaamacadda Kampala ee Somaliland, Prof. Najiib Sheekh C/kariin ayaa booqasho gaaban ku yimid ...

Ceelbuur oo laga mamnuucay baabuurta muraayadaha madow

Maamulka degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud ee ayaa meelmariyey go'aan lagu mamnuucay baabuurta leh muraayadaha madow ee ku sugan gudaha degmadaasi ...

Ciidamada booliiska Gaalkacyo oo saaka burburiyey goobo Qamriga lagu cabi jiray

Howlgal ay saakay sameeyeen ciidamada booliiska magaalada Gaalkacyo ayay ku burburiyeen goobo Qamriga iyo xashiishada  lagu cabi jiray laguna iibin jiray ...

Qaar ka mid ah ardayda Jaamicadaha magaalada Muqdisho oo maalintii 6aad waxbarashooda xiran tahay

Waxaa malintii lixaad hakad ku jira waxbarashada qaar ka mid ah ardayda wax ka barata jaamacadaha ku yaala magaalada Muqdisho kadib ...

La taliyihii duqii magaalada Gaalkacyo ee iscasilay oo ka xogwaramay sababihii kalifay iscasilaadiisa

Maxamed Cabdulqaadir Nuur ii la taliye u ahaan jiray gudoomiyihii degmada Gaalkacyo ee maamulka Puntland oo dhowaan iscasilay ayaa ka warbixiyey ...

Nin mudo dheer sixirka ku shaqeysan jiray oo ku noolaa SH/Hoose oo xukun dil ah lagu fuliyey

Maamamulka xarakada mujaahidiinta Shabaab ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa xukun dil ah ku fuliyey nin mudo dheer sixirka ku shaqeysanayey oo ...

Ra’iisal wasaarihii hore ee Turkiga Najmuddiin Arbakaan oo maanta geeriyooday

Waxaa maanta oo axad ah ku geeriyooday magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga ra’iisal wasaarihii hore ee dalkaas Najmuddiin Arbakaan oo ahaa ...

Xildhibaano taageersan Shariif Xasan oo eedeyn u soo jeediyey Shiikh Shariif

Iyadoo is faham daro iyo khilaaf uu u dhaxeeyo labada shariif ayaa waxaa soo ifbaxaya in xildhibaanada barlamanka KMG ah ka ...

AlShabaab oo maanta digniin kama dambeys ah u jeedisay madaxda Kiinya

Afhayeenka xarakada mujaahidiinta al Shabaab Shiikh Cali Dheere oomaanta shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa digniin culus u jeediyey madaxda wadanka ...

Qaar ka mid ah waalidiin carruurtooda ay joogaan Wadanka Liibya oo codsi jeediyey

Waalidiin Soomaaliyeed oo kala gedisan oo caruurtooda ay ku sugan yihiin wadanka Liibya ayaa codsi u jeediyey jaaliyadaha dibada iyo dadka ...

Waaligii gobalka Gedo ee Xarakada oo lagu bedelay masuul cusub

Xaflad ka dhacday degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa lagu magacaabay masuul cusub oo qabanaya xilka maamulka gobalka Gedo ee dhanka ...

Amisom oo sheegtay in shir deg deg ah ay ku qabanayso wadanka Ghana

Ururka Amisom ee ciidamada keenay wadanka Soomaaliya ayaa maanta sheegay in shir deg deg ah oo ku aadan arinta wadanka Soomaaliya ...

Xukuumada Soomaaliland oo masaafurisay ninkii Jarmalka ahaa isagoon dembigii uu galay lagu ciqaabin

Maamulka Soomaaliland ayaa maanta magaalada Hargaysa ka masaafurisay Ninkii Jarmalka ahaa ee ku xidhnaa xabsiga Mandheera.  kasoo lagu helay inuu faafiyay ...

Dagaal galabta dib uga qarxay magaalada Beledxaawo ee gobalka Gedo

Wararka ka imaanaya degmada Buulo xaawo ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in galabta kadib salaadii Casar uu dib u qarxay dagaal ...

Xaalada Muqdisho oo maanta xasiloon iyadoo cabsi dagaal la dareemayo

Xaalad xasilooni ah oo aan cago badan ku taagneyn ayaa saaka laga dareemayaa goobihii dagaaladu kadheceen ee Magaalada Muqdisho, iyadoo maalmihii ...

Afhayeenka Shabaab “wey ku jabeen dhamaan duulaamadii ay ku soo qaadeen Banaadir iyo Gedo”

Afhayeenka xarakada Mujaahidiinta Shabaab Shiikh Cali Dheere oo shir saxaafadeed habeenkii xalay khadka telefoonka ugu qabtay warbaahinta ayaa ka hadlay dagaaladii ...

Dagaaladii maanta ka dhacay Muqdisho oo Masuuliyiinta labada dhinac ka hadleen

Dagaalo u dhexeeya ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo kuwa DKMG oo ay la socdaan ciidamada shisheeye Amisom ayaa saaka ilaa maanta ...

Dagaal ka dhacay Beledxaawo iyo dab qabsaday guryo ku yaalla magaalada

Wararka laga helayo magaalada Beledxaawo ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in maanta magaalada uu ka dhacay dagaal culus oo u ...

Shariif Xasan “Madaxwaynaha xaq uma leh inuu nagu soo celiyo go’aan aan gaarney”

Gudoomiyaha barlamaanka DKMG ah Shariif Xasan oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho ka hor intii uusan ...

 More »