January 2011 Archive

DKMG oo sheegtay in la baarayo dadka ka dhoofaya garoonka magaalada Muqdisho

DKMG Soomaaliya ayaa waxay sheegtay inay baareyso dadka ka duulaya iyo kuwa ka soo degaya gegida diyaaradaha ee magaalada Muqdisho si loo ogaado xaalada  caafimaadka dadka ...

More From January 2011

Qarax bambaano oo khasaare sababay oo xalay ka dhacay Xaafada Afisyooni ee magaalada Muqdisho

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay labo kalana way ku dhaawacman qarax bambaano oo xalay fiidkii lala beegsaday askar ka ...

Xarakada Shabaab oo sheegtay in gaari tikniko ah ay ka gubeen Amisom lix askarina ay ka dileen

Afhayeenka guud ee xarakatul Shabaabu mujaahidiin Shiikh Cali dheere iyo afhayeenka dhanka ciidanka Shiikh Cabducasiis Abu muscab oo shir saxaafadeed ku ...

Al-Jasiira oo shaacisay fadeexad ka dhan ah Maamulka Maxamuud Cabbaas ee reer Falastiin oo ogolaaday in Bariga Qudus looga tanaasulo Yuhuuda

Telefishanka Aljaziira ayaa shaaciyey fadeexad culus oo ka dhan ah maamulka Maxamuud Cabbaas ee reer Falastiin kadib markii ay soo bexeen ...

Wadanka Peru oo laga aqoonsaday Qaranimada reer Falastiin

Dawlada wadanka Peru ayaa si rasmi ah u sheegtay inay aqoonsatay qaranimada shacabka reer Falastiin kadib markii war mutiyeed laga soo ...

Xaalada magaalada Muqdisho oo maanta xasiloon

Waxaa xasiloon inta badan qeybaha magaalada Muqdisho ee caasimada ah yadoo manta aysan jirin wax dagaalo iyo duqeyo ah oo ka ...

Mahiga “DFKMG Soomaaliya dhaqaalihii wuu ka sii dhamaanayaa, Amisom taageero maheysato”

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan wadanka Soomaaliya Augutino Mahiga ayaa digniin ka bixiyey in dhaqaalaha uu ka sii dhamaanayo DFKMG ee ...

Labo ruux oo maanta ku dhaawacantay suuqa Bakaaraha kadib madaafiic lagu duqeeyey

Ugu yaraan 2 ruux oo rayid ah ayaa ku dhaawacantay kadib markii madaafiic maanta ay ku dhacday gudaha suuqa wayn ee ...

Kulamada barlamaanka DFKMG oo qabsoomi la’ Kooram la’aan darteed

Waxaa maalmihii sabtida iyo axada baaqday shir ay yeelan lahaayeen xildhibaanada barlamaanka dawlada KMG Soomaaliya kadib markii loo waayey shirka tirada ...

Gudoomiyaha Wadajir “dagaalka Xamar ka socda waa ganacsi ee dagaal maaha”

Gudoomiyaha degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ee maamulka DKMG ah Axmed Xasan (Axmed Daaci) oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho ...

Hogaamiyaha Ururka Qaacida oo Fariin ku socota Dawlada Faransiiska soo diray

Hogaamiyaha ururka alQaacidah Shiikh Cusaama Binu Laadin ayaa waxaa uu soo diray cajalad maqal ah tasoo ku wajahan maamulka wadanka Faransiiska ...

Waa maxay halbeegga islaamku wax ku miisaamo? (Qisada 31aad) Axmed C/samad

  Bukhaari ayaa ka wariyey Abuu Hureyra inuu maqlay nabiga (scw) oo dhahaya: haweeneey reer Banii Israa’iil ah baa wiilkeeda nuujinaysey, markaas ...

Roobab ay Dadku ku farxeen oo ka da’ay gobalo ka mid ah wadanka Soomaaliya

Ka dib mudo labo sano oo roobab aysan ka da’in inta badan wadanka Soomaaliya ayaa waxaa shalay iyo xalay dib u ...

Maamulka Puntland oo deeganadiisa ka mamnuucay dadka ka tirsan DFKMG

Maamulka Puntland ayaa soo saaray qoraal lagu mamnuucayo in cid ka tirsan hay'adaha DFKMG ay yimaadaan deeganada uu maamulo ama inay ka ...

Guddiga abaaraha “Shabeelaha hoose waxaan ka qeybinay in ka badan 5-kun oo neef”

Guddiga abaaraha ee xarakada Shabaab u saartay qeybinta sakooyinka la soo ururiyey ayaa maanta soo saaray warbixin ay kaga hadlayaan xoolihii ...

Warbixinta dhismaha masjidka jaamica ee L/caanood

Sida lala socdo waxaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ka socda dhismihii dabaqii 1aad ee masjidka jaamica magaalada, ka dib markii ...

Rasaas wiifto ah oo haweeney ku dishay degmada Dayniile

Hal qof ayaa ku geeriyooday xaafada Radeerka ee degmada Dayniile kadib markii saaka dagaalo kooban ay ka dheceen wadada warshadaha ee ...

Dagaal iyo Madaafiic saaka Muqdisho la isku weydaarsaday

Aroornimadii hore ee saakay ayaadagaalo kooban waxay ka dheceen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka xili maalintii shaley ...

Maxkamada degmada Dayniile oo xukun gacan goyn ah fulisay

Maxkamada degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho oo hoostagta xarakada al Shabaab ayaa shaley casarkii waxay Xukunkan gacan goynta ah ku fulisay ...

Shiikh Xasan Daahir oo maanta baaq ku wajahan abaarta u jeediyey ganacsatada

Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah masuuliyiinta xarakada Shabaab ayaa maanta u jeediyey ganacsatada iyo dadka hantida Alle siiyey ...

« Back    More »