January 2011 Archive

DKMG ah oo ka tacsiyadeysay mashaqadii maanta ka dhacday isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho

DKMG Soomaaliya ayaa ka hadashay shilkii dadka rayidka ah lagu laayey ee maanta duhurnimadii ka dhacay iridka hore ee isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ...

More From January 2011

Guddi qaabilsan abaaraha oo maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho

Raysul wasaaraha KMG ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta sheegay inuu hawlgalay gudi qaabilsan abaaraha kaasi oo soo magacawday ...

Dad rayid ah oo maanta lagu laayey iridka hore ee isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho

Inta la og yahay 15 ruux ayaa ku geeriyootay ku dhowaad 60 kale oo rayid ahna way ku dhaawacmeen kadib markii ...

Xarakada Shabaab oo shalay xukun dil ah ku fulisay nin lagu soo eedeeyey basaas Maraykan

Xarakada mujaahidiinta al Shabaab ayaa shaley galab waxay magaalada Muqdisho ka fuliyeen xukun dil ah kaasoo lagu fuliyay nin lagu soo ...

Raysul wasaaraha xukuumada KMG ah oo maanta hortegey barlamaanka

Raysul Xukumada KMG ah ee Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa maanta hortagay golaha baarlamaanka iyagoo ...

Dagaalo maanta ka dhacay wadada warshadaha iyo khasaarooyin soo gaaray dad rayid ah

Dagaalo culus ayaa saajka waabarigii ka dhacay wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho kuwaasoo u dhaxeeyey ciidamada DKMG ah iyo ciidamada xarakada ...

Boosaaso oo laga iclaamiyey in isniinta berita ah la sameeyo Alla bari roob doon ah

Maamulka gobalka Bari iyo midka degmada Boosaaso ayaa iclaamiyey in maalibta berita ah oo isniin ah la sameyn doono dibadbax Alla ...

Ciidamo Itoobiyaan ah oo hub ka qeybiyey degmada Balambale

Wararka nga soo gaaraya degmada Balambal ee gobalka Galgaduud ee dalka Soomaaliya ayaa waxay sheegayaa in maalintii shaley degmadaasi ay soo ...

Burcad badeedii ay dhawaan qabteen ciidamada Kuuriya oo la geeyey wadanka Koofurta Kuuriya

Dawlada Kuuriyada koofureed ayaa sheegtay in ay wadankeeda geysay ilaa 5 nin oo dhawaan ciidamada wadankaasi ku soo qabteen markab ay ...

Rabshadihii wadanka Masar oo sii xoogaystay xili dawladii lakala diray [SAWIRO]

Waxaa sii xoogaystay rabshadihii kacdoonka ahaa ee ay dhigayeen dadweynaha wadanka Masaarida waxaana illaa haatan wadooyinka magaalada Qaahira ee caasimada u ...

Aqoon isweydaarisigii ugu balaarnaa ee loo qabto xaafidul Quraanka oo maanta ka furmay Muqdisho

Aqoon isweydaarsi balaaran oo ah kii ugu horeeyey ee noociisa ah oo loo qabto xaafidul Quraanka iyo aqoonyahano islaami ah ayaa ...

Shiikh Shariif oo maanta u dhoofay Adisababa xili waqtiga jiritaanka DKMG la hadalhayo

Madaxwaynaha DKMG ah ee Soomaaliya Shiih Shariif Shiikh Axmad ayaa maanta u dhoofay wadanka Itoobiya halkaasi oo uu ka socdo shirka ...

DKMG oo maanta sheegtay inay ka baxday hishiiskii ay la gashay shirkada Saracen

DKMG ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inay xiriirka u jartay shirkadda Saracen International oo ay dawladu horay hishiis ula gashay ...

Golihii wasiirada dalka Masar oo la kala diray xili rabshadihii ka socday wadankaasi ay sii xoogaysteen

Golihii wasiirada ee wadanka Masar ayaa la kala diray kadib markii ay soo xoogaysteen mudaahatraadyo waawayn oo ka dhacaya wadanka qaybihiisa ...

Iska Horimaad dhexmaray Ciidamo ka tirsan DKMG oo ka dhacay degmada Xamarweyne

Hal ruux oo rayid ah ayaa maanta ku geeriyooday qof kalana waxaa soo gaaray dhaawac kadib markii ciidamo kawada tirsan kuwa ...

Madaxwaynaha Puntland oo maanta xilka qaadis ku sameeyey qaar ka mid ah golaha wasiirada

Madaxwaynaha maaulka Puntland oo maanta wareegto ka soo saaraymagaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ee mgaalada Garoowe ayaa xilka qaadis ku ...

Dawlada Masar oo Xanibaad ku soo rogtay Internetka iyo teleefoonada gacanta

Iyadoo mudaaharaadyo waawayn ay wali ka dhacayaan magaalooyinka waawayn ee dalka Masar ayaa dawlada waxay xanibaad ku soo rogtay adeegii internetka ...

Aqoon korodhsi diimeed oo maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Hargeysa

Waxaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 27/01/2011 lagu soo gabagabeeyay madarasada Albaxreyn ee magaalada Hargeysa dawro loo qabtay qaar ka mida ...

Ganacsatada Boosaaso oo loogu baaqay inay gargaaraan dadka ku dhibaatoobay abaaraha

Maamulka gobalka Bari ayaa maanta ugu baaqay ganacsatada magaalada Boosaaso inay gargaarka dadka abaaruhu dhibaateeyaan ay ka qeybqaataan isla markaana hantidooda wax ...

Shiikh Shariif oo kulan irdaha u xirnaayeen la qaatay madaxwaynaha Yugaandha

Madaxwaynaha DKMG Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmad ayaa shalay gaaray wadanka Yugandha wuxuuna habeenkii xalay kulan iradaha u xiraayeen uu la ...

 More »