December 2010 Archive
Illaa 8 ka mid ah dalxiisayaal Mareykan ah ayaa ku geeriyooday 21 kalana way ku dhaawacmeen kadib markii shil gaari ay ku galeen meel ku dhow ...
More From December 2010
Gudoomiyaha barlamaanka wadanka Iiran Cali Laarijaani ayaa ka hadlay xaalada wadanka Soomaaliya isagoo farta ku fiiqay faragalinta ajnabiga uu ku hayo ...
Ugu yaraan 1 askari oo ka tirsan ciidamada DKMG Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay qarax xoogan oo xalay lala beegsaday ciidamo ka ...
Guddiga abaaraha ee maamulka gobalka Gedo dhwaan u magacabeen ayaa maanta shaaciyey in ay bilaabeen qiimeynta xaalada goobaha ay abaaruhu saameeyeen ...
Jaamacada magaalada Hargeysa ayaa maanta dib u furantay kadib markii qalalaaso shaley ay ka dheceen xarunta jaamacada oodhowaan loo magacaabay maamul ...
Afhayeenka maamulka Galmudug isla markaana ah wasiirka warfaafinta Axmed Maxamed Baasto ayaa maanta si kulul ugu eedeeyey hay'adaha sheegta samafalka ee ...
Booliiska magaalda Rotterdam ee wadanka Holand ayaa waxay xireen 12 nin oo Soomaaliyeed kuwaasoo lagu eedeeyey inay falal amni darro ay ...
Iyadoo maalinba maalinta ka dambaysa ay sii kordhayso xaalada qalafsan ee k jirta gobolada kala duwan ee wadanka Soomaaliya oo abaaro ...
Maamulka gobolka Banadir ayaa galabt shaaca ka qaaday inay qabteen raashiin u badan galey cagaartoy ah oo dhacday taasoo dalka ay ...
Boqolaal dadweyne oo isugu jira haween, dhainyaro iyo dad waaweyn ayaa isugu soo baxay gudaha magaalda Ceeldheer ee gobolka Galgaduud maanta ...
Dowladda Ku Meel Gaarka Soomaaliya ayaa waxaa ay faah faahin ka bixisay heshiis dhawaan ay la gashay shirkad lagu magacaabo Saracen international taasi ...
Qoysas barakacayaal ah oo mudo 20 sano ah ku nool xerada qoxootiga ee warshadii hore ee daawada oo ku taala wadada ...
Xildhibaan Yuusuf Khayre oo ku magacdheer [Guuraaw] ayaa maanta sheegay inuu iska casilay xilkii uu ka hayey barlamanka DFKMG Soomaaliya.
Gudoonka barlamanka DFKMG Soomaaliya ayaa loo qaybiyey mooshin ku saabsan miisaaniyada xukuumada KMG iyadoo maalmaha soo socda ay xildhibaanada ka doodi ...
Dad u badan dhalinyaro oo Soomaali ah ayaa xabsiyada dalka Yugandha loo taxaabay kadib markii hawlgalo ay fuliyeen ciidamo katirsan booliiska ...
Waxaa sii badanaya cadaadiska booliiska wadanka Kiinya ay ku hayaan dadka Soomaalida kadib qaraxii dhawaan ka dhacay goob basaska laga raaco ...
Illaa 2 ruux ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen shil gaari oo maanta ka dhacay agagaarka degaanka Carbiska oo ku yaala ...
Qaar ka mid ah baabureyda ka shaqeysata wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo Afgooye ayaa maanta talaabo wanaagsan ku tilmaamay dhowr ...
Hay’ad udooda Xuquuqda Aqaliyaadka dadka Kirishtaanka oo lagu magaacaabo International Christian Concern [ICC] ayaa shaaca ka qaaday in la bur buriyay Maktabad ...
Sida ay xaqiijiyeen ciidamada ladagaalanka Burcad badeedda Soomaalida ee kusugan xeebaha dalka Soomaaliya Burcad badeed Soomaali ah ayaa waxa ay shalay ...
« Back More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga