November 2010 Archive
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdiamad Cali Shire ayaa furay tababar loo qabtay 32 sarkaal oo kamid ah booliska maamulka Puntland kaasoo ka dhacay magaalada Garoowe ee ...
More From November 2010
Barlamaanka DFKMG ayaa maanta ansixiyey xukuumada cusub ee uu hogaamiyo raisul wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ka dib markii mudo la isku hayey ...
Xildhibaanada barlamaanka DFKMG ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, waxaana ay ka doodi doonaan ansixinta xukuumada ...
Ugu yaraan 3 ruux ayaa ku dhaawacantay qarax xalay fiidkii lagu weerarey ciidamo ka tirsan DKMG Soomaaliya oo ku sugnaa xaafada ...
Ciidamada Sirdoonka Maraykanka ee loo yaqaano FPI-da ayaa xiray wiil 19 Soomaali ah oo ku noolaa dalkaasi kaasoo ay ku eedeeyeen inuu ...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ee dhinaca DFKMG Maxamud Axmed Nuur [Tarsan] ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeyn shaley ...
Ciidanka amaanka magaalada Boosaaso ayaa dad tahriibayaal ah waxay ka soo qabteen degaanada xeebta ah ee ku dhow magaalada Boosaaso xilli ...
Maamulka gobolka Banaadir ee dhinaca DFKMG ayaa eedeeyey hay'ado ka mid ah kuwa gargaarka ka shaqeeya ee jooga magaalada Muqdisho kuwaasoo ...
Dibadbax balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen ururada bulshada laguna taageerayey xukuumada raisul wasaare Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa maanta ka dhacay degmada ...
Iyadoo degaano ka mid ah gobolada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe ay ka jireen abaaro iyo biyo la;aan saameysay dadka iyo ...
Wafdi odayaal iyo Waxgarad ah oo kaso kale jeeda Mudug iyo Galgaduud oo ku baxay xalinta qilaafaad ka dhaxtaagan Maleeshiyaad beeleed ...
Waxgaradka iyo Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay duqeymaha iyo Rasaasta arxan darrada ah ...
[caption id="attachment_37198" align="alignleft" width="300" caption="Xuquuqda Sawirka: RBC Radio"][/caption]
Xarunta horumarinta dadka naafada ah ee fadhigedu yahay magaalada Gaalkacyo ayaa deeq raashiin ah ...
Golaha Barlamanka Maamul Goboleedka Puntland ayaa isku raacay meel marinta sharciga dhigaya mamnuucidda Mukhaadaraadka kala duwan waxayna arintaa timid kadib kulan ...
Maraykanku wuxuu ictiraafay in nin alaab iibiye ah oo u dhashay Afgaanistaan uu siray madaxweynaha Afgaanistaan Xaamid Karazaay iyo madaxda Nato, ...
Xaley magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday Gudoomiyihii Maxkamada Sare ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamuud Faarax Cumar oo ku magac dheeraa 'Indhabuur'.
Waxaa saaka dib u furatay wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho kadib markii shaley ay xireen ciidmo ka tirsan DFKMG Soomaaliya oo ...
Talaiyaha ciidamda shisheeye ee Amisom ee jooga Muqdisho Geberal Mugisha ayaa si cad u qirtay in ciidanka uganda ee jooga garoonka ...
Saraakiisha Gaadiidka Ambalasta Hay’adda Lifeline Afrika iyo Shirkadda Nationlink ayaa soo saaray warbixin ka hadleysa tiro koob ay ku sameeyeen dadkii ...
Ilo-wareedyo Moritaanya ah ayaa sheegay in madaxweynihii hore ee dalkaas Sayidii Walad Alsheekh Cabdalla uu noqday imaamka masjid jaamic ku yaal ...
« Back More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga