Sarkaal boolis oo galabta lagu dilay Boosaaso

Published on November 29, 2010 by   ·   No Comments   ·   print

Waxaa galabta magaalada Boosaaso lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidanka booliska Puntland oo lagu magacaabi jiray C/laahi Saalax Shirwac.

Sargaalkan ladilay ayaa dhawaan waxaa wareegto ka soo axday xafiiska madaxwaynaha Puntland loogu magacaabay xeer ilaaliyaha gobolka Bari.

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay geysteen dilka kadibna ay ka baxsadeen goobta ay wax ku dileen.

Booliska ayaa goobta soo gaaray ka dibna halkaasi ka fuliyey hawlgalo baariitan ah, walow aan dad loo qabanin dhacdadan galabta ka dhacday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Dhawaan ayey ahayd markii suldaan caan ka ahaa Boosaaso lagu dilsy isla gudaha magalada Boosaaso xili uu ka soo baxayey masjid ku yaala magaalada.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Nabadoon caan ahaa oo lagu dilay Boosaaso
  2. Sarkaal ka Tirsan MMI oo Galabta la Dilay
  3. Xildhibaan Caawa lagu dilay Boosaaso
  4. Ciidanka MGPL oo galabta la soo wareegay dooni lagu heystay xeebaha Bari ee Soomaaliya
  5. Nin maanta lagu dilay Suuqii hore ee Sarifka ee M. Boosaaso

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Nabadoon caan ahaa oo lagu dilay Boosaaso
  2. Sarkaal ka Tirsan MMI oo Galabta la Dilay
  3. Xildhibaan Caawa lagu dilay Boosaaso
  4. Ciidanka MGPL oo galabta la soo wareegay dooni lagu heystay xeebaha Bari ee Soomaaliya
  5. Nin maanta lagu dilay Suuqii hore ee Sarifka ee M. Boosaaso

Latest Headlines