November 2010 Archive

Khasaaraha ay geysteen duqeymihii Muqdisho oo sii kordhay

Waxaa sii batay khasaaraha nafeed ee ay geysteen duqeymo culus oo xalay illaa maanta lagu garacay qeybaha waqooyi ee magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

More From November 2010

Meles Zanawi oo Weeraray siyaasadda Dalka Masar

Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa Dowladda Masar ku eedeyay in ay soo hubeyso Xoogaga Mucaaradka ah ee ka soo horjeeda ...

Puntland oo ka hadashay dilkii shaley loo geystey xeer ilaaliyihii gobolka Bari

Xeer ilaaliyaha guud ee Maamul goboleedka Puntland Maxamed Xasan ayaa ka hadlay dilkii shalay galab bartamaha magaalada Boosaaso loogu geystey xeer ...

Nin Soomaaliyeed oo lagu xukumay 30 sano

Maxkamad ku taala wadanka Maraykanka ayaa xarig soddon sano ah ku xukuntay nin Soomaali dhalashadiisu tahay oo ciidamada Amerikanku ka qabteen ...

Madaafiic xalay illaa saakay lagu garaacayo qeybo ka mid ah Muqdisho

Madaafiic culus ayaa xalay illaa saakay waxay ka socotaa qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho, iyadoo daryanka madaafiicda saakay si ...

Sarkaal boolis oo galabta lagu dilay Boosaaso

Waxaa galabta magaalada Boosaaso lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidanka booliska Puntland oo lagu magacaabi jiray C/laahi Saalax Shirwac.

Shariif “beesha caalamka waxaan weydiisaneynaa taageero”

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta sheegay in dowladiisu taageeri dheeri ah ka rabto beesha caalamka, ka dib ...

Xildhibaano ka tirsan Barlaamanka DF oo sheegay inay xilkii ka qaadeen Shariif Xasan

Qaar ka mid ah xildhibaanada barlamaanka DF ee dhawaan diiday ansixinta xukuumada raysul wasaare Farmaajo ayaa maanta sheegay inay xilkii ka ...

Ciidamo ka tirsan kuwa Badda Puntland oo tababar u soo gababoobay

Ciidamo ka tirsan kuwa badda ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa loo soo gaba gabeeyay tababar u socday mudo sadex bilood ah ...

Abaaro laga soo sheegayo Galgaduud

Wararka ka imaanaya tuulooyin hoostaga degmooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in abaaro baahsan oo dadka iyo duunyaduba ...

Masjid ka tirsanaa xarunta Salmaan-AlFaarisi ee Mareykanka oo la gubay

Siday noo xaqiijiyeen dad ku sugan gobolka Oregon ee wadanka Mareykanka waxaa shalay subax la gubay xafiiskii masjidka ee xarunta Salmaan ...

Amisom oo duqeyn markale ku bilawday xaafadaha Muqdisho

Ciidamada Shisheeye ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa saaka duqeyn markale ku bilaabay xaafadaha magaalada Muqdisho, taasoo ku soo beegmeysa maalin ...

Xisbul Islaami iyo Golaha camalka oo wada cambaareeyey booqashadii Museveni ku yimid Xamar

Afhayeenka ururka Xisbul Islaami Shiikh Maxamed Caruus iyo gudoomiyaha golaha camalka Shiikh Maxamed Ibraahim Bilaal oo xalay si kala gooni ah ...

Muxuu ku saleysnaa socdaalka Yuweri Musefeni ku yimid Muqdisho

Warar soo baxay ayaa sheegaya in maanta garoonka dayuuradaha Muqdisho ay kulan qarsoodi ah ku yeesheen madaxweynaha dalka Uganda Museveni oo ...

Shiikh Aadam Siiro oo xukuumada Somaliland ugu baaqay inay shareecada ku xukunto nin ajnabi ah oo dhaqan xumo ka sameeyey Hargeysa

Shiikh Aadam Xaaji Maxamuud [Aadam Siiro] oo ka mid ah culimaa'udiinka deegaanada Soomaaliland ayaa si kulul uga hadlay dhacdo maalmahan ka ...

Ciidamada Madaniga ee degmada Xamarjajab oo dilay nin dhalinyaro ah

Ciidamo madani ah oo ka hawlgala degmada Xamarjajab ee magaalada Muqdisho ayaa wiil dhalinyaro ah maanta duhurkii ku dilay gudaha degmadaasi  ...

Qeybinta Zakawaatka oo laga bilaabay gobolada Shabeelooyinka

Deegaano ka mid ah labada Shabeele ayaa waxaa ka bilawday qeybinta zakawaatka ay soo ururiyeen maamulada xarakada mujaahidiinta Shabaab.

Khasaare ka dhashay madaafiic maanta lagu garaacay degmada Kaaraan

Waxaa sii kordhaya tirada dadka shacabka ah ee ku geeriyooday iyo kuwa ku dhaawacmay duqeymo xaley illaa saaka ka socday qeybo ...

Dagaal saaka dib uga bilawday magaalada Muqdisho

Dagaal u dhexeeya ciidamada DFKMG iyo xarakada Mujaahidiinta Shabaab ayaa saaka ka qarxay agagaarka hotelkii Jubba ee magaalada Muqdisho.

Wasiirada cusub ee DFKMG oo la dhaariyey

Qaar ka mid ah xubnaha wasiirada DFKMG Soomaaliya oo shaley ay ansixiyeen  barlamaanka ayaa lagu dhaariyey xarunta villa Soomaaliya ee magaalada ...

 More »