5 ayaa ku dhimatay 4 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaadhay kadib Duqeymo ay Ciidamada AMISOM xalay ku garaacen Degmooyinka Hodan iyo Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho .
Duqeymihii xalay ay Ciidamada AMISOM ku garaaceen Degmooyinkaa ayaan la ogeyn waxa dhaliyay iyadoo laga warqabo in wax hoobiyayaal ah aan lagu ganin xeryaha ay AMISOM kaga sugan yihiin Magaalada Muqdisho.
Dadka deegaanka oo u Waramaya Saxaafadda Maxaliga ah ee Muqdish ayaa sheegay in duqeymahaas aysan ahayn kuwo ay ka war hayeen argagax iyo cabsi baddana ay ku abuuren marka la eego xiliga oo habeen ahaa .
Madaafiicdaa ayay intooda badani ku hoobteen Degmada Wardhigley oo aan sidaa uga fogeyn Madaxtooyadda Villa Soomaaliya waxayna dadkii halkaa ku dhaqanaa saaka laga dareemayay cabsi badan.
Ma cadda ilaa iyo hadda ujeedada ka dambeysa Duqeymihii ay Xalay Ciidamada AMISOM Degmooyinkaa ku gaaraaceen mana ahan markii ugu horeysay ee arintan oo kale ay AMISOM ku sameyso Degmooyin ka tirsan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya .

Related posts:
Ina lillaah wa inaa ilaahi raajicuun allaah ha u naxariiso walaalaheyga ku geeriyooday duqeentii xalay ee u geesteen dhulmilayaasha amiso, waxaa xaqiiq ah amison iyo amxaare inee la dagaalsaneen geesiyada kaliya balse ee la dagaalsan yihiin dhamaan umada muslimka ah waxaana cad in ee raali naga noqoneyn eena na amaan galineen hadaa gacanta u fidsanaa xitaa, ee diyaar u yihiin dilkeena ama in aan allaah ku kufrinaa taasna waa riyo mana dhici doonta in aan iska dhicino ayaa nooga sahlan
BISMILLAAH.
……[ AMISOM = amnisiibka ] waa shaydaan dadqala……………..
duqayntu xaafada kaliya ma ahan ee waa waddan dhan oo meel kasta laga duqaynayo middaan shaydaanta ah ee [amnisom] waxaa lagu daboolayaa [50] dawladood oo yuhuud iyo nasaara
ah oo badaha xaalufiyay dhulkana ku darsaday boob iyo dhac iyo wasakh ku duugid.
halkaanna waxaa dadka loogu sheekayn in kuwaan
[ amnisiibka ] ah ay u yimaadeen inay aminiga sugaan oo ay garab siiyaan dooxatada gaaladu soo magacawday shariifowna oo shiikh waa ahaan
jiray ay ugu marmarsiiyoodaan sidii muslimiinta
ay u gumaadi lahayeen.
MUSLIMOOOOOOOOW BARAAAAAAAAARUG.
WALLAAHU ACLAM.
binfaqiih@hotmail.com
BISMILLAAH.
…………………amnisiiiiiiiiiiib……………..
amni siib waa amisom , amni darro uun baa laga
dheefay waxaase ku haya soomaaliya waa mooryaanta yuhuudda maraykanaka iyo yuhuudda falaashaha zinaawi oo ku shaqaysta jawaasiista
soomaaliya ugu wasakhsan.
WALLAAHU ACLAM.
binfaqiih@hotmail.com
Gaalada AMISOM uma baahna inay sharraxaan duqaynta maadama ay yihiin ciidan ka amar qaata Shariifka iyo kooxdiisa. Ama ugu yaraan ku jooga dalka heshiisyada daalimka ah ee ay gashay Soomaaliya sida kan AU, iggad iwm.
Hubkii Xalay loo adeegsadey shacabka waxaa uu ka mid kuwa lagu doonayo in lagu dabar gooyo mujaahidiinta shabaab iyo mujaahidinta xisbiga.
Suáasha waxaa tahay goormaa lalaa imaanayaa siyaasad cad oo ka duwan tan shabaabka iyo xisbiga saaran yihiin oo:
1- Lagu furdaaminayo bixitaanka AMISOM
2- Lagu yareenayo dhiigga shacabka qubanaya
3- Lagu ilaalinaayo mirihii jihaadka
Sida muuqata Godane malaha aragti biseyl leh mana noqon karo hoggaamiye ka run sheegi kara diintan islaamka.
ifafaalaha muuqanayo ma quruxsanada.
Galgaduud waa lagu jabay
Hiiraan waa taa ceel gaal la dhaafi waayey
Bari waxban lagama qaban karo
Woqooyigana ma qabo Godane inuu qash ka dhaco
Gedo waa taa la dhumiyey ilaa hadda Buulo Xaawo,
Shacbigii buulo xaawo waxay la safteen Bare huuraale
Yeed waa dadkii gaalada dabada gashadeen
Xamar waa tan la dhumiyey dhul badan oo uu ku jiro tareebuunka, isbitaalka xogga dalka, taleex iyo xaafado badan oo woqooyiga ah.
Kismaayo iyo marka xaalkooda ma cadda oo waa kaa xasan yacquub beenta aqrinaaayo intuu magaalada ku dhuunto.
Shabaab waxay u egtaha in la ciyaarayaan caqli xumo ah halagu baaba\o intii wax la badbaadin lahaa.
Xisbiga waxaad moodaa in macaalimtiisa ka duwanaanayso shabaabka.
ku dar qilaafaadka la qarqarinayo ee dhabarka muuqda
marka waxaa ii muuqda in shariif xoogsadey, shabaab iyo xisbiga sii dabayshan rabaan
Allow roob keen
Ilaahey qoom aan is doorin ma dooriyo!Umada soomaaliyeed in ciyaal maan gaab ah oo wax dhibaalka iyo wax tarka aan kala aqoon iney taladooda la wareegaan kolley waa arrin xaggooda ka timid.Haddey Ilaahey usoo laabtaan oo caqliga uu siiyey oo hibada weyn ah ay isticmaalaan mashaqada heysata way iska fur furi karaan. Haddey hore usii socdaan oo qaladka ku wadaana naftooda unbey wax yeelayaan.
Kumanaan soomaali ah ama boqolaal iney badbaadaan waxaa uga muhimsan askari Ugando ah inuu dhinto! Waxey si dadban u leeyihiin nafta soomaalida waxaa ka qiimo badan tan Uganda!
Shabaab iyo Xisbigu wey dulleeyeen insaanka soomaaliga ah oo xoog ama xeel midna kuma aysan difaacine colka unbey kusoo hogaamiyaan. Markuu colkii iyagu soo hor kaceen xasuuqana maatidii xanuunsatey oon aqliga badneyn ayey taageero uga sii helaan!
bismillaah,
ku: wadaad yare.
somaalidu waxay tiraahdaa [caqli ninkiisuu
ku jiraa] , haddaba cilmiga iyo yaraantu caqli ma lahen ma ii sheegi kartaa waxa aad ku necebtahay mujaahidiinta shabaabka iyo kuwa xizbiga iyo mujaahidiinta aduunka oo dhan haddaba maadaama aadan awood u lahayn aad
ku miizaanto caqliga rabbi kugu manaystay
waxaa fiican inaad la soo tashato nin xagga caafimaadka ku xeel dheer oo ah dhakhtar nafsaaniga si fiican u daawayn kar sababtoo ah nin mujaahidku la xun yahay mujrimkuna la qaalisan yahay waa nin waalan oo kale , waxaana ka sii daran nin muuminku u yahay dilaa mooryaankuna u yahay gabaad ama hoyi lagu soo hoydo waa nin aan caqli ku filan lahayn saas daraadeed kuma xukumi karo laakiin bal soo booqo nin caafimaadka ku xeel dheer oo markaasna waxii lagu soo yiraahdo halkaan noogu soo qor waana ku mahadsan tahay haddaad sheegto waxa xun iyo waxa fiican farqiga u dhaxeeya waxaan kaa sugnaa jawaab rabbaw shabaabal mujaahidiin u hiili kuwa xizbigana u hiili kuwa kalena u hiili midkastoo mujaahida u hiili gaalana meel kasta oo joogto kuwa dhibka nagu haya ee meelkasta dagaalka nooga haya hooji oo baabi’i ammiin.
rabbooooooooow islaaaaaamka igu dil.