Maxamed C/laahi Maxamed “Farmajo” oo Warsaxaafaded ka soo saaray 4.5-ka

Published on October 19, 2010 by   ·   5 Comments   ·   print

Ra’iisal Wasaaraha DKMG ah Maxamed Cali Maxamed ayaa War Saxaafadeed ka soo saaray hadal uu maalintii shalay ka sheegay kulan uu la qaatay Haweenka ku dhaqan Gobolka Banaadir kana dhacay Magaalada Muqdisho wuxuuna kulankaa ku soo hadal qaatay in awood qeybsiga 4.5 uu yahay mid wakhtigiisii laga soo gudbay.

Maxamed Cali Maxamed ayaa War Saxaafadeedkan uu soo saaray ku faah faahinaya in si khaldan loo fasiray hadalkii arintuna aysan ahayn sida loo fahmay wuxuuna War Saxaafadeedkiisii u qoraa sidan



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Maxamed Dheere oo Sheegay in uusan wax lug ah ku Lahayn Dagaalada ka Socda Dalka
  2. Isbahaysiga Garabka Asmara oo Warsaxaafadeed ka soo saaray Abaaraha Dalka ka jira
  3. Maxamed Dheere oo dib loo sii daayey.
  4. Warbixin:- Sheekh Xasan Maxamed Ibraahiim (Abuu Xasaan ) & Dr C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar(Madani) oo Olole Dacwadeed ka bilaabay Magaalada Jigjiga
  5. Odayaasha G/Bakool oo bilaabay inay la hadlaan Xubnihii Baydhabo laga saaray.

Readers Comments (5)

  1. khaadimul-ISLAAM says:

    BISMILLAAH.

    ……fadeexada [ cia ] oo durbadiiba fashilantay!!!!!!……….

    dooxata yuhuudda maata layska ah , wuxuushta ah
    lacnaddu gaaladooda ay dusha ka saaran tahay waligood , galabsaday caradii ALLAAH, waxay had iyo goor adeegsadaan dad ka soo jeeda meesha ay rabaan inay dab ku shidaan.

    faramajo ninkaan lagu magacaabay haddana 20 sano iyo ka badan basaas u ahaa maraykan, bay u hadda u soo doorteen inuu baddalo basaaskii hore oo xaaraantiisii sii kulaalay.

    ninkaan cadawga ah oo si kasta looga soo shaqeeyay loona soo abaabulay loona soo xulay
    waxuu isku dayay inuu sheekada khiyaanada ah ka bilaabo dadka laga tirada badan yahay oo uu niyadda u qaboojiyo markaas buu afka ka yiri 4.5 waqtigeedii waa dhammaaday , taas macna ahaan waxuu ula jeedaa dadku waa siman yihiine ogaada si uu taageero uga helo dadkaas uuna isu muujiyo inuu sidii shabaabalmujaahidiin uu dadka simi doono , laakiin waxaa ku soo maaxay inuu gartay inuu meesha u yimid inuu ka fuliyo danaha yuhuudda maraykanka ah iyo nasaara saas awgeed baanan dadka loo simi karin waana uu qirtay inuu meesha diin ku hayn oo diintiisu ay tahay 4.5 iyo waxa loo soo laqino oo yuhuudu afka ugu soo shubto.

    waxuu heli doonaa abaalkiis waxuuna mari doonaa waddii kuwii ka horeeyay ay mareen sidii looga bartay sunada aduunka in ninkasta oo is kibriya dhulkaan dushiisa IN ALLAAH UU DHABARKA KA JABIN DOONO OO UU DHULKA KU LAGDI DOONO UUNA HALAAGI DOONO .

    WALLAAHU ACLAM.
    binfaqiih@hotmail.com

  2. Maxamuud says:

    Allaah ayaa fashilay barnaamij kii 4.5 oo lagu garab maray allaah sinaantiisuna kadibna la yiray allaah ma uu simin admiga balse maanta waxee mareesaan in ee isku qabtaan ridada

  3. wadaad yare says:

    4.5 Waa hab qabaa,ilka soomaaliyeed la yiri awooda haloogu qeybiyo markey in muddaa farqaha isku dhegganaayeen. Soomaalida siyaasiyiintoodi ayaa sidaas xal u arkey. Waxaana leysla qirey inuu yahey hab ku meel gaar ah oo markii la helo dawlad mu,asasaat leh leyska dhaafi doono.

    Dadka biyaha calowgaa ka kalluumeysanaya ayaa buun buuninaya arrintaase waa qabiilkii wax lagu qeybsanayey oo la is yiri bal hab la raaco haloo sameeyo.

    Waxey doodu ka taagantahey Afarta maahane waa barka qolada laga dhigey!

    Waa sheeko caruureed waxa socdaa, qabyaaladaana sidaasba ahe yaa yiri qolada barka ah dadkey ka hooseeyaan?
    Waxaa weeye markii tiradooda la eego waxey la egyihiin qabiilooyinka afarta ah mid ka mid ah nuskeed! Qaladna way noqon kartaa oo way ka badnaan karaan, wayna ka yaraan karaan. Kuwa afarta laga dhigeyba yaa huba iney isla egyihiin soo kalama badna? Ma dhici karto iney isla egyihiin. Laakiin waa uun qiyaas wax laga billaabayo ilaa degaan iyo tira koob sax ah laga helayo.

    Yaan ummada loo been guurin oo meel cidlaa laga didin iyadoon wax xal ah loo heyn.
    Shabaabku iyagu 4.5 ma ogola, laakiin talada in Ibnu Laadin iyo ciduu wakiisho looga danbeeyo ayey ogolyihiin. Xalkoodu waa intii la daaweyn lahaa waan dileynaa. Talada dhanba intii soomaalidu isku qabsan laheyd shisheeye ayaan gacanta u gelineynaa ayey wadaan!

  4. abdi aziz says:

    asc waxaa fashilmay dhagarti iyo qiyanadi ay waten galada iyo galaracaba alah subxanuhu watacala kama bixiyo qilafka u dhaxeya marlamanka kushega
    waxaana sobaxaya dulmigi iyo xaqi laga galay musliminta somaliyed

  5. Jeylani maxamad says:

    Diinta islaamka kuma jirta waxa lo gu yero 4.5 somali waa mid




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Maxamed Dheere oo Sheegay in uusan wax lug ah ku Lahayn Dagaalada ka Socda Dalka
  2. Isbahaysiga Garabka Asmara oo Warsaxaafadeed ka soo saaray Abaaraha Dalka ka jira
  3. Maxamed Dheere oo dib loo sii daayey.
  4. Warbixin:- Sheekh Xasan Maxamed Ibraahiim (Abuu Xasaan ) & Dr C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar(Madani) oo Olole Dacwadeed ka bilaabay Magaalada Jigjiga
  5. Odayaasha G/Bakool oo bilaabay inay la hadlaan Xubnihii Baydhabo laga saaray.

Latest Headlines