October 2010 Archive

Gaadhi ay AMISOM leedahay oo lagu gubay M.Muqdisho

Kolonyo Gawaadhi oo ay wateen ciidamada AMINSOM oo qarax lagula Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Magaalada Muqdisho ayaa keenay in uu halkaa ku bas beelo mid ka ...

More From October 2010

Maxkmadda sare ee DKMG ah oo bayaan ka soo saartay khilaafka DKMG ah

Maxkamadda Sare ee DKMG ah ee Soomaaliya ayaa bayaan ka soo saartay khilaafka ka dhex taagan madaxda sar sare ee DKMG ...

Kulankii Barlamanka KMG ah oo maanta baaqday

Kalfadhigii Barlamanka KMG ah ayaa maanta dib u dhac uu ku yimid kaas lagu balansanaa in codka kalsoonidda lagu siiyo Ra'iisal ...

AMISOM oo xalay Duqeymo u geystay Degmooyinka Wardhiiigley&Hodan ee M.Muqdisho

5 ayaa ku dhimatay 4 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaadhay kadib Duqeymo ay Ciidamada AMISOM xalay ku garaacen ...

Maraykanka oo sheegay in uu gacan ka geysan doono ciidamada dheeriga ah ee Soomaaliya loo diri doono

Diblomaasiyiin Sar sare oo ka tirsan Maraykanka ayaa sheegay "shalay" in Maryakanku uu qorsheynayo kala doorashada qaabkii uu ku caawin lahaa ...

Sarkaalkii Hay’ada Save the Children ee Cadaado laga afduubey oo madax furasho lagu sii daayey.

Wararka laga helayo Degmada Cadaado ee Gobolka gal-gaduud waxey sheegayaan in dib loo sii daayey Sarkaalkii ka tirsanaa Hay'ada Save the ...

Maxamed C/laahi Maxamed “Farmajo” oo Warsaxaafaded ka soo saaray 4.5-ka

Ra'iisal Wasaaraha DKMG ah Maxamed Cali Maxamed ayaa War Saxaafadeed ka soo saaray hadal uu maalintii shalay ka sheegay kulan uu ...

Jaamacadda Carabta oo taareegtay Ra’iisal Wasaaraha cusub ee DKMG ah

Jaamacadda Carabta ayaa soo dhaweysay Magacaabsita Ra'iisal Wasaaraha cusub ee DKMG ah ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed "Farmaajo"kaas oo lagu badalay ...

Xaalad baqdineed oo la soo gudboonaatay boqortooyada Ingiriiska

Golaha amniga dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa warbixin ku saabsan amniga qaranka Ingiriiska kaga digey in dalka Ingiriisku uu ku sii jeedo ...

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q: 30aad

Waxaa mahad oo Dhan leh allaha nagu Galadeystay inaan Muslimiin Noqono ee noo soo Diray Rasuulkii ugu fadliga Badnaa Nabiyada ...

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?. Q: 29aad.

Suurada 112aad Al-Ikhlaas: Suuradan waa makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 4 Aayadood, waxeyna soo Dagatay Suurada An-Naas ka dib, Musxafkana waxey ...

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q:28aad.

Suurada 106aad Qureysh: Suuradan waxaa loogu Magac daray Qureysh oo ah Magaca Qabiilka uu ka Dhashay Nabiga Suuban (Scw) Qabiilkaas oo ...

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?. Q: 27aad.

Suurada 100 aad Al-Caadiyaat: Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 11 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada Al-Casri kadin, Musxafkana waxey kaga ...

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka Q: 26aad.

Suurada 93aad Ad-Duxaa: Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 11 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada Al-Fajri ka dib, Musxafkana waxey kaga ...

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q: 25aad.

Suurada 86aad Adh-dhaariq: Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 17 Aayadood, waxeyna soo Dagatay Suurada Al-Balad, Muxafkana waxey kaga Beegan ...

Sideen u fahamnaa Qur’aanka?. Q: 24aad

Suurada 80aad Cabasa: Suuradan waxaa loogu Magac daray Cabasa, oo ah Kalimada Suurada ku Bilaabato, Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 42 ...

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?. Q:23aad

Suurada 76aad Al-Insaan: Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Insaan, maadama si Kooban uga hadasho Marxaladaha uu Insaanka Marayo laga Bilaabo Abuurka ...

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q: 22aad.

Suurada 73aad Al-Muzammil; Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Muzammil, maadama ay ku Bilaabatay Naadin ku Socota nabiga asagoo Go ku ...

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q: 20aad.

Suurada 70aad Al-Micraaj: Suuradaan waxaa loogu Magac daray Al-Micraaj oo ah Macno ahaan kor u fuulid, maadaama ay Suurada soo Hadal ...

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q: 20aad.

Suurada 70aad Al-Micraaj: Suuradaan waxaa loogu Magac daray Al-Micraaj oo ah Macno ahaan kor u fuulid, maadma ay Suurada soo Hadal ...

 More »