Jaaaliyada Gobolka Godey ayaa deeg agab caafimaad ah ugu deeqay Isbitaalka guud ee Gobolka Godey oo ku yaala Magaalada Godey waxayna Deeqdaasi ahayd mid ay jaaliyaddu muddo ku howlaneyd .
Jaaliyadda ayaa agabka ku wareejisay Hey’adda Maxali ah oo lagu magacaabo Huda si ay u gaadhsiiso gudaha Dhulka Soomaaligalbeed ,wuxuuna agabkaasi iskugu jiray Dawo Sariiraha lagu seexiyo Dadka Bukaanka ah iyo dharba.
Isbitalka Guud ee Magaalada Godey ayaa ah Isbitalka ugu weyn ee yaala Gobolka waxaana jira Isbitaalo yar yar oo ku yaala Magaalooyinka kale ee uu Gobolku ka kooban yaahay waxaana lagu wadaa in agabkaa ay Jaaliyaddu ugu deeqday Isbitalka wax ka tari doonto
Isbitalka agabka loogu deeqay ayaa la sheegay in ay ka jirto baahi dhanka Caafimaadka ah ayna ugu weyn tahay dan Dawada iyo Sariiraha lagu seexyo bukaanada xanuunada qaba.

Related posts:
waxaan aad ugufarax san haya barnaamijka taaku layn ta ah ay jaaliyahada gobalka goday kutaakulee yeen isbitaalka guud eegooday waxaan lee hay walaal layaa saas aan isugarab is taag no nin kas toow waxaad ku mash quultaa sidaad umadaada ax gutari lahayd asc
i have notice a change of coverage by somalimirror editors. previousely news updates mostly talked about the events in and around mogadishu and southern somalia.
in the last couple of months soomaaligalbeed has taken a center stage. while i appreciate this new focus, as a daily browser, i missed the coverage of southern somalia. editors please take note that your previouse coverage is greately missed and i will greately appreciate if you can cover all regions of somalia.
thanks much
daily browser.