Hay,adda HARO ayaa raashin fitro ama zakaad ah gaarsiisey qaxootiga ku nool Xeryaha Qaxootiyada ee duleedka Magaalada Muqdisho
Fidradaas ay HARO bixisey ayaa ka koobnayd raashinka galayda ah oo aad ubadan waxaana ka faa’iideystay boqolaal Qoys oo halkaa ku dhaqan.
Deeqdan ayaa ku soo beegmeysa Xilli ay aad u yaraadeen Hay’adaha ama muxsiniinta ay dadka tabaaleysan wax kaheli jireen lakin hay’aadda HARO, waa marki afarad oo wax sogaarsiisay dadkaas deeqo kala duwan sida raashin iyo dhar iyo kaalmo kaladuwan barakacayaasha.
Kafaa’idaystayaasha deeqdaan ayaa mahad weyn ucelinaya Hay’adda HARO kana codsanaya inay sii wadaan deeqdaas intii karankooda ah.
HARO waxay kahowl gasha dhamaan gobolada Dalka ooy ka fuliso howlo samafala oo dadka danyartaa wax loogu qabto.

Related posts:
XAALAD LAGA OOYO DADKANI,ALLE KALIYA AYAANA U MAQAN,DADKOODIINA IYAGAA ISCUNAYA..YAA ALLAAH DHIBKAAN UMMADDA KA QAAD.
ASC HATRO IYO HEY ADAHA KALE OO UMADA GAR GAAR KEEDA UTAAGAN LAHA BARAKEEYO CAMAL KOODA
MIISAAN AAQIRANA ALAHA USAARO FADLAN TELKOODA IYO CIWAAN KOODA MA IISOO DIRI KARTAAN SI AN ULA XARIIRNO OO AAN WAX UUN UGU GUDBINO JAZAAKALAAHU QEYR WWW