August 2010 Archive

Gaalada Mareykanka iyo Neceybka ay u Hayaan Quraanka

Waxaa had iyo jeer maalin kasta la maqlaa falal iyo waxyaabo yaab badan oo ay ku kacaan reer galbeedka, afcaashaasi oo aad uga muuqato neceybka diinta Islaamka iyo ...

More From August 2010

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Qoraal ka soo saray Warkii ay shabakadda Al jazeera ka qortay

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa Shabkadda Somalimirror soo gaadhsiiyay war qoraal oo uu uga hadlayo war qoraal ahaa oo lagu faafiyay ...

Sheekh Shariif oo ka dhawaajiyay in Dowladda Sudan ay diyaar u tahay in ay dhinacyada Soomaaliya isku haya heshiisiiso

Madaxweynaha DMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa isaga oo ku sugan dalka Sudan waxa uu sheegay in Dowladda ...

$20 Milyan oo Maalin qura Sacuudiga looga deeqay Shacabka Bakistan oo daadad ku dhufteen.

Maalinitii ugu horeysay Olale yabooh dhaqaale ooy ku dhawaaqdey Boqortooyada Sacuudiga, looguna gurmanayey Shacabka Dalka Bakistan oo ay ku dhufteen daadad ...

Ciidamada Dagaalada ee Mareykanka kuwii ugu danbeeyay oo Saaka Ciraaq ka baxey.

Gutooyinkii ugu danbeeyay ciidamada dagaaladama ee Mareykanka ayaa maanta oo Khamiisa taariikhduna ku beegantahey 19/08/10 isaga huleelay Dalka Ciraaq, ka hor ...

Wariyaasha MG Puntland oo Codsaday in La Siidaayo Agaasimihii Horseed Media

Wariyaasha kala duwan ee ka hawlgala degaanada ismaamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray baaq ay ku codsanayaan in si deg deg ...

Qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed oo gaalnimo ku tilmaamay heshiiskii UWSLF la gashay Itoobiya

Sida ay faafisay safxadda wararka ee Aljazeera culimo ay ka mid yihiin Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa gaashaanka u daruuray heshiiskii ...

Sh Shariif oo ku sugan Suudaan.

Sh Shariif Madaxweynaha DKMG oo shaley ka dhoofey Magaalada Muqdisho ayaa gaarey dalka Suudaan, waxa uuna halkaa ku tegay casuumad rasmiya ...

Dagaalo khasaare Rayid oo badan geystey oo ka dhacey Muqdisho.

15 qof ayaa ku dhimatey 53 kalena dhaawacyo kale duwan ayaa ka soo gaarey oo dhamaantood ah rayid dagaal shaley gelinkii ...

Tadamun & ARF oo Dad Sooman Afurinaya [Sawiro]

Hay'ada Tadamun oo fadhigeedu yahay magaalada Boosaaso ayaa bilawday affurinta walaalaha muslimiinta ee sooman iyadoo ay dhaqaalaha bixineyso hay'ada gargaarka Afrika ...

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?(Q; 3,4,5,6).

Maxamed Tahliil oo lagu dilay ceelasha biyaha

Alle ha u naxariistee waxaa galabta Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeellada Hoose lagu diley Maxamed Tahliil Warsame oo ka mid ...

Gudiga Taakuleynta Agoonta Soomaaliyeed oo baaq u diraya Qurba jooga

Guddiga waxaa uu mahad ballaaran usoo jeedinayaa Samafalayaalka Soomaaliyeed ee ku nool dibadaha ee inaga qayb qaatay taakulaynta agoonta soomaaliyeed guddigu ...

Somaliland oo Puntland Weydiisatay Iskaashi

Wasiirka arimaha gudaha maamulka Somaliland Maxamed Cabdi Gaboose ayaa ugu baaqay maamul goboleedka Puntland iskaashi dhexmara labada maamul.

Agaasinkii Idaacada Horseed ee M.Boosaaso oo la Xidhay

Ciidamada booliiska magaalada Boosaaso ayaa xidhay maamulihii Radio Horseed oo ku yaala magaalada Boosaaso.

Culumada iyo Maamulka M.Gaalkacyo oo Baaq u Jeediyey Ganacsatada iyo Dadka aan soomin

Maamulka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug iyo culumaa'udiinka magaaladaasi ayaa baaq u jeediyeysi wadajir ah ganacsatada magaalada iyo kuwa aan soomin.

Qoraal Tahniyad & Baaq xambaarsan ooy soo saartey Hayadda Culumada Soomaaliyeed

Hayadda Culumada Soomaaliyeed ayaa soo saartey qoraal tahniyada, kuna aadan Bilashada Bisha Ramadan ee Bakareysan. Qoraalka ayey Hay’adu Shacabka Soomaaliyeed kula ...

Zenawi oo Sheegay in Haddii AMISOM La Jabiyo uu Dagaalka Soo Geli Doono

Raysul wasaaraha xukuumada Itoobiya Meles Senawi ayaa sheegay in haddii ciidamada Amisom looga adkaado dagaalka Muqdisho ciidankiisu ay soo geli doonaan.

Taliyihii Ciidanka Puntland ee Gobolka Mudug oo Iscasilay

Waxaa xalay shaqadii iska casilay taliyihii ciidanka booliska Puntland ee gobolka Mudug G/le sare Muuse C/raxmaan oo ku magac dheer Muuse Xasaasi.

Sideen u Fahamnaa Quraanka?. Q:2aad.

« Back    More »