Al-shabaab oo Raashin dhacay ku gubay Muqdisho.

Published on August 21, 2010 by   ·   3 Comments   ·   print

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shalay Magaalada Muqdisho ku gubtay Raashin dhacay midabkiisuna Doorsoomay oo lasheegay inay laheyd Hey’ada WFP. 

Raashinkaas oo gaarayey boqolaal loor ayaa ahaa mid qurmay oo dhagxaan noqday wuxuuna isugu jiray Ganley, Qamdi iyo Boorash. 

Waaliga Gobolka banaadir ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheikh Cali Max’ed Xuseen oo saxaafada kula hadlay halka raashinka dhacay lagu gubay ayaa dingiin u jeediyey Ganacsatada iyo Qandaraaslayaasha Raashinka noocaas ah ka soo qaata WFP ee Dalka soo galiya. 

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa horey Dalka uga mamnuucay Hay’ada WPF waxayna ku eedeeyeen inay Dhibaato ku heyso Shacabka Soomaaliyeed. 

Waaliga banaadir sh cali oo gacanta ku haya raashin dhagax noqday

Waaliga banaadir sh cali oo gacanta ku haya raashin dhagax noqday

raashinka lagubay oo midabkiisu doorsoomay

raashinka lagubay oo midabkiisu doorsoomay

Raashinka lagubay oo gaadiidka laga dajinayo

Raashinka lagubay oo gaadiidka laga dajinayo

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Al-shabaab oo Raashin iyo Dawooyin dhacay ku gubay Marko.
  2. Al-shabaab & DKMG oo guulo ka sheegtay Dagaaladii ka dhacay Muqdisho.
  3. Al-Shabaab oo soo Bandhigay Bakhaaro ay ku jiraan Raashiin Dhacay
  4. Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay Dagaaladii ka dhacay Muqdisho.
  5. Dagaalada & Duqeymaha oo wali ka socda Muqdisho iyo Al-shabaab oo soo bandhigtay saraakiil isku dhiibtay.

Readers Comments (3)

  1. Faysal says:

    Maasha’ALLAAAAAAAAAAAAAAAAH.

    Waxaasaa Dowlad lagaa dhahaa hadii kale iska dhaaf.

    AL-SHABAAB howl iyo wax-qabad baa ka go’an, Wixii hadal iyo Dacaayad jikooyinka reeraha lala fadhiisto ahna waxay u daayeen Cadawgooda beenta badan.

    Allaah ha idin guuleeyo ayaan idin leenahay MUJAAHIDIINTA AL-Shabaab Meel walba oo aad joogtaan.

  2. Abuu salamah says:

    Asc allahu akbar x3 xarakatul shabab difaca dinta& dadka muslimka ayan idinku ogahay & wadanka in lagu xukumo sharecada islamka xukunkana wa marka hore inad adinka iska bilowdan mida kale shacbka waxan lehay amisom & wfb wax iskuma kin dhaman wayo midna wax dhacay ayu kugu dilaya midna mad fac marka galay dhacday yan lagugu gumaysan o lagu dhihin rashinan ku siyay shacabow dhulkina berta

  3. Abuu salamah says:

    Xarakatul al shabab cadawgina adunka wu ku badanyahay marka maskax dher wa inad isticmashan walahi idinkuma tageri qabyalad idinkumana tagero waxa kale e waxan idinku tageraa intad ka run shegtan dinta islamka ku dhaqankeda & u hugasamideda

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Al-shabaab oo Raashin iyo Dawooyin dhacay ku gubay Marko.
  2. Al-shabaab & DKMG oo guulo ka sheegtay Dagaaladii ka dhacay Muqdisho.
  3. Al-Shabaab oo soo Bandhigay Bakhaaro ay ku jiraan Raashiin Dhacay
  4. Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay Dagaaladii ka dhacay Muqdisho.
  5. Dagaalada & Duqeymaha oo wali ka socda Muqdisho iyo Al-shabaab oo soo bandhigtay saraakiil isku dhiibtay.

Latest Headlines