August 2010 Archive
Sheekh Xasan Daahir Aweys gudoomiyaha Xisbul Islaam oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qodoba ay kamid ahaayeen gargaarkii ay DKMG ahi ...
More From August 2010
Dagaalo iyo duqeymo isbarbarsocda ayaa Maalintii sideedaad oo Xiriira ka socda Magaalada Caasimada ee Muqdisho, iyadoo DKMG ahi beesha Caalamka ka ...
Xilli ay socoto agagaarka goobtii uu ka dhacay duullaankii 11/09/2001 ee magaalada New york ayaa dawladda Turkigu waddaa olole xooggan oo ...
Bayaan ay ku saxiixanyihiin Culimo waaweyn oo ay ka mid yihii Sh. Umal, Sh.Shibli iyo Craxmaan Sheekh Cumar ooy ka soo ...
Dagaalo aad u xoogan oo ay Barbarsocdaan Madaafiic aan kala go'laheyn ayaa Maalintii Sedexaad oo xiriira ka socda Magaalada Muqdisho waxana ...
Ugu horeyn, Xarakada Shababul Mujaahidiin oo sheegatey Mas'uuliyada weerarkan waxey ku tilmaamtey mid ku soo dhamaadey guul iyo sidii loogu talo ...
Ugu yaraan 6 Xildhibaan ayaa ku dhimatey 6 kalena way ku dhaawacmeen, weerar qorsheysan oo xoogag ka tirsan Xarakada Shababul Mujaahidiin ...
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa goordhaw Shaacisay in Ciidamo kuwooda ah oo sigaara u tababaran ay gudaha u galeen Hotel Muna oo ...
Duqa magaalada Gaalkacyo ee dhinaca waqooyi C/raxmaan Maxamud Xaaji Xasan iyo ku xigeenkiisa oo lagu magacaabo C/laahi Macruuf ayaa isku maandhafay ...
Alle ha u naxariisto Maxamed Tahliil oo dhawaan lagu diley deegaanka Ceelasha biyaha isagoo sooman, salaad casarna ka soo baxay.
Koox suxufiyiin oo isugu jira kuwa gudaha iyo kuwo caalami ah ayaa markii ugu hooreysay maanta oo Jimce ah [20-08-2010] booqasho ...
20 meeyo qof ayaa ku dhimatey 83 kalena dhaawacyo kale duwan ayaa ka soo gaarey oo u badan rayid dagaal qaraar oo ...
Afhayeenka Xarakada Shababul Mujaahidiin, Sh Cali Maxamuud Raage oo galabta shir jaraa’id oo uu qabtey kula Hadley Bahda Saxaafada ayaa ku ...
Bilowgii socdaalkii dacwadeed ee ay culimadu ku tageen gobolka Godey waxa uu bilowday Axad 7-8-2010 oo ku beegneyd (28-08-1431) waxayna Culimadu ...
Qof kasta oo muslim ah waxaa waajib ku ah in uu ogaado WAXYAABAHA SOONKA BURIYA si uu isaga ilaaliyo. Waxyaabaha Soonka ...
Hillibka Culimada waa sumeysan yahay ee ha cunin, waa Faalo jawaab u 'ah qaar ka mid ah qoraalo ay dhawaanahan saxafiyiinta ...
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shalay Magaalada Muqdisho ku gubtay Raashin dhacay midabkiisuna Doorsoomay oo lasheegay inay laheyd Hey'ada WFP.
Doorasho maanta ka dhacday xarunta degmada ee magaalada Garowe ayaa markale dib loogu soo doortay Duqii hore ee Garowe.
C/casiis Nuur Cilmi oo ...
More »
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga