Gudoomiyaha Jaaliyadaha Soomaaligalbyeed ee Wadamada Scandinavian-ka C/laahi Sayid Axmed oo maalmo ka hor soo gaadhay Magaalada Jigjiga ee Dhulka Soomaaligalbeed ayaa markii ugu horeysay ka warbixiyay ...
Anigoo ah Axmed Cabdinaasir (A/Nashaad) waxaan maanta oo ah maalin weyn marka dhinacyo badan laga eego oogu bishaareynayaa dhammaan shacbka Soomaaliyeed ...