Jaaliyadda Switzerland oo ka tacsiyeynaysa geeridii Macallin Maxamuud

Published on July 25, 2010 by   ·   2 Comments   ·   print

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun
allaahumma irxamhu .

Allaah ha u naxariisto Macalim Maxamud nuur Cumar raxmad waasic ah. Jannatulfirdows Allaah ha dajiyo yaa Allaah aamiin.
Anigoo ku hadlayo magaca  jaaliyadda soomaaliyeed ee Waddanka Switzerland iyo culimada waxaan tacsi u direynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Macalin Maxamud. Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan Allaah hasiiyo.
Waxuu ahaa Macallim Maxamud Mucalim Nuur Cumar Macallim dadka khayrka baro, waxuuna ahaa walaalkay fillaah oo muddo dheer aan waxbarasho isku baranay jaamicaddii Lafoole .
Allaahumma irxahu oo u dambi dhaaf yaa Allaah ku abaal mari jannatulfirdows.

Sh. Maxamad Cali Lausanne Switzerland.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Culumada iyo ducaadda Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Suudaan oo tacsi u diraya eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday (Alle ha u naxriistee) Macallin Maxamuud Macallin Nuur
  2. Mu’assasada Alminhaaj oo tacsi u dirtay ehelada iyo asxaabtii Sh. Macallin Maxamuud
  3. Hay’ada Culimada Soomaaliyeed oo ka tacsiyadeysay Geeridii Sh Maxamuud Macalin Nuur.
  4. Culimo Tacsi u dirtay eheladii iyo asxaabtii Sh. Macallin maxamuud
  5. Switzerland oo Ciidamo u diraysa Xeebaha Somalia

Readers Comments (2)

  1. xasan maxmad nur says:

    inaa li lah wa ina ilahi rajicon
    geridu waa xaq waxan dhaman tacsi udirayaa bulshaweynta somaliyed oo ka geriyoday macalin maxamuud waxan leyehay allah ka warabiyo janadii firdowsa shiqa dhaman eheladii iyo qarabadii uuu ka baxayne waxan leyahay allaha samir naga siiyo mel katay jogan

  2. ahmed sheikh ali Guled says:

    Ilahay raxariistii Jano ha ka waraabiyo Sh. mahamuud Macalin Omar.
    wuxuu calin, xafidu uraan dadka diinta baro daaci, mujaahid, keeri ka naxdin badan ima soo marin mudooyinkaan dambe.
    guud ahaan umada somaliyeed iyo gaar ahaan hadaan nahay reergadaba ilahay bedalkiisi hana siiyo. amiin

    Ahmed Sheikh Ali Guled bellet hawo

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Culumada iyo ducaadda Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Suudaan oo tacsi u diraya eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday (Alle ha u naxriistee) Macallin Maxamuud Macallin Nuur
  2. Mu’assasada Alminhaaj oo tacsi u dirtay ehelada iyo asxaabtii Sh. Macallin Maxamuud
  3. Hay’ada Culimada Soomaaliyeed oo ka tacsiyadeysay Geeridii Sh Maxamuud Macalin Nuur.
  4. Culimo Tacsi u dirtay eheladii iyo asxaabtii Sh. Macallin maxamuud
  5. Switzerland oo Ciidamo u diraysa Xeebaha Somalia

Latest Headlines