Comments on: Qisadii Safarka saddex dhallinyaro ah

By: Mujahid
Asc qisadan waa qiso aad cajiib u ah my brothers ka faidaysta waqtiga imada saxada jihaadka walalka qoraaga ah ku bararuji sidan cml walalaha jihaad

By: Khalid
Asc salan ka bacdi qisadan waa qiso aad muhiim uah ka wano qadasho mudan jasakalah walalka qoray sheekadan

By: Cabdifitaax
Asc salam ka dib qisadan waa qiso ka waramaysa xaqiiqda nolosha waana sheeko qofkii caqli leh wuu wax badan ka faa,iidaysan karo ilaahay tawfiiqda hana waa fajiyo cumrigenana khayr ha ku khatimo khayrna allaha siiy waa billaahi tawfiiq

By: Idiriis max'ed sheekh
Ee maashaa’allaaaah runtii waa marxalad qof kasta maraya maxaa yeelay da’da bani aadanka wuxuu la saanqaadaa cumariga halka uu marayo ,hadduu qofka cimrigiis uusan controlin heerka uu marayo wanaag ama xumaan isagoona inta uu noolyahayna ku qoomamaynin wuxuu la kulmi doonaa xilli uusan wax soo ceshan karin marka qabriga uu haleelo marka aniga waxaan dhihi lahaaa intaysan runta ama dhimashada noo imaan aan kaga faa’iidaysano alle ka cabsi oo wixii nala faray la imaano wixii nagala reebayna ka fogaano taa ayaa badbaadadeena aduunyo iyo aakhiraba ku jirtaaaaaaaaa……!

Waa idiriis max’ed sheekh oo jooga degmada afgooye ee gobalka sh/hoose ee dalka somalia.

16/01/2011′ka

By: degen
runtii alle ha kaa jasaa isiiy tusaaleda fiican ee aad noo soo ban dhigtay anagana ha naga dhigo kuwii ku cibro qaata insha,alaaah

By: Faysal
Asc wlhi wa sheko lagu cibro qaadan karo lona so qorey si caqliyan ah

By: maxamed cali
maa shaa laah  sxbyaal wlh waxaad noo badhigteen madadaalo layaableh qofkii wax fahmaayana unoqon karta ku cibra qaadasho

By: jaamac
asc salaan ka bacdi waxaan iin wada ra jeenaa khayr iyo barwaaqo intee muslimin ah qisadaan oo saan walalkii noo soo diyaariyay ilahay ha usiyaadiyo

By: farxaan
acwb

salaanta islaamka kadib qisooyinkaani ficil in lagu daro ayey u baahan yihiin ee in aan aqrino nina uu soo qoro waxba tarimeyso

By: nasriin
walaalayaal waxaad noosoo dirtaan qisooyin lagu cibra qaato