Mu’assasada Alminhaaj oo tacsi u dirtay ehelada iyo asxaabtii Sh. Macallin Maxamuud

Published on July 24, 2010 by   ·   No Comments   ·   print

Mu’assasada Alminhaaj ee warbaahineed (mulkiilayaasheeda, maamulkeeda iyo shaqaaleheeda) waxay leedahay: “ ishu way ilmaynaysaa, qalbiguna wuu tiiraanyoonayaa, mana oaranayno wax Alle raalligaliya mooyee wax kale, annaguna Sheekh Maxamuudoow geeridaada waan la murugaysanahay”. Waxay kaloo mu’assasadu iyadoo ka tiiraanyaysan geerida kadiska ah ee ku timid Sh. Macallin Maxamuud Macallin Nuur tacsi u diraysaa eheladii Sheekha, qaraabadiisii, asxaabtiisii iyo ardaydiisiiba.

 Mu’assasadu waxay dadkaas dhammaantood ku leedahay “ Ilaahay ajarkiina ha weyneeyo, meydkiinana ha u dambi dhaafo”. Waxay kaloo mu’assasadu wada xusuusinaysaa in markii musiibo haleesho ay dhahaan “ Ilaahay baa na leh, isaga ayaana u noqonaynaa” iyo xadiiskii nabigeena صلى الله عليه وسلم ee macnihiisu ahaa “ Alle wuxuu leeyahay wuxuu qaato, wuxuuna leeyahay wuxuu bixiyo, shay kastana agtiisa wuxuu ku leeyahay waqti go’an ee sabir, Ilaahayna ka ajar xisaabso”.

 Mu’assasadu waxay Sheekha Alle uga baryaysaa inuu dambigiisa dhaafo, cadaabta iyo caradiisana ka koriyo, uuna raallinimadiisa iyo jannadiisa isugu daro… Aamiin.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Mu’assasada Al-minhaj oo tacsi u dirtay eheledii iyo asxaabtii Sh. C/weli M. Yusuf oo ku geeriyooday Minneapolis.
  2. Qaar ka mid ah Culimada & Ducaadda Soomaaliyeed oo tacsi u diray ehelada Sh. Ibraahim Suuleey رحمه الله تعالى
  3. Culumada Gobolada Woqooyi Bari oo tacsi u diray Eheladii & Asxaabtii Dr. C/qaadir Garre
  4. Culimada gobolka togdheer oo tacsi u diray eheladii uu ka geeriyooday Dr.C/qaadir garre
  5. Garaad C/laahi oo tacsi iyo baaq diray.

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Mu’assasada Al-minhaj oo tacsi u dirtay eheledii iyo asxaabtii Sh. C/weli M. Yusuf oo ku geeriyooday Minneapolis.
  2. Qaar ka mid ah Culimada & Ducaadda Soomaaliyeed oo tacsi u diray ehelada Sh. Ibraahim Suuleey رحمه الله تعالى
  3. Culumada Gobolada Woqooyi Bari oo tacsi u diray Eheladii & Asxaabtii Dr. C/qaadir Garre
  4. Culimada gobolka togdheer oo tacsi u diray eheladii uu ka geeriyooday Dr.C/qaadir garre
  5. Garaad C/laahi oo tacsi iyo baaq diray.

Latest Headlines