Golaha isutaga Masajida W/qoyiga Mareykanka oo ka tacsiyadeynaya Geerigii Sh Maxamuud.

Published on July 24, 2010 by   ·   No Comments   ·   print

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicoon.

Golaha isutaga Masajida ee W/Maraykanka waxay tacsi u dirayaan dhamaan umada Soomaaliyeed gaar ahaan Eheladii uu katagay Allaha unaxariistii fadiilatu Sh/Maxamud Macalin Nuur oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho,Illaahay waxaan Sheekha u waydiinaynaa inuu janato firdowso galiyo aamiin.

1-Godoomiyaha Golaha Iimaamyada W/Maraykanka. Sh c/raxman sh cumar
2-Madaxa Fulinta ee Golaha Sh/C/llaahi Abul-fadli
3-Sh axmed Nuur Iimamka Seattle wa
4-Sh Aadan Sh C/lle Imamka Ohio
5-Sh Maxamed Khadar Imamka Sandeago Ca
6-Sh C/risaq Xaashi Imamka Abubakar Mn
7-Sh C/llahi Ibraahim Abubakar Mn
8-sh C/raxman Nashfille Tn
9-Sh Ibraahin Nashvill TN
10-Sh Yuusuf C/lle Boston MA
11-Sh Maxamud Garyare Portlan ME
12-Sh Macalin Barre Portlan Me
13-Sh Saalax Leweston ME
14-Sh Nuux Ciise Atlanta Ga
15-Sh C/nuur Atlanta Ga
16-Sh Maxamed Mursal Ixsan MN
17-Sh Maxamed Awattana Mn
18-Sh Naasir warsame Atlanta Ga
19-Sh Dhayib Utah
20-Sh C/khaaliq Arizona
21-Sh Xuseen Muxumed Cumar Arizona
22-Sh Axmed Arizona
23-Sh Ibraahin Arizona
24-sh Musdhafa Kansas MO
25-sh Maxamuud Omaha NE
26-Sh C/raxman Yusuf Omaha Ne
27-sh Caamir Maxamud Ohio Columbus
28-Sh Mukhtar Columbus Ohio
29-Sh C/rashiid Aabi Minneapolis Mn
30-Sh Xuseen Badal Minneapolis Mn
31-Macalin Shaakir Pelican Rape MN.

Iyo dhamaan Ducaada Waqooyiga Maraykanka waxay Illaah uga bar yahayaan Sh Maxammud Inuu raxmadiisa dhex gasho danbi dhaaf iyo soodhawayn Illaah uu kala kulmo…….aamin aamiin..

Walaalkiin Sh C/Llaahi Abul-Fadli

Minneapolis Mn.

Xafiiska Golaha isutaga Masaajida ee W/America.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Golaha imaamyada waqooyiga America oo oo tacsi u diray eheladii uu ka geeriyooday sh.c/wali dheere
  2. Golaha Imamyada W/Amerika & Maamulka Website-ka Daarulcilmi.com oo ka tacsiyadeynaya Geerigii Sh C/qaadir Max’ed.
  3. Warbixin:- Golaha isu taga Imaamada ee Waqooyiga Mareykanka
  4. Culimada & Ducaada Hargeysa oo ka Tacsiyadeynaya Geerigii Sh Max’ed Rashaad.
  5. Golaha Isutaga Iimaamaada ee Waqooyiga Maraykanka oo ka tacsiyeynaya Geeridii ku timid Sh Max’ed Rashaad.

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Golaha imaamyada waqooyiga America oo oo tacsi u diray eheladii uu ka geeriyooday sh.c/wali dheere
  2. Golaha Imamyada W/Amerika & Maamulka Website-ka Daarulcilmi.com oo ka tacsiyadeynaya Geerigii Sh C/qaadir Max’ed.
  3. Warbixin:- Golaha isu taga Imaamada ee Waqooyiga Mareykanka
  4. Culimada & Ducaada Hargeysa oo ka Tacsiyadeynaya Geerigii Sh Max’ed Rashaad.
  5. Golaha Isutaga Iimaamaada ee Waqooyiga Maraykanka oo ka tacsiyeynaya Geeridii ku timid Sh Max’ed Rashaad.

Latest Headlines