shir dacwadadeedkii xagaaga ee magaalada sandiego ee waddanka mareykanka ayaa lagu wadaa inuu furmo maalinnimada jimcaha ah ee soo socoto, wuxuuna socon doonaa inta u dhexeysa 2-4 bisha july 2010.
shirdacwadeedkan oo loogu magac daray safarka daarta aakhiro waxaa ka qayb qaadan doono culimo soomaaliyeed oo caan ka ah waqooyiga america waxaana lagu wadaa in ay duruustu ku baxdo afsoomaali iyo english si looga bogto duruusta diiniga ah ee culimadu jeedin doonaan.


Related posts:
jazaka allah khayra wabaraka allah fiikum