Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Puntland oo ku geeriyooday shil Gaadhi

Published on June 29, 2010 by   ·   1 Comment   ·   print

Taliyihii Ciidamada Daraawiishta ee Maamul Goboleedka Puntland Korneyl Maxamed Salaad Warsami ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay Tuuladda Adisoone oo ah meel u dhow Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Kar kaar.

Gaadhiga shilka galay ayaa ahaa mid uu watay Korneylka geeriyeoday waxaana wehliyay tiro askar ah oo waadiyaynayay waxayna dhaawacyo soo gaadheen  qaar ka mid ah Askartii la socotay Korneylkaa.

Mayka Korneylka iyo Askarta dhaawacntay ayaa la geeyay Isbitaalka guud ee Magaalada Qardho ,waxaana lagu wadaa in halkaa lagu aasno Taliyaha sidoo kale lagu daweeyo askarta shilka ku soo dhaawacantay.

Wararka ayaa sheegaya in Korneylka uu ku sii jeeday Deegaanka Uur jire oo ah goob ay ku dagaalameen labo beelood ee walaala ah oo wada daga Deegaankaa.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Shil gaadhi oo khasaare uu ka soo gaaray Ciidamada DKMG ah oo ka dhacay Dooloow
  2. Shil gaadhi oo ka dhacay inta u dhaxaysa Deeganada Xidda & Waaciye oo uu ku geeriyooday Dr BOOB
  3. Shil gaadhi oo dhimasho iyo dhaawac Sababay oo ka dhacay Duleedka M. Garoowe
  4. Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland oo la magacaabay
  5. Taliye Cusub oo loo magacaabay ciidamada Daraawiishta Puntland

Readers Comments (1)

  1. khaadimul-ISLAAM says:

    BISMILLAAH.

    ………..Daraawiishta Puntland baa la waydiin……………

    see wax u dhaceen iyo sida uu dhintay iyo waxa loo socday iyo inay masaakiin soo layn lahaayeen
    iyo inay qorsho weerar wadaado masaakiina soo dili lahaayeen ha la waydiiyo ?

    kolay daraawiish shareeco islaam diyaar uma ahan inay waardiyayso.

    WALLAAHU ACLAM.

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Shil gaadhi oo khasaare uu ka soo gaaray Ciidamada DKMG ah oo ka dhacay Dooloow
  2. Shil gaadhi oo ka dhacay inta u dhaxaysa Deeganada Xidda & Waaciye oo uu ku geeriyooday Dr BOOB
  3. Shil gaadhi oo dhimasho iyo dhaawac Sababay oo ka dhacay Duleedka M. Garoowe
  4. Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland oo la magacaabay
  5. Taliye Cusub oo loo magacaabay ciidamada Daraawiishta Puntland

Latest Headlines