Magaalada Laascaanood oo xalay Bandow lagu soo rogay

Published on June 29, 2010 by   ·   2 Comments   ·   print

Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa xalay lagu soo rogay bandow ,wuxuuna bandowgaa yimid kadib rabshado dhex maray  taageereyaal ka tirsan Axsaabta mucaaradka ah iyo ciidamada Amniga ee Magaalada.

Banaabaxyo kala duwan oo iska soo horjeeday ayaa shalay barqadii ilaa casaradii ka socday Magaalada waxayna Saraakiisha Amnigu dadka Dagan Magaalada u sheegeen in magaaladu ay Bandow tahay wixii ka dambeeyay 8 –da Fiidnimo ee Xalay.

Sababta ka dambeysay Bandowga ayay dadka Deegaanka oo qaarkood Warbaahinta la hadlay waxa ay sheegeen in sababta arintaa ay  tahay ka hortag ay Saraakiisha Amnigu ka sameynayeen in wax rabashado ah ay dhacaan xiliga habeenkii ah ama sido kale falal wax u dhimaya Amniga Magaalada.

Jawiga guud ee magaalada ayaa saaka caadigiisii ahaa waxaanan laga war qabin in uu sii socon doono bandowgaa habeenka caawa ah iyo in kale .



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Baladweyne oo Dagan & Bandow xalay lagu soo rogay
  2. Kismaayo oo xalay Bandow lagu soo rogay
  3. Bandow Xalay lagu soo rogay Balad-Weyne & Xaalada Goobihii Shalay lagu Dagaalamay oo Degan.
  4. Bandow Xaley Deg. Dh/Mareeb lagu soo rogay.
  5. Bandow Lagu soo Rogay B/weyne

Readers Comments (2)

  1. khaadul-ISLAAM says:

    BISMILLAAH.

    ……….ma baaaaaandooooooow fircoon baa …………..

    talow ma axmaaray la gaadayaan, talow ma ibliis
    ciidamadiisa bay ka baqayaan , talow ma dad rayid ah bay rabaan inay guryahooda dhacaan,mase waxay rabaan inay dad qashaan , bandow waxaa loo adeegsadaa dhac iyo boob iyo xaaraan waqtiga xaadirka sida masar oo kale imisa ayaa waddanaka masar qayla wayne ina baaraak xusni baaraak iyo kuwii ka horeeyay ay saareen umadda muslimiinta ah ee masar gaalana hoos looga shaqaynayay ?

    ALLOOOOOOOW RABBIYOOOOOW RAXMAAAANOOOOW
    dulmigaaaaaaaas muslimiinta lagu hayo ka dulqaad.

    WALLAAAAAAHU ACLAM.

  2. caabidah says:

    AFARTA MUNAAFIQ EE CALAAMIYIINTA SOMALIDIIDKA
    LA SOCDA WAA LAGA SIFAYNAYAA LAASCAANOOD
    WAXBA YEY SII CIMRI DHEERAYSAN
    LAASCAANOODA NIDAAM CALAAMI AH IYO MID
    QABUURO AACUD AH AMA BIDCI TIMO WAYN LOO OGOLAAN
    MAAYO, AMXAAR IYO YUHUUD HADAY U YEEDHAAN

    ALLAH HA YAREEYO KUWA DALKA GAALADA U QAYBINAYA
    AAMIN AAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIN
    WA SALAMA CALAYKUM




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Baladweyne oo Dagan & Bandow xalay lagu soo rogay
  2. Kismaayo oo xalay Bandow lagu soo rogay
  3. Bandow Xalay lagu soo rogay Balad-Weyne & Xaalada Goobihii Shalay lagu Dagaalamay oo Degan.
  4. Bandow Xaley Deg. Dh/Mareeb lagu soo rogay.
  5. Bandow Lagu soo Rogay B/weyne

Latest Headlines