Wakaalada Sirdoonka Mareykanka(CIA), warbixin ay soo saartey waxey ku sheegtay 20-ka sano ee soo socota gudahood Yuhuudu iney ku burbureyso, waxeyna arintan u cuskatey, Dadka Yuhuuda ee wata Baasaboorada shisheeye oo dalka ka guuraya, una guryo noqonaya dalalka markii hore laga soo rarey.
Warbixino laga soo xigtey Saxaafada Yuhuuda, si hoosana ay u adeegsatey CIA-du ayaa muujiranaya cabsi laga qabo sii jiritaanka Yuuhuda ee Bariga dhexe, waxaa sidoo kale warbinadan xigtay xubno ka mida Aqalka Kongareyska Mareykanka.
Warbixintu waxey sheegaysaa, haddii aan Qaxootiga Falastiiniyiinta ee la barakiciyay 1947-1967 dib dalkooda loogu soo celinin xasilooni dhaba Gobolka ayna ka hirgaleynin, sidoo kalena haddii dib loo soo celiyo ay barakacayaan hal Milyan oo Dadka Yuhuuda ah una kicitiayaan dhanka Dalka Mareykanka 150-ka sano ee soo socota.
500 kun oo Yuhuuda watana Basaboorka Mareykanka 300 kun oo ka mida ayaa xilligan ku nool Gobolka California ee Mareykanka, kuwa wali aan qaadan Basaboorada Mareykanka iyo dalalka kale ee reer Galbeedka waxey gudbisteen codsiyo ay ku dalbanayaan in la siiyo Baasabooro.
Yuhuudu waxey go’aanka u qaadatey Mustaqbalka madow ee ku soo wajahan, waxa uuna ka dhigan yahey go’aan rasmiya oo meel ku qorteen islana meel dhigeen, halka Mareykankuna la daba taagan yahey taageero indho la’aana oo u sii kordhineysa iney dadka ka soocmaan.
Warbixintu waxey sidoo kale tilmaamtey hal Milyan iyo bar Yuhuuda iney dib ugu guryo noqonayaan Ruushka iyo dalal kale oo Yurub ka tirsan, sidoo kale xaga taranka ee Yuhuudu uu hoos u sii dhacayo, halka Dadka reer Falastiis uu kor u sii kacayo marba xilliga ka danbeysa, arintaas oo keeni karta iney ka bataan Yuhuuda.
Waxaa la tilmaamey hab dhaqanka xun ee Yuhuuda ee ku aadan Dadka reer Falastiin gaar ahaan kuwa ku dhaqan daanta Qaza ee go’doonka ku jira mudada 3 sano ah iney keeni karto inuu wax ka badelo taageerida dadweynaha Mareykanka marka loo eego 25 sano ee la soo dhaafey.
Isha warka; almokhtsar

Related posts:
BISMILLAAH.
…………”cia” ayadaaba yuhuuda beenlay ah……………………
cilmi qaybka ALLAAH baa iska leh laakiin sida DIINTEENA ISLAAMKU NOO SHEEGTAY , yuhuud waxay gaari doontaa waqti dheer oo ay adduunka ku sara mari doonto haddaysan hadda ahayn , marka aan sii dhuuxay axaadiistana waxaan yaqiin saday inaan yuhuud laga adkaan karin illaa hal dariiqo mooyeee : { AL-ISLAAM } oo la kor yeelo mooyee dariiqaas dariiq aan ahayn wax loogama qaadi karo waxaana kuu daliila sidaan :
diinteenu waxay noo sheegtay in yuhuuddu ay ku gaban doonto dhagaxa iyo geedaha oo dhagaxu sheegi doono oo uu oran muslimow kaalay oo dil yuhuudiga gadaashayda ku dhuumanaya , geedkuna uu dhihi doono muslimoooow kaaalay dil yuhuudiga gadaashayda ku dhuumanaya illaa geedka “al-garqad” mooyee oo ah geed yuhuudi ah
kaas kaliya baa qarin doona .
haddaba magaca socda oo markaas oo yuhuud looga adkaan doono waa {AL-ISLAAM}.
haddaba muslimow kaalay yaa baray dhagaxa iyo geedka ALLAAH SUBXAANAH asagaana ku kaaramayn doona awliyadiisa mujaahidiinta waqtigaas si ay u gumaadaan yuhuuddaas malcuuniinta ah ee laga seexan waayay.
haddaba “cia” daan najaasada badani haddii ay joogto waqtigaas yaa og inay yuhuudda garab istagi lahaayeen iyo in kale , ? waxaan shaki ku jirin haddii la fiirsho sida ay maanta tahay inay garab istaagi lahayd yuhuudda .
WALLAAAHU ACLAM.
Allahu akbar Allahu akbar allaa weyn
Allaa mahad leh moowlaa wax dila
magan ilaah baa leh
Mutaabaco nabi muxamad iyo maxabo diin baa leh
Walaalayaal imaarada islaamka ayaa dib ugu soo aabaneesaa jaziiratu alcarab waayo nabigeena muxamad N.N.K uu noogu dardaarmay inaan jaziiratu alcarab aan kasaarno yahuud iyo nasaara waan saari doonnaa insha allaah
Goor ee noqotaba Samir iyo iimaan ayaan kugaari doonaa allow mujaahidiinta macooda noqo
qiso mar dhacday hadaan soo qaato nin yahuudi ah ayaa masjid soo galay markaas baa mu’adinkii masjidka yiri yahuud yahoow nacalada alle hakugu dhacdee nooga bax masjidka insha allah waan niga adkaani
markaas ayuu yahuudkii yiri jimcaha masjidka kawaran markaas ayuu mu’adinkii yiri intuu buuxsamo ayaa wadooyinka lagu tukadaa hadane yahuudkii ayaa weeydiyay salaada subaxne mu’adinkii waxa uu kujawaabay saf ama 2saf yahuudkii ayaa yiri salaada subax iyo jimcaha markee isku mid noqdaan ayaa iga adkaanee
marka ikhwaanii horta aan diinta kunagno mida kale madagaalami karo nin aan naftiisa ladagaalamin naftaada ladagaalan markaas ayaa jidka alle udagaalami kartaa jidka alle cilmi ayee rabtaa adoon cilmi laheen wax haxukumin wabillaahi altowfiiq ws wr wb
as wr wbr wabacdu (kheeybar kheeybar yaa yahuuud jeeyshu muxamed soofa yacuud) in sh allaah dhamaan mujaahidiin tu weey idin ku soo wajahan yihiin yahuudeey waad arki doontaan (ayya munqalabin yanqalibuun) ws wr
asc walal waxaas yaa niyada loosheegin yuhuud waxaa wax looga qabankaraa xoog oo kaliya carabta ayaa niyada ku dhisaneysaa warkaas waxjirana ma ahan yaan lagu kadsoomin waxa ay yuhuudo laftooda isugushekeyaan waxaa ka baraan dagayaan waxa ku soo wajan ee mustaqbalka
Israa,iiliyiintu tabar iyagu leeyihiin kuma taagnee waxey ku taaganyihiin labo sabababood oo iyaga ka baxsan.
1. Talo xumo iyo tabar yari dadka ay is hayaan oo carbeed ah ama muslimkoo dhanba.
2. Taageerada Reer Galbeedku la daba taaganyahey.
Dal aan ku taagneyn muqawimaat thaati ah iyo awood isagu leeyahey way adagtahey siduu ku taagnaado.
Talo xumada muslimiinta heysata meesha ubucda u ah waa madhabta qabsatey bilaadul xarameynka. Oo muslimiinta fitan gudahaa iyo is naceyb ku dhex abuurtey.
Madhabta Wahaabigaa waxey heysataa dhulkii muslimka laga abaabuli lahaa, waxeyna la xirteen madaxda Sacuudigu R/Galbeedka oo ay danahooda u fuliyaan. arintaasna maahan arin hada bilaabatey ee waa arin la bilaabatey bilowgii Wahaabiyada.
Wahaabiyadu waa dad dogmatic ah oon laheyn wax wacyi siyaasi ah, waxaana looga faa,iideystey wacyi daradooda.
Wacyi darro siyaasadeed oo mumanhaj ah oo caqiido laga dhigey ayaa heysata Wahaabiyiinta.
Inta Wahaabiyada kuweeda dagaalada intixaarigaa wada iyo kuwooda gharbiga u adeegaba ay kaalin muuqata ku leeyihiin saaxada islaamka ha sugin in muslimiintu wax iska celiyaan.
BISMILLAAH.
…………..lukkac ibn lukkac yaa madax ka dhigay……………..
waxaa la is waydiiyaa see khilaafadii islaamka loo inqilaabay , ugu danbayntii tii ugu danbaysay ee cuthmaaniyiinta ee suldaankii cabdulxamiid kii labaad ee laga xayuubiyay carshigii khilaafada markii uu diiday in yuhuudda loo raro khulka falastiin ka dibna dhimashiida la yiraahdo si hoosaa loo dilay ee la yiri waxuu geeriyooday 1918 kii , marka bal dib ha loo baaro ilaa gadaal wax yar loogu noqdo taariikhdii reer banii-israa’iil, anbiyo soolaaye, daanyeero iyo doofaaro loo doori , nabi muuse calayhi assalaam oo nool oo soo badbaadiyay oo ku maqan RABBIGIIS SUBXAANAH BALLANTA UU LA LAHAA bay saamiri raaceen warkiisii oo uu ku yiri caabuda sanamkaan , asagoo markaas u sameeyay wax u eg wayl oo ku waa ilaahii muuse wuuna ilaawaye caabuda , nabi haaruun si kasta wuu yeelay wuu uga naseexeeyay markii ay ka diideen naseexadii buu isaga aamusay asagoo ka baqaya hadduu xaqqa ku laayo oo ay kala jabaan in nabi muuse yiraahdo waad kalal jabisay reer banii-israa’iil , markaasna waa tii lagu xukumay toobad taasoo ah inay islaayaan, haddaba yuhuudi wax walba soo halleeye in yar oo ALLAAH SUBXAANAH rumaysay mooyee horaa lacanaddii nabiyadu ugu dhacday, isku soo xoori
wali fitnadoodi waa sidii inay dab iyo fitno huriyaan kama daalaan ilaa saan hory u soo sheegay dhagaxa iyo geedka ay ku gabadaan oo mujaahidiinta muslimiinta ahi cayrsadaan si ay u laayaan yuuddaas najaasada badan oo xaasidiinta ah.
marka qofaan la aqoon yaa madax uga dhigay umadda muslimiinta ah xaggeese taariikhda muslimiinta ka soo galeen , waxaa umaddu ku baraarugtay dabbaabado iyo inqilaabyo iyo sirdoon iyo ciidamo aan salaad iyo taqwo aan aqoon markaas baa madaxwaynayaal sheeganaya diin iyo kuwo aflagaada ku haya diinta ISLAAMKA
waddamadii muslimiinta qabsadeen oo say rabaan ka yeeleen ilaa xaalku gaaray meesha maata aad aragteen oo magac ISLAAM qofkii sheegta la xirayo ama dilayo ama argagixiso loogu yeerayo
marka yaa madax ka dhigay kuwaas lukkaca ah sida xadiisku noo sheegay in ay calaamadaha qiyaamada saacaddu ka soo hormari oo dadka uu madax u noqon doono [lukkac ibn lukkac ] laguna
fasiray qofaan la aqoon meesha uu ka soo jeedo asalkiisa oo uu muslimiinta ka soo galay “.
waa kaas oo maanta nin aan la aqoon waxuu yahay baa dul fadhiya meelihii muslimiinta qiblada looga dhigay , intaasna waa kuwaas khaliijka iyo waddamada kale ee u dhoow dhoowba
dagaalka lagu hayo ISLAAMKA , gaaladana saaxiib
kaniisad loo sameeyay haddana faraxumayn iyo fataalayn ku hayaan dhulkaas muslimiintu horay uga xoreeyeen shirkigii iyo kufrigii oo ay dhiig badan ugu soo hureen sidii kalimadda ALLAH kor looga dhigi lahaa.
haddaba muslimoow baraarug oo fahma waxa yuhuud
maanta ay la liici la’dahay waa diinta oo aad ka jeesateen jihaadkiina aad ka tagteen , ee u soo noqda diintiina Markaas yuhuud waa loo baqaa ina la gabagabeeyo.
laakiin inta lukkac joogo banoonigana koobab yuhuudi soo shaabadaysay u qaybinayo dadka dadkuna u sacabinayo lagama yaabo in laga adkaado yuhuud, ee yuhuudi lukkac bay keensataye muslimooooooow maxaad keensateen?
WALLAAHU ACLAM
acwb salaanta islaamka kadib waxaan la yaabanahay muslimiintii ayaan la aqoon meel ay u socdaan iyo meel ay ka socdaan idinkuna waxaad ka hadleysaan yuhuud,marka hore ma fiiriseen waxa nagu hareereysan ee ah muslimiin kirishtaanka kabaha u sida ee waliba ku faraxsan,mida labaad kirishtaanku wuxuu bixiyaa nacnac macaan oo uu ku sheego waa nebi ciise iyo nacnac qaraar oo ay ku sheegaan nebi muxamed markaas waxaa nala gudboon in aan marka hore kirishtaanka weerarka nagu haya aan iska dhicino oo meel iska saarno kadib yuhuud aan u gudubnee,mida labaad qudus ma waxaan ku xoreyneynaa muslinnimo mise carabnimo sidii arintaa meel loo saari lahaa ayaa waqti qaadaneysa wcwb
Khaadimul islaam
Ma ogtahey in culimada Wahaabiyadu takfiiriyeen dawlada Cuthmaaniyadeed adigu khilaafada ku sheegeyso?
Waxaan u maleynayaa hadaanan qaldaneyn in dhinacna aad culimo u taqaano ood kutubtoodi aqrisato culimadii Wahaabiyadee takfiiriyey dawladaas, dhanka kalena dawladii cuthmaaniyada qiimo ayaad u heysaa iyo ictiraaf.
Aqri kitaabka la yiraahdo:
Al durarul saniya fil ajwibatil najdiyah
juzkiisa tobnaad qeybta ugu danbeysa ee xukumka murtadka safxada 429 waxaa ku qoran qofkaan dawlada cuthmaaniyiinta takfiirin inuu isagu kaafir yahey!
Waxaan aad uga xumahey sida maskaxda dhalin yarada xamaaseysan u xirantahey oo ay jeebka ugu wataan labo shey oo lid isku ah.
War allaha idin hanuuniyee wax aqriya oo maskaxdiina ha qufulina.