Waxaa dib loo dhigay Heshiiskii ay Magaalada Addis Ababa ku kala xasiisan lahaayeen Dowladada Itoobiya iyo Midowga Jabhadda Xoreynta Soomaaligalbeed ee UWSLF waxaana saxiixa heshiiskaa la qorsheeyay in uu dhici doono 21 Bisha soo socota ee July.
Dib u dhigista ku timid wakhtiga Xafladda saxiixa oo markii hore la qorsheeyay in ay dhacdo 10 Bisha July ayaa lagu sheegay in uu yahay codsi wada jir ah oo ay soo gudbiyeen Dowladda Deegaanka Soomaalida , Jaaliyaadka ,Qurbe joogta iyo qeybo ka mid ah Safaaradaha lagu casuumay ka soo qeyb galka Xafladda
Sidoo kale waxaa dib u dhaca lagu sheegay in uu ka yimid codsi ay soo gudbiyeen Dowladda Deegaanka Soomaalida oo iyadu hadda ku mashquusalsan howlo dhismaha Dowlad cusub iyo sidoo kale Jaaliyaadka oo sheegay in aysan wakhtiga la xadiday aysan ku iman Karin Addis Ababa si ay uga qeyb galaan Saxiixa heshiiskaas.
Ku xigeenka Madaxa Xafiiska Warfaafinta Ururka UWSLF Khaalid Sheekh C/laahi Cumar ayaa Somalimirror u sheegay in sababta dib u dhacaa keentay ay tahay codsiyo kala duwan oo ka yimid Jaaliyadda reer Soomaligalbeed ee ku dhaqan Qurbaha iyo Safaaradaha lagu casuumay in ay ka soo qeyb galaan saxiixa heshiiskaa.
Waxa uu Mas’uulkaasi intaa raaciyay in dhankooda ay wali ku howlan yihiin abaabulka la xidhiidha u diyaar garowga xafladda ka dhici doonta Addis Ababa wuxuuna tilmaamay in dib u dhigistaa ay dhankooda wax badan ka tarayso howlihii horyaalay.
Xafladda saxiixa heshiiskaa ayaa lagu casuumay Culimaa’udiin ,Ganacsato,Aqoon yahanno,Jaaliyadaha dibadda ,Dowladaha Safaaradaha ku leh Addis Ababa iyo Beesha Caalamka.

Related posts:
BISMILLAAH.
………….kaafirkii maliz abraha baa maqan ………………..
kaafiriinta seddexda ugu dardaran geeska afrika
abraha meliz axmaarada , iyo kaafir mosavani yugaandha, kaafir kabaaki kenay , iyo kaafiriinta dadqalatada ah ee adduunka ugu najaasada badan oo la isku yiraahdo [ 20ka xaaraan ku naaxa adduunka ]baa kanada isugu tagay halkaas buu abraha najaas ku maqan yahay saa awgeed miyay ku dhacaan inay ka talaabsadaan waxuusan farin raggaan lagu shaqaysanayo oo isdhiibay ?
dib u dhiga ama ha u dhiginina kolay ALLAAH SUBXAANAH baa adkaan waadna hoogi doontaan oo mujaahidiinta gacmahooda baad ku soo dhici doontaan inshaaALLAAHU TACAALAA.
WALLAAHU ACLAM.
BISMILLAAH.
war yaan been la sheegin , dib dhac bay ku leeyihiin ? horta ha la is waydiiyo kanada yaa shiraya yaase loo shirayaa ?
bal ka fiirsha in axmaarkii zinaawi uu ku jiro iyo in kale ?
ilaa gaalo basaasiintooda amar siiyo shawo xaggooda way ka istaagi , ee yaan la is daalin
midda kale yaa saxiixa la sugayo ma lacagbaa ?
hunguri baa la isku haystaa miyaa ?
WALLAAHU ACLAM.
marka hare waad salaamartihiin sida wanaagsan ee aad noogu soogudbisaa wararka had iyo jeer laakin waxaan jeclaanlahaa in aan iniwaydiiyo maxaa lagu heshiiyay oo lakasaxeexanayaa horay ayaan umaqalnay in ay uwslf iyo dawlada itoobiya ay gaahdeen heshiis xabad joojin ah oo 3bilooda wixii dakanbeeyayna waan lasoconaan ee shirar ahaa markaa su,aaashaydu waxaytahay maxaa lakalasaxeexanayaa dadka s,g, in ayxaq uleeyihiin sida kuqoran dastoorka itoobiya inaykamid noqonayaa itoobiya iyo inakale ? misa heshiisku waa in aykatanaasuleen qadiaydooda ayay muda badan loosoodagaalamayay waxan karaa uwslf in dadka ay ucadeeyaaan wax lakasaxeexanayo hadii aana qaldanay warbaanintana waxaan kadoonaynaa iyna in aynoosootabiyaa wax lakasaxeexanayao waxay ka ogyiin inshaa,alaah
SCW
Mujaahidiinta Somaligalbeed waa geesiyaal ka hadla gacanta iyo afkaba. Saaxada jihaadiga wacdaraha ay ka dhigeen ninka wax garanayo iyo gaalka tigreega waa og yihiin, doqon iyo nacasna ha u sheegin. Heshiiskii xabad joojinta waxaa dhaqsaba ka dhashay wax badan oo shacabkaasi ku diirsay.
Waxaa ka mid ah:
1- In dacwadii bilaabatay
2- Mujaahidiintu weli sitaan hubkoodii dadkoodana dhisayaan
3- Bandowgii laga qaaday qaybo badan oo ka mid ah dalka Soomaali galbeed
4- Culimadii u heshay fursad ay ku dhisto jiil la keli noqday markii hore mooryaanta iyo jawaasiista Xabashida u shaqeysa
6- ONLF oo ku soo biirtay heshiiska lagu dhisay dalka iyo dadka inta xoriyad laga gaarayo
7- In shabaab takhthiiliyeen walaalahooda bililiqeysteene agabkoodii iyo agoontoodii sida tii ka dhacday Kismaanyo.
8- Rajadii dadka ee xoriyadda oo soo noqotay
9- Muujinta awoodda Itixaadka ee siyaasadeed iyo cududeed
10- Maxaabiis badan oo alabakha ku jiray oo reerahoodii u soo noqday iyaga oo ah mucazaziin mukharramiin ah
11- In Gobolka Soomali galbeed ama Ogadeen uu maapka aduunka dib ugu soo noqday
iwm
Marka shabaab iyo ONLF (kooxda London jarta ku ciyaarta) baroorta ha dhaafeen.
Haddii Xabashi lala heshiiyo hudno ahaan diinna ma diidin caqligana iska dhaaf.
Allow roob keen
somali miror WAXAY U BIYO SHUBATAY QABIIL waryaanoo daaya magaca somali waxaad tihiin sheegta saan horay usheegay wali waxaad wadaan kala qoqobka somalida dhabta ah maadaama adinka aada bada doon ku soo talaabteen xeryaha qaxootiga aljahiim subxaan allaah
TO:KHAA’INUL SLAM
Ninka mar uun kusoo dhici doona gacanta Islamka waa adiga magaca ku khayaamaya ee mindida marinaya maxas iyo sheekh magac leh oo dhan.
ONLF hala taageero – nimankan wadaadada as usual siyaasad waxba kama yaqaanaan. Masaajida hainoo dhisaan, manhajkeena islaamkana iyo towxiidka haina baraan lakiin siyaasad waxba kama yaqaanaan.
Ogadenia iyo Somaliya waxeey ubaahan yihiin nin daacad ah, kartina leh oo shaqeeynaya sida Erdogan. Uma baahnin in uu maanta nahogaamiya nin karti xogaan iyo siyaasad wanaagsan lahayn xitaa haduu yahay mid soowma maalin walba habeen walibana salaatul leyl utaagan. Salaadaas iyo sowmkaas isaga ayeey anfici lakiin dadkii larabay in uu samataba bixiyo masabata bixini kara. Koleey taas ayeey fikradeeyda tahay. Hadaan khaldamayna Allah ayaan unoqday hadaan saxayna/assibayna allow inaga yeel kuwa qaata.
Asalaamu calaykum, Waa rag gaalo raacyada ah. Dabaqoodhi dheh! Guusha mujahidiintaa leh! Wabillaahi towfiiq.
Tobanka waxyaabood oo islaamka buriya oo Muxamed C/Wahaab iyo Ibnu Baaz xertooda xifdisiiyeen:
1.Ilaahey oo loo shariik yeelo( waxaana ka mid ah shirkigaas diinta looga baxo, dadka dhintey oo la baryo, gargaar la weydiisto, sharad lala galo iyo iyagoo wax loo gawraco)
2.Qofkii Ilaahey iyo asaga dhexdiisa dhiga kuwo uu shafaaco weydiisto, taladana saarto wuu gaaloobey ijmaacan.
3.Qofkaan mushrikiinta gaaleysiin, ama ka shakiya kufrigooda, ama madhabtooda saxiixiya wuu gaaloobey ijmaacan.
4.Qofkii ictiqaadiya in Nebiga s.c.w hanuunkiisa mid ka fiicani jiro ama la mid ah, sida kuwa xukunka dawaaqiida fadilaya waa gaaloobey ijmaacan.
5.Qofkii u carooda wax ka mid ah hadyiga Rasuulka s.c.w haba ku camal falee wuu gaaloobey
6.Qofkii ku jees jeesa wax diinta ka mid ah wuu gaaloobey.
7.Sixirka iyo sixir burintu labaduba waa gaalnimo
8.Gaalada oo loo kaalmeeyo oo muslimiinta dushooda loogu kaalmeeyo.
9.Qofkii ictiqaadiya in dadka qaarkood u banaantahey inuu shariicada uusan ku camal falin
10.Diinta Ilaahey oo laga jeesto, barashadeeda iyo baristeedaba.
Qofkii la socda taariikhda wuu ogyahey dadka uu Muxamed C/Wahaab ka hadlayo oo uu leeyahey qofkaan gaaleysiine isagaa gaaloobaya ineysan aheyn kufaarta asligaa oo aayadaha uu soo daliishadey ka hadlayaane ay yihiin dadkaasi Turkigii iyo muslimiintii kale ay dagaalka iskula jireen.
Qodabadaasi dhamaantood marka loo eego sida loo dejiyey iyo sida ay u isticmaalaan waa kalaam xaq ah oo baadil loola jeedo. Qodob kasta qof muslim ah oo muwaxid ah ayaa diinta looga saaraa, lagu fitneeyaa, dhiigiisana lagu baneystaa. Waa tabtii Khawaarijtu u isticmaali jireen Quraanka oon xarafna laga badalin.
Qodobadaas qof muslim ah oon Wahaabi aheyn oo ka badbaadayaa ma jiro. Waxa aad arkeyso oo la idin leeyahey Ilaahey, rasuulka iyo Quraanka, waa is hoos gelin iyo tadliis meeshii ugu danbeysey ee dhab ahaantii waa fahamkooda iyo mabda,ooda waxa ay diinta alle ku sheegayaani. Qawaacid aan lala wadaagin iyo usuul ayey dejisanayaan, dabeedna hadaad khilaafto kitaabkii alle ayaad khilaaftey! Hadaad manhajkooda qaldan wax ka sheegto kitaabkii alle( waa sidey u fahmeene) ayaad ku jees jeestey. Qodob qodob u dul istaag qodobada dhamaantood maahan sida ay u qoran yihiine, waa sida iyagu u arkaan arimaha waxa dhab ahaantii laga hadlayaa.Dadkaas ay gaaleysiiyeen hadaad gaaleysiin weydo adigaa gaaloobaya.
Qawaacidaas madddaadigaa( dhankii la rabo loo jiidi karo) ayuu Muxamed C/Wahaab u degsadey inuu muslimiintii waqtigiisi nooleyd ku gaaleysiiyo, dhiigooda ku baneysto. Wuuna ka dhabeeyey. Hadana weli dadbaa raadkiisi ku jooga oo sidiisi muslimka u fitneynaya.
Culimada islaamku ma qabin jaah wareerkaas iyo in gaaleysiinta laga dhigto hawl. Qof muslim ah wuu gaaloobi karaa, waana arin qof kastaa fahmi karo. Ayaan Xirsi iyo Salmaan Rushdi waa muslimiin yaa ku doodi kara? Iyagaa si cad u cadeeyey ineysan muslim aheyn. Waxaa kaloo jirta qofkii wax( macluum mina diin baddaruura) beeniya inuu isna diinta ka baxayo. Macluum minaddiin biddaruura, waa wax qof kastaa ogyahey iney diinta ka mid yihiin, sida salaada iyo arkaanta kale iyo in sinadu xaaraan tahey iwm. Yaan ogeyn iney sinadu xaaraam tahey?
Qof gaal ah unbaa gaal lagu sheegi karaa, laakiin qof muslim ah, ashahaadanaya in ta,wiil adiga xagaaga ka ahaadey lagu gaaleysiiyo waa bidco halis ah kana mid ah masaa,ibta muslimiinta heysata.
Laakiin wixii baadil lagu dhiso ma waaraane, xaq daradii ayaa iyagii ku rogmatey oo iyagii ayaa nawaaqidii isku isticmaalaya oo isku gaaleysiinaya. Tobanaan firqo oo isku wada baadi xukmineysa oo is wada gaaleysiineysa ayey noqotey arintii.
Culimadii Wahaabiyada Somalia ku faafiyey hada iyagiibaa la gaaleysiiyey ama bidco lagu sheegey oo ka cararey dalkii. Kuwo kale ayaa soo baxey oo Shabaabka Khawaarij ku sheegaya, isla markaasna gadaal marsanaya Muxamed C/Wahaab manhajkiisi oo ah kan dhaley Shabaab. Nin nawaaqidul cashara daraaseynaya oo mid kaloo nawaaqidul cashara daraaseynaya murji,o iyo adeege gaal ku sheegaya, iyo kaasoo isna nin aan tacaaliimtii Muxamed C/Wahaab xaraf ka badalin Khawaarij ku sheegaya!
Hadaan nahey Wahaabiyo sidaas ayaa noo danbeysey, kuwo anigu aan ku jiro in madhab dalaal ah oo takfiir ah ay tahey madhabtu ayaa u cadaatey oo banaankaan ka istaagney. Kuwo kale way ku adagtahey waxey ku cireysteen oo intaas fidinayeen oo masaalixdooda iyo magacoodu ku jirey iney naqdiyaan, hadana cilmibey yeesheen oo uma cuntanto shuqul dhalaanka la wado, markaas ayey shey iyo lidkiis isku dhianac wadaan.
Wahaabiyada Somalida oo ay Falxado ku jirto xog badan maba ka hayaan madhabtee dhowr erey unbey kusoo cel celinayaan sida khuraafaat iyo qubuuro iwm.
Hadaan tafaasiisha iyaga asaasiga u ah oo ay dadka ku gaaleysiiyaan hal hal u dul istaagno waxaan arki doonaa in badidoodu tahey wahmi iyo is moodsiin aan taagnaan Karin markii isha la geliyo. Kasoo qaad ilaahey cid aan aheyn oo wax loo gawraco iyagoo ka wada xoolaha dadka dhintey loo sadaqeeyo!
Bal muraadka quraanka oo ka hadlaya wax lagu gawracey magac ilaah aan Allaah aheyn sida qofkoo yiraahda bismi hebel ayaan ku gawracey iyo neef la sadaqeeyey oo magac ilaahey lagu gawracey xaggee iska soo galaan?
Into badan waxey wadaani waa awhaam oo ay xaqiiqooyin u maleeyaan, siyaasadana marxalad sibyaaninimo oo muzmin ah ayey uga jiraan. Hadaad u caqli celi oo wax tusaalee is tiraahdana gaal baad tahey iyo xiqdibaa ku wada iyo hadii la karo in lagu khaarajiyo weeye jawaabtu.
Assassinationka Shabaabka lagula yaabanyahey Muxamed kC/Wahaab hawl caadi ah ayey u aheyd waxeyna ku kala dhinteen culimo markii hore ku kedsoomey oo amaaney sida Sancaani oo kale oo markii danbe kitaab uu ku naqdinayo takfiirnimada iyo dhiig baneysigooda ka qorey. Laakiin ma maqleen Falxado iyo dadka la midkaa waxaan propagandada Sacuudigu u laqimey aheyn?
Waxaan Su’aal ka qabaa sababta qarsoon ee loo dib dhigay Xafladda, hala is weydiiyo taas.
Wassalaamu calaa manitabacal huddaa. salaan ka dib waxaan u sheegayaa kuwa meelaha wax ku soo qor-qoray ee leh, Mujaahiddiinta waa is dhiibeen. 1. Marka hore maxaad uga hadli waydeen, dadka muslimiinta ah ee u dhashay Gobolka Ogaadeen ee laga dhiibi jiray, Soomaali Land iyo Bunt-Land. 2. haddey run idinka tahay Jihaadka aad hseeganeysaan maad Itoobiya meehseeda ku weerantaan ama Soomaali Land iyo Bunt-Laand ee Ku sadaqeystay dadka soomaali Galbeed Males-Zanaawi? 3. Kuwa Mujaahiddiinta sheeganayoow maxaad u laayneysaan dadki soomaaliyeed? 4. ugu dambeynta Alshabaab Waxaan u riyaaqnaba waxay bilaabeen in ay ka shaqeeyaan Qabyaalad iyo in Ururka dhexdiisa ay ka abuuraan wax lagu magac-aabo (IRIR) iyo in ay ku soo daadgureeyaan Gobalka Jubada Hoose. marki ugu dambeysay ee Cali tagay Gobolka intii wax kale laga sugayey ayuu yiri dadka Gobalka dega waa in ay soo dhaweeyaan dadka Hawiyaha ah ee ka imanaya Muqdisho. taasi micnaheedu waa maxay?
Wassalaamu calaa manitabacal huddaa.
Wassalaamu calaa manitabacal huddaa. salaan ka dib waxaan u sheegayaa kuwa meelaha wax ku soo qor-qoray ee leh, Mujaahiddiinta waa is dhiibeen. 1. Marka hore maxaad uga hadli waydeen, dadka muslimiinta ah ee u dhashay Gobolka Ogaadeen ee laga dhiibi jiray, Soomaali Land iyo Bunt-Land. 2. haddey run idinka tahay Jihaadka aad hseeganeysaan maad Itoobiya meehseeda ku weerantaan ama Soomaali Land iyo Bunt-Laand ee Ku sadaqeystay dadka soomaali Galbeed Males-Zanaawi? 3. Kuwa Mujaahiddiinta sheeganayoow maxaad u laayneysaan dadki soomaaliyeed? 4. ugu dambeynta Alshabaab Waxaan u riyaaqnaba waxay bilaabeen in ay ka shaqeeyaan Qabyaalad iyo in Ururka dhexdiisa ay ka abuuraan wax lagu magac-aabo (IRIR) iyo in ay ku soo daadgureeyaan Gobalka Jubada Hoose dad aan u dhalanin. marki ugu dambeysay ee Cali tagay Gobolka intii wax kale laga sugayey ayuu yiri dadka Gobalka dega waa in ay soo dhaweeyaan dadka Hawiyaha ah ee ka imanaya Muqdisho. taasi micnaheedu waa maxay?
Wassalaamu calaa manitabacal huddaa.
walaal marka hore asalaamu calaykum salaan kadib waxaan uhalbalyaynayaa walaalahay uwslf waxanleeyahay guul weeye arintaasamatseen waayo dadku waxay ubaahanyihiin waa nabad ninkiii nalab helo ayaa noolaankara markaa hadii aaad heshiiseen tigreega dal;ka waysta waa in aydaan katanaasugin waxa aad udagaalamayseen oo ahaa indakaasi helo xoriyad inta dadka laga qaadayo aftida in aykamid ahaanayaan itoobiya iyo in kale waxaan odhanlaaha hafodudaanina dad s\galbeed oodhan ishay inugu hayaa eeilaahay ha.inila garab qabto .waxaa usheegayaaa dadka taageersan ururka o.n.l.f waxad ogaataan cadowgaagu uu jecelyahay in aad kalatafaraaruqdan waxaan ogaataan inta aad udhawaaqaysaan ama aad leedihiin ogaadeeniyo hasugin ina uu xoroobo dadkaas iyo dalkaa s\g\ markaa walaalayaa iskadaadya qabyaalada iyo xaasidnimada intaa leeg waxan odhanlaah wardalku waa inagufilanyay ee ma iskaashanaa