Hey’add Dalka Norway ah oo howlo Kiristaamayn ah ka waday Dalka Afghanistan oo la xidhay

Published on May 31, 2010 by   ·   2 Comments   ·   print

Warbaahinta dalka Afghanistan ayaa shaaca ka qaaday in la qabtay Hey’ad laga lahaa Dalka Norway oo howlo Kiritaameyn ah ka waday Dalka Afghanistan isla markaana la joojiyay howlihii ay hey’adaasi waday .

Wasaaradda Ganacsiga ee Afghanistan ayaa sheegtay in ay ku howlan tahay baadhitaan ay Hey’addaa ku heyso sidoo kalena ay gudi baadhitaan sameeya u saartay arinta Hey’adda laga soo sheegay  waxayna Wasaaaraddu war qoraal ah oo ay soo saartay ku tidhi “hadii ay xaqiiqoobaan Hay’aadka midaydoontaba ha noqotee in ay khilaaftay shuruucda loo dajiyay ee loo cuskaday shaqadooda ,taas oo ka mid ah in dadka Islaamka ah ay ugu yeedho Gaalnimo kaliya la xidhi maayee waxaa lala tiigsan doonaa qawaaniin ah iyo ay galeen dambiyo weyn “

Xukuumada u adeegta danaha Gumeysiga ee uu Madaxda ka yahay Xamid Karzay ayaa isbuucyadii la soo dhaafay xidhay ilaa 20 Hey’adood oo si badheedh ah arintaa u sameeyay waxaa sidaa oo kale ay Xukuumaddu amartay in 150 Hey’adood oo ka diwaan gashanaa Dowlado kala duwan la xidho.

Hey’aadka ka howl gala Dalka Afghanistan ayaa marka ay dalka soo galayaan sheega in ay caawinayaan dadka tabaaleysan waxayna talaabada uga faa’iidsaytaan diin ka saaridda dadka Muslimka ah .

Sanadii 2007 ayay ahayd markii Xarakadda Taalibaan ay gacanta ku dhigtay 21 Shaqaale oo howli Kiristaameyn ah ka waday Dalka Afghanistan una dhashay Koonfur Kuuriya waxayna Xakaraddu xiligaa disay 2 dii hogaamiye ee kooxdaas waxayna intii kale ku sii daysay Madaxfurasho.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Burcad Badeeda oo Afduubatay Markab lagalahaa Dalka Norway.
  2. Shirkadda Macdan Baadhista TGS ee dalka Norway oo loo kordhiyey Muddada Sahaminta Shidaalka ay ka wadey Somaliland
  3. Hay’adda WHO oo sheegtay in howlahii Caafimaadka ee ay ka waday Soomaaliya ay la socon la’yihiin dhaqaalo la’aan
  4. 11 Askari oo Denmark lagaga dhaawacay Afghanistan
  5. Faransiska oo dadka Dumarka Muslmika ah ee Faransiska soo galayaa ku xidhay in ay iska bixiyaan niqaabka

Readers Comments (2)

  1. abuu mujaahid says:

    asc waa sax in la xiro lana gowraco gaaladan saliibiga ah ee ku soo duulay dalalka islaamka walaalaha mujaahidiinta ee daalibaan waxan ka codsnaynaa oo ku waajib ah in ay ka qaadaana talaabo sharci ah oo diinta waafaqsan aniga oran maayo dowladan gaalada u shaqaysa ee hogaminayaan mujrim karazay oo waa walaalo isaga iyo gaalada munaafaqaas marka waxan kaloo walalha muhaidinta daliban ku waajib ah sida ay u xireen muhaidinta sonalia hey’adihii gaalada midobey in ay iyagana u xiraan oo waa maxay waxan la sheegay 150 hay’adood walaalayaal digniin siiyo oo dalka uga baxa dheh maalin gudaheed hey’adii diidana amarkaas meydkooda aya dalka laga saari doonaa insha alah wabilaaqi towfiiq macsalaama.

  2. runsheeg says:

    tani, waa wax iska caadi ah , in dadaka masaakiinta shuruud looga dhigo in aay gaaloobaan si loo siiyo wax aay cunaan oo aay maalinta ku noolaadaan, taas waa wada aay ku shaqeeysato gaalado wax lala yaabo maahan

    laakiin., waxaa is weydin mudan, kuwa soomaaliya jooga oo Ogandaysta iyo burundiga ah , ayagu maxaay sameeynaan yaase kawarhaayo horta

    miyuusan dadka soomaaliyeed ogeeynin dhib kaweeyn in aay meshaas ka socoto
    xoo xitaaa soomaliya laga helo dad soomaali ah diinta shirish taankawa faafinaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

    xitaa qurba waa lagu arkay , war wadood is ilaaliya, ee midooba




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Burcad Badeeda oo Afduubatay Markab lagalahaa Dalka Norway.
  2. Shirkadda Macdan Baadhista TGS ee dalka Norway oo loo kordhiyey Muddada Sahaminta Shidaalka ay ka wadey Somaliland
  3. Hay’adda WHO oo sheegtay in howlahii Caafimaadka ee ay ka waday Soomaaliya ay la socon la’yihiin dhaqaalo la’aan
  4. 11 Askari oo Denmark lagaga dhaawacay Afghanistan
  5. Faransiska oo dadka Dumarka Muslmika ah ee Faransiska soo galayaa ku xidhay in ay iska bixiyaan niqaabka

Latest Headlines