Al-xizbul Islami oo ka Hadley Xarar-dheere & Go’aanada QM ee Burcad Badeeda.

Published on May 10, 2010 by   ·   5 Comments   ·   print

Warsaxaafadeed ka soo baxey Xafiiska Arimaha Dibada ee Al-xizbul Islami ayaa lagu soo dhaweeyay la wareegida Xizbiga ee Degmada Xarar-dheere iyo deegaanada kale ee hoos yimadaa iyo sida Shacabka halkaa ku dhaqan u soo dhaweeyeen.

Warsaxaafadeedka ayaa dhinaca kale looga soo horjeestay Qaraaraadka Soomaaliya khuseeya gaar ahaan arimaha Burcad Badeeda ee ka soo baxa Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay.

Nuqul ka mida Warasaxaafadeedka uuna ku saxiixan yahey Xog-hayaha Arimaha Dibada ee Xizbiga, Sh Maxamed Macalin ayaa u qornaa sidatan.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Al-xizbul Islami oo la wareegay Deg. Xarar-dheere ee G/Mudug.
  2. Golaha Amaanka ee Q.M oo saxiixay Qaraar ka dhan ah Burcad Badeeda.
  3. Xizbul Islami oo ka Hadley in ONLF la dagaal gashey.
  4. Xizbul Islami oo ka Hadley dil sarkaal ka tirsan loo geystey & Ciidamo Kenya qoreyso.
  5. Al-xizbul Islami oo ka Hadley Jubooyinka & Shirkii Mambasa.

Readers Comments (5)

  1. Somalia_is_One_boy says:

    Mashaaa Allaah runa ahaantii aad ayaan ula dhacsaanay arinta ay ka hadleen waayo waxaa waaye wax mudan in laga hadlo

  2. bilan says:

    waxaan la yaabaa maxamed macalin cali afhayeenkii hore ee xizbul islam waxa uga jiro arimaha mujaahidinta?soowtii jagada laga qaaday? kana mid ahaa jaajuusiinta ku dhex milmay xizbi islam?mise jaajuusiinta wa fasaxoo waxay rabaan bay isaga hadlaan iyagoo wasaqeynaayo sumcada mujahidiinta?wareygidii uu u maleeyay in uu la hadlaayo radio garoowe miyaanan la maqal uuna la mid yahay ahmed madoobe?ninkaan weli ma baaris kala ku harsan mise xizbiga dhanaa wada qaldan? yaa iga jahil bixiya arinkaanidinkoo mahadsan. wabilaahil towfeeq.

  3. calinuur says:

    asalaamu calaykum,

    walaasha magaca bilan wadata, walaal waxaan kugula talin lahaa sidan:

    horta tacasubku waa cuqubo ku habsatay dhalinyaradii soomaaliyeed, Maxamed macallin, Afhayeen ama masuul arimo dibadeed midkuu ka ahaado alxizbil islaami waa isku mid, hadduu jaajuus yahayna dee isagay dhibaysaa, adigase caddaynta ad hayso maxay ahayd, Allaah soo kitaabkiisa kuma dhihin ????? ?????? ??? ?????? ???? ????
    ?????? ????? ????????? ??????????? ???????????? ????? ????????? ????? ?????? ??????????
    Imaamul Qurdubi Allaah janadiisa hageeyee wuxuu ka yiri tafsiirka aayadan:

    Haraac raacin waxaadan ogayn oon kukhusaynin.

    Qataada, oo ah mufasirki Ahlumadina ee layiri wuxuu cilmiga kaxifdiyay Riti rarki kutub dhan wuxuu yiri aayadan tafsiirkeeda:

    Hadhihin waxaadan arkin waan arkay, waxaadan maqlin hadhihin waan maqlay,waxaadan ogayn ha dhihin waan ogahay.

    Mujaahid ibn Jabri oo ahaa mufasirki ehlu makkah ee ardayga Ibn cabaas ahaa wuxuu kufasiray sidan:
    Qofna haku eedaynin, haku caayin, waxaadan hubin oodan ogayn.
    Muxammed al xanafiyah oo ahaa wiilkii saxaabiga wayn cali ibn abidalib ay u dhashay islaanti reer xaniifah wuxuu kufasiray aayada markhaati beenaalinimada.

    intaas hadaanba ku gaabiyo mufasiriinta aqwaashooda.

    walaalo Altacasub fil madaahib hadii aan diidnay, maanta inaan xarakooyinukala tacasubno . oo wixii alshabaab sameeyana waa sax alxizbilislaamina waaba jaajuusiin iyo murtadiin aan dhahno, ayaan darro kawayn taas magaranaysaa, waxaan kabaqayaa in aan meeldhexe kasiibanno, allaah hainawada badbaadiyo.
    w.salaam

  4. calinuur says:

    cafwan aayada aan ujeedo qoraalkeedu masoo bixin waase aayada suuratul israa 36

  5. Cali Guure says:

    Xogyaha arrimaha dibbadda Xisbul Islaam waxaa laga dallacsiiyey wasaaradda warfaafinta Xisbiga.

    Cadaadiska shabaab waa shaqayn wayday. Emaialkiisa iyo telefoonkiisa waa uu soo qoray. Ma ahan kuwa aan la aqoonin oo dhuumanaya oo kale.

    Madaxda Xisbiga oo dhan waa sidaa. Jumco iyo jamaacaba way shaahidaan.

    Sida uu xisbiga loogu soo dhaweeyey mudug iyo qaybo kale oo gobollada dhexe ka mid ah waa tusaale lagu daydo iyada oo aanan dad la gowricin.

    Bilsan

    Haddaad sidan ku bilan tahay bilannimo ayaa u baahan in dib loo eego

    Sida walaalka kaleba kuu sheegay ha dhex dabaalanin been iyo marin habaabinta. Haddaad caddaymo hayso saaxada waa kuu furan tahay. Haddi kale iska gaabso oo aaqiradaada u baq.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Al-xizbul Islami oo la wareegay Deg. Xarar-dheere ee G/Mudug.
  2. Golaha Amaanka ee Q.M oo saxiixay Qaraar ka dhan ah Burcad Badeeda.
  3. Xizbul Islami oo ka Hadley in ONLF la dagaal gashey.
  4. Xizbul Islami oo ka Hadley dil sarkaal ka tirsan loo geystey & Ciidamo Kenya qoreyso.
  5. Al-xizbul Islami oo ka Hadley Jubooyinka & Shirkii Mambasa.

Latest Headlines