May 2010 Archive

Socdaalkaygii Galdogob iyo Jibbuuti .. muuqaallo iyo dareeno (Q. 13aad)

Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com  

More From May 2010

Mu’tamarkii Ar-raxma ee Edmonton oo xalay soo gabagaboobay

Mu'tamar islaami ah oo labadii beri ee lasoo dhaafay jaaliyadaha muslimiinta uga socday magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa habeenkii xalay ...

Hey’add Dalka Norway ah oo howlo Kiristaamayn ah ka waday Dalka Afghanistan oo la xidhay

Warbaahinta dalka Afghanistan ayaa shaaca ka qaaday in la qabtay Hey’ad laga lahaa Dalka Norway oo howlo Kiritaameyn ah ka waday ...

Dagaal ka dhacay Degmada Ceel-barde ee G.Bakool.

Dagaalo Xoogan oo u dhexeeya Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo kuwa Itoobiya oo kaashanaya askarta DKMG ayaa Xalay ka dhacay gudaha ...

Dagaalo ka qarxay duleedka Baladweyne.

Dagaalo Xoogan oo u dhexeeyey Ciidamada Xisbul Islaam iyo kuwa DKMG oo kaashanaya kooxda Sheegata ahlu suna ayaa saaka ka qarxay ...

Sheekh Bashiir Warsame Maxamed “Bashiir Caato” oo ay xidheen ciidamada Booliska ee Magaalada Boosaaso

Ciidanka Booliska ee Magaalada Bosaaso ayaa galabnimadii Maanta Abaaro 5 iyo qadar daqiiqado ah waxa ay Hotelka Safaari ka ka xeysteen ...

Shaqalaha TV-ga Universal Xafiiskiisa Muqdisho oo shaqo joojin sameeyay

Shaqaalaha Xafiiska TV-ga Universal ee Magaalada Muqdisho ayaa sameeyay Shaqo joojin timid kadib markii uu TV-gu xalay baahiyay Sawiro lagu fool ...

Afhayeenka Al shabaab oo sheegay in TV-ga Universal uu ku dhacay Fal dambiyeed aad u xun uga baaqay Towbad keen

Af hayeenka Ururka Al shabaab oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in gabi ahaanba uu bur buray ...

Daalibaan oo qabsatay Gobol bariga Afqanistan kuyaal.

Xarakada Daalibaan ayaa Qabsatay Gobolka Naa’i ee Bariga Dalka Afqanistan kadib dagaalo Xoogan oo ay Ciidamadeedu lagaleen Booliska Dowlada uu Hogaamiyo ...

Al-shabab oo Raashin dhacey gubey.

In ka badan Kun jawaan oo Bura oo dhacey ayaa maanta Maamulka Xarakada Al-shabab ee Gobolka Banaadir ku gubeen duleedka Degmada ...

Indha Cade oo weerarkii Qarax ee lala beegsadey ku eedeeyay Ciidanka Madaxtooyada.

Yuusuf Maxamed Siyaad(Indha cade) oo maanta Saxaafada shir jaraa’id oo uu qabtey kula Hadley ayaa qaraxii habeen hore lala beegsadey isaga ...

Doorashada Labada Gudoomiye ku xigeen ee Barlamanka KMG ah oo dib loo dhigay

Gudiga Qaban qaabada Doorashada Gudoomiyaha Baralamaanka iyo labadiisa ku xigeen ayaa dib u dhigay Doorashada Labada Gudoomiye ku xigeen oo lagu ...

UNCHR oo sheegtay in 2dii Isbuuc ee la soo dhaafay Soomaaliya ay ku dhinteen 60 qof ayna barakaceen 14,300 oo qof

Xafiiska Qarmada Midoobay u qaabilsan Arimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegay in dagaalada labadii isbuuc ee tagay ka dhacay Soomaaliya ay ...

3 kamida Wasiirada DKMG oo Qarax ka badbaaday.

3 kamida Wasiirada DKMG ah ayaa Xalay ka badbaaday qarax Miino oo loo dhigay kolanyadii ay la socdeen Wadada Maka Al-Mukaraha ...

Shariif Xasan oo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka DKMG

Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Maanta loodhaariyey inuu noqdo gudoomiyaha Baarlamaanka DKMG  kadib markii uu ku guuleystay Doorasho ka dhacday Aqalka ...

dafcaddii shanaad oo ka qalin jabisay machadka dacwada ee hargeysa

Waxaa xalay lagu qabtay  masjidka cali mataan ee kuyaala bartamaha magaalada hargaysa xaflad qalin jabin ah oo ay ka soo  qaaybagaleen ...

Kulanay yeesheen Xildhibaanada Barlamanka KMG ah oo khudbado looga dhageysanayay 5 Musharax oo uu buuq hareeyay

Kulan ay maanta Magaaada Muqdisho ku yesheen Xildhibaanada Barlamanka KMG ah ayuu buuq hareeyay kadib markii qaar ka mid ah Musharaxiinta ...

Sheekh Xasan Daahir oo ka hadlay shir Odayaal ugu soo xirmay Muqdisho.

Sheekh Xasan  Daahir Aweys Gudoomiyaha Xisbul Islaam oo maanta hadal ka jeediyey Shir mudo sedex maalmooda Muqdisho uga socday Odoyaal iyo ...

Baladweyne oo Biyo looga qaxay & dhibaatooyin soo wajahay Dadka ka Barakacay.

Inta badan Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa qariyey Mowjado biyo ah oo uu soo fatahay ...

Macalin Iskuul oo Ciidamada DKMG ku dileen X/weyne

Mid ka mida macalimiinta wax ka dhiga Isbuulaadka Degmada Xamar Weyne ee Magaalada Muqdisho ayaa ciidamo ka tirsan kuwa DKMG, duhuradii ...

 More »