April 2010 Archive
Xubno ka mida Baarlamaanka KMG iyo Sh Shariif Madaxweynaha DKMG oo maanta kulan Saacado qaatey ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa dood dheer ka dib isla gaarey ...
More From April 2010
Sarreeye guuto Stephen Townsend wuxuu ku shiriyey saldhigga ciidan ee Fort Campbell ee ku yaal gobolka Kentucky kumanyaal askari oo ka ...
Maxkmada Maamulka Xarakada Shababul Mujaahidiin ee Gobolka Banaadir ayaa maanto xukuno dil iyo Gacan-goyn isugu jira ka fulisey Xaafada Tiida, Degmada ...
DKMG ah iyo Sheekh Axmed Madoobe oo kamida Saraakiisha Xisbul Islaam kana dagaalama Gobolada Jobooyinka ayaa wada gaaray Heshiis Mabda’iya oo ...
Ugu yaraan 10 Qof oo Rayida ayaa ku dhimatay ku dhawaad 40 kalana wey ku dhaawacmeen Duqeymo Xoogan oo Shalay Galinkii ...
Xaflad lagu soo gaba gabeynayay tababar mudo bil ah soo socday ayna bixinaysay Jaamacadda Bariga Afrika ayaa Galabta ka dhacday Hoolka ...
C/qaadir cabdi diiriye ( xaaji koos)
(awjaamac2000@gmail.com
Faysal oo magaalo ku weynaadey ayaa markuu 17 sano jirey u caano doontay miyiga oo uu ...
Sh Jaamac C/salaam Warsame oo ka mida Culimada Soomaaliyeed kana mida Jamaacada Al-Ictisaam Bilkitaabi Wassunnah oo maanta shir jaraa’id ku qabtey ...
8 qof oo rayida ayaa ku dhaawacantey shil gaari oo maanta ka dhacey Isgoyska Kala-beyrka ee duleedka Waqooyi Bari ee Gobolka ...
Xubno kor u dhaafaya 300 Xubnooda kana mida Baarlamaanka KMG oo Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa kalsoonidii kala laabtey ...
Waxaa Mar kale Dib loo dhigay Kal-fadhigii Baarlamaanka DKMG ah oo lagu waday inuu Maanta Dib u furmo, waxaana arintaasi loo ...
Axmed C/samad
alwaqaar@hotmail.com
Ummad aan afkeeda aqoon
Kumbuyuutarkaygu af carabi ayuu ahaa. Markii aan daaray buu askarigii yiri: waa carabiye!. Bal ii fur pictures-ka. ...
Qarax ka dhashey miinada nooca meelaha fog laga hayo ayaa gaari kuwa dagaalka oo ciidamo ka tirsan DKMG saarnaayeen la gula ...
Wasiirka Arimaha Dibada Jarmalka Geuido Festerfelle ayaa Shaaca ka qaaday inay Ciidamo ka bixitaankooda Afqaanistaan Bilaabayaan 2011 inagu soo fool leh.
Gudoomiyaha DKMG ah u qaabilsan Degmada Shangaani ayaa Qiray inay Ciidamada AMISOM oo gaashaan ka dhiganaya kuwa DKMG ah ay Dageen ...
Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Camar Muusaa ayaa ku Baaqey Shir Dib u heshiisiin ah oo Soomaalida loogu Qabto Gudaha Soomaaliya, ...
Dagaal maanta dhacey ayey Xarakada Shababul Mujaahidiin kula wareegtay Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Gal-gaduud, sida uu Saxaafada shir jaraa’id ugu sheegay ...
Warmurtiyeedkii Shirweynaha Jamaacada Al-Ictisaam
Waxaa1-8/5/1431 - 15- 22/4/2010 ku qabsoomay magaalada garoowe shirweynihii guud ee jamaacada al-ictisaam bilkitaabi wassunnah, shirkaas oo ay ...
Ciidamada Itoobiya ee Shalay soo galay Degmada Ceel Barde ee Gobolka Bakool ayaa Xalay halkaa bandow ku soo rogay waxayna bilaabeen ...
Kulan lagu waday inay Maanta Xarunta Golaha Shacabka ku yeeshaan Xubnaha Baarlamaanka KMG ayaa baaqday, waxaana sabab looga dhigay Miino baaris ...
« Back More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga