Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Faahfaahin ka bixisay weerarkii Isqarxinta ahaa ee Shalay lala beegsaday Bangiga ganacsiga oo ay dhawaan fariisn ka sameyteesn Ciidamada AMISOM.
Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Max’ud Raage (Cali Dheere) oo Saxaafada Shir jaraa’id u qabtay ayaa sheegay in weerarku u dhacay sidii loo qorsheeyey Hadafkii ay ka la haayeena ay ka gaareen.
Waxa uu intaa ku daray in Qaraxu dhamaanba burburiyey dhulkana la simay Dhismaha bangiga oo ay daganaayeen Ciidamada AMISOM wuxuuna Afhayeenku carabaabay in 20 meeyo dhimasho ah ay kamid yihiin qasaaraha hordhaca ah ee weerarka ka soo gaaray AMISOM.
Sh Cali dheere oo arinkaa ka hadlaya ayaa yiri:“Camaliyadaasi waxay u dhacday sidii ay u qorsheeyeen walaaha Mujaahidiinta ah iyada oo dhameystiran waxaa u suurta gashay inay toogtaan hadafkii ay qorsheysteen oo ahaa gaaladaas Kirishtanka ah ee loogu yeero AMISOM, wararka ugu horeeya ee awaligaa ee ay soo gudbinayeen walaalaha Mujaahidiinta ah ee Xogta dhabta ah kahaya meesha ay ka dhacday camaliyadaasi in gurigii ay daganaayeen ee Bangiga ahaa dhamaantii uu baaba’ay oo waxba aysan ka harin iyadoo ay ka soo bixiyeen Baqti ku dhaw 20 meeyo ilaa hadana ay wali qufaayaan Burburkii gurigii dudumay oo ay ka soo saarayaan baqtigii kale ee ka haray”.
Afhayeenka Ciidamad AMISOM ayaa sheegay in weerarkaasi ay ka warhayeen ayna kaga dhaawacmeen 2 Askari.
Sh Cali dheere oo arinkaa ka jawaabaya ayaa yiri:“hadii uu Beenaale Bahuuko uu qariyo Baqtigooda iyo qasaarahooda waxaa sheegi doono islaamaha Uganda bujumbuura jooga ama kuwa kambaala jooga ayaa sheegi doono oo baroortoodey ka soo bixidoontaa”.
Sababaha ay Weerarkan u qaadeen ayuu ku sheegay Sheekh Cali Dheere
1. u aargudid aay u aargudayaan Amiirkii Dowlada Islaamiga ee Ciraaq Abu Cumar Al-Baqdaadi iyo Wasiirkiisii Dagaalka Abu Xamza Al-mujaahir oo ay dhawaan Duqeymo ku dileen Ciidamada Mareykanka, wuxuuna sheegay Cali dheere inay isku mid yihiin Mareykanka ragas Dilay iyo Ciidamada AMISOM ee halkan joogo, Muslimiinta Soomaaliyana ay u damqanayaan dhibka loogeystay kuwa Ciraaq.
2. Barakicintii loo Geystay Dadkii Dhawaan laga raray halka Qaraxa lala beegsday ee ay soo dageen Ciidamada AMISOM.

Related posts:
BISMILLAAH.
ALXAMDU LILLAAH, quluubtii dhaawaca ahayd baad u daawayseen muslimiintii dhibka loo gaystay ee
ee ku nool dhammaan adduunka daafahiisa.
baahuuko beenaale waligiis beenta ha wado kolay
beeni raad ma leh.
guusha iyo nasiriga ALLAAH ha idin siiyo oo guulaysta.
waana u tahniyadeenaynaa dhammaan intii fulisay
camaliyadda shahaada raadinta ah ee ALLAAH kalimaddiisa kor loogu dhigayo.
WALLAAHU ACLAM.
allaahu akbar allaha u ziyaadiyo hoog gaalafa is bahaysatay aamiin
marka here asalamu calaykum arinkan ku dhacay amison wa arin lagu farxo wayo iyaguba way kufarxan marka anuna wan kufarxaya ceda kacaraysana ahalaha caradeda ku dilo wallalahayga mujahidintan howsha hasiwadn ayan leyahay amison halala halago
xeradaa tabin. beenaale Bahuuka been hasheego.
muslimiintana ALLE haquweeyo gaalada iyo inta kabarbar dagaalamasana ALLE hajabiyo. Aamiin Aamiin Aamiiiiiiiiiiin.
mujahid > allahu akbar labadan labadan oodamiya ayagaa cagta waxkadaydoney
ALLAH AKBAR.
GAALO ILAHAY HA DULEEYO.
allaa mahad leh kadibna mujaahidiinti gaada xanuunjisay ee alle asagaa awood lehe haka aqbalo
A/A.
Ninka isku magacaabay Bismillah, waxaan ku dhihi lahaa haddii ay run kaa tahay taageeradaan oo aad aaminsan tahay nin naftiisii halaagay inuu janno ku galaayo walaalow adiga miyaadan rabin janno maad is qarxisid maxaad masaakiinta beenta loogu sheegaa meesha Abuu mansuur Cali dheere iyo shoongali ay janna ka rabin maxay tahay beenta masaakiinta lagu halaagaayo.
Waxaana shaki ku jirin nin naftiisa dilay inuusan janno inuu galo iska daaye inuusan urinaynin balse uu Naar iyo jahannamo ku waaraayo.
asc wr wb inaa lillaah waa inaa ileyhi raajicuun aad baan uga xumahey wiilasha yar yar ee masakiinta ah ee waalidkood iyagon ogeyn falkas sameynayo iyadoo waalidkood laga yaabo in ey ugu horeyso in ey tv ka fiirsaden wiilashooda iyagoo isqarxinayo iyagoon war u heyn meel ey ku danbeyeen waxan ahey hooyo soomaaliyeed waxan u tacsiyadeynayaa 2wiil waalidkii dhaley , samir iyo imaan ilaaheyha idiinka siiyo waxey cadeeyeen culumada islaamka in ey xaaram tahey in qof naftisa qarxiyo. marka ma aqaan aniga arimahan waxan isweydiinayaa ragga howlahan wado aawey wiilashoodii mey is qarxiyaan hadey jannadu run tahey ma maqasheen waligiin wiil ey dhaleen iney is qarxiyeen waxan weydiinaya qof walbo soomaali ah, waxan maqley iney 2wiil ee soomaaliyeed naga dhinten laakiin ugaandheyskii aan dhaawac waxan aheyn gaarin maxan faaiidney?????????????????????????????????.
In qof hal arin isku amaaniyo maskaxdiisana ka xiro wixii kale ee uu ku fekeri lahaa waa ayaan daro. Culimadii soomaaliyeed badideedii waxay leedahay in qof dilka naftiisa sabab u noqdo janno laguma galo halka kuwa kalena qabaan in arintaas jannada lagu gelaya..
Arintu hadday halkaas marayso, Maxaa dhacaya haddaan gaaladana ku jihaado oo la dagaalamo inta aan kari karo wixii dhankooda igala kulmana ha ahaado dil, dhaawac, qabsasho iyo dib kaleba aan ku qanco kuna sabro. Miyaaney dariiq badbaada ah ahayn miyaase la isku haystaa haddaan dariiqaa maro?
Axmed & umu nisa.
Waxaan idin odhan lahaa nagnagta iska daaya dhalinta shuhadada ah e aan maanta ifka joogin afka haladoonanina waalidkood iyo iyagatona uma warhaysaan janno hadaad rabtaana jihaadkay ku jirta