Qarax ka dhashey gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyey ayaa wax yar ka dib Salaadii Duhurka lala beegsadey xaruntii hore ee Bandhiga Ganacsiga, Degmada Shangaani ee Magaalada Muqdisho oo dhawaan ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM fariisin ka sameysteen.
Sarkaal ka tirsan Al-shabab oo aanu la xariirney waxa uu sheegay iney iyagu weerakra ka danbeeyeen uuna ahaa Fal Istish-haadiya oo ay la beegsadeen ciidmaada AMISOM.
Sarkaalka oo magaciisa ka gaabsadey waxa uu sidoo kale sheegay inuu weerarku u dhacey sidii ay ugu talo galeen sidoo kalena uu haleelay goobtii ay ugu talo galeen khasaare baaxadlena u geystey ciidamadii ay la beegsadeen.
Faahfaahinta weerarkan oo ahaa mid si weyn Magaalada looga maqley uu sheegay Sarkaalku iney dib ka soo saari doonaan.

Related posts:
Ama ha is qarrxiyeen ama heyska daayeene Shabaab ma saari karaan Uganda. Hadey karaana dooni maayaan iney saaraan. Labadaas suurto gal mid uun hadey arintu tahey maxey macnaa oo ku fadhidaa waxbaa istish haadey iyo waxbaa la qarxiyey iwm?
Sidaas si la mid ah ciidamada shisheeye oo dalka jooga dooni maayaan iney Shabaab meesha ka saaraan. Hadey doonayaana ma karaan!
Meeshaas qofkii garaad u saaxiib ah waxaa uga soo baxeysa wardada uu ku jiro shacabka soomaaliyeed oo ay ku kor dirirayaan dad dagaalku mashruuc nololeed u yahey labadaba.
Mid kastaa wuxuu ogyahey hadii kan kale meesha ka baxo inuu weynayo sababta sharciyada jiritaankiisa.
Walaalayaal ha noqonina jamaahiirta la duufsan karo oo sidii arigii tanag inta loo garaaco la didsan karee dadbaa ilaahey idinka dhigaye fakara.
ALLAAHU AKBAR, ALLAAHU AKBAR, ALLAAHU AKBAR
ASCWR TCWB waxaan salaamayaa dhammaan walalahayga soomaaliyeed ee akhrista boggan
khaas ahaan waxaan salaamayaa reer somalimirror salaan kadib
waxaan allaah ogu mahad celinayaa guusha uu siiyey mujaahidiinta iyo dadka raacsan inshaa ALLAAH way siisocon doontaa
wscwr tcwb
TO:wadaad yare
Haye waad ka soo dhuumatay somlimemo intaa ku soo dhuumatay miyaa????????? Meeshaad gasho waa lagaa soo daba galayaa INSHA ALLAAH adoomadaas mad-madow haddi ay adiga qiimo kula leeyihiin mujaahidiinta agtooda waxba kama ah ee waxaan kuu sheegayaa gaalo iyo gaalo raac mar un laga takhalusi doono INSHA ALLAAH taageerayaashay gaalo iyo gaalo raac oo aad adiga ka mid tahay iyagana juuqda ayeey gabi doonaan INSHA ALLAAH.
Ilaahow kuhalaag gaalada isqarxintan dhacadey,kana waraabi jannadaa ninka dartaa isku qarxiyay
BISMILLAAH.
…. nin aan warankaa galin warkaa ma galo…..
ALLAAH baa mahad leh SUBXAANAH oo geesiyaashaas
ka soo dhex saaray muslimiinta , waxaa is waydiin leh gaaladaas bakhtisay oo halaagsantay
sow laguma cibra qaato, waxaa dagaalamaya waa
gaalo iyo muslimiine dadow labada saf mid raaca
ama shabaabal mujaahidiin doorta ama kaafir baahuko doorta.
sidaas si aan ahayn gaal kaagama edebsan karo ee gaalada iska edbiya intaysan guryaha kuugu imaan oo dumarkiina iyo caruurta aysan idinka fara xumayn.
ALLAAHU AKBAR WALILLAAHIL CIZZATU WALI RASUULIHI WALIL MUUMINIIN.
RABBI BAA ADKAAN.
WALLAAHU ACLAM.
Salaan kadib waxay aniga ila tahay dagaalada muqdisho ka dhacayaa waxay u baahan yihiin ka fakar badan maxay macno samaynaysaa qarax dhacay oo qof naftiisa ku waayey naftiisiina waa halaagay Allana Subxaana wuxuu leeyahay Nafihiina ha halaagina.markaas yaa cadaynaya inuu yahay mujaahid iyo in kale? waxaa kale oo jira masalo fiqi ah oo odhanaysa haddii mafsado la suulinayo waa in aan lagu suulin mid ka fasaad badan,waxaan uga jeedaa Amison oo la qarxiyey isla markaasna boqolaal shacab ahi u dhimanayaan maxaa faa’iido ah oo ka soo kordhay?isweydii?.waxaa kale oo shabaabow ku qaldan tihiin cidii wax idiin sheegta ama fikirkiina wax kasoo horhjeeda sheegtaa ma gaala raacbaa?ugu dambayn waxaan kusoo gabagabaynayaa islaamka siyaabo badan oo loo xaqiijin karo,oo aan ahayn dad lagaalaysiiyo iyo qof is qarxiya ayaa jirta ee istiraatiijiyadiina wax ka badala,qaladkana waa la qaataa,malaa’iig aan qaldamayna ma tihidin ee bina aadam daciifa ayaad tihiin,waxbadan ood ku dadaalaysaan way jirtaa khalad badan ood gashaana wayjirtaa ee khaladkiina qaata,umadana u naxariista Adoomadan madow ee meesha la keenayna ee shacabkii dhameeyeyna istiraatiijiyad kale u raadiya sidaas iyo asalaamu calaykum
to aniisa
marka hore waxaankuu arkaa inaad tahay qof macquul ah hadana wax badan ayaa kaa maqan shabaab waa dad caadi ah ee malaaik maaha weliba dhalinyaro ubadan laakiin cadow baryo kuguma deynayo inuu xanuusado maahee dadkana qof aan waqtigiisi dhamaan madhimanayo ee fikirkaagu waa dhawyehee wax badan diintaada baro adigoo mahadsan