Ruuskha oo taageeray Qaraarka Q.Midoobay ee Cuna Qabataynta hubka

Published on April 27, 2010 by   ·   No Comments   ·   print

Wakaaladda Wararka ee Inter Fax  ayaa maanta oo Talaado ah baahisay in Bayaan ka so baxay aqalka Madaxtooyada Ruushkha kuna Saxiixnaa Madaxweynaha Ruushka Demeter Medvedev kaas oo u adiyado qararka Qaramada Midoobay ka soo baxay ee tirsiguusu ahaa 1844 kaas oo dhigayay in Dalka Soomaaliya aan la siin wax hub ah sidoo kalena aan laga saacidin sameysashada hubka.

Bayaanka ka soo baxay Xafiiska Medvedev ayaa lagu yidhi “waa khatar in Soomaaliya laga saacido dhanka u dhoofinta hubka ,sidoo kale waa in laga jogsadaa hab kasta oo la xidiidha talo siinta ama gudbinta qeyb ka mid ah adeegyada Military si muuqata ama si aan muuqanba “

Dowlada Ruushka ayaa dhamaan Hey’aadka Xukuumiga ah iyo Warshadaha wax soo saarka sida kuwa Ganasiga ,kuwa Qalabka Milatary iyo sidoo kale Sharikaadka ganasiga iyo baniyada iyo dhamaan shirkadaha sida gaarka ah loo leyahay waxa ay uga digtay in ay arintaas ka digtoonaad .

Ruushku waxa uu sheegay in cunqabataynta xagga Hubka ah ee ay saareen Somaaliya uu yahay kaliya mid ka xidhiidha dhanka Milatary-ga iyo xaga farsamada oo ah xoojinta DKMG ah , waxayna Dowladu Ruusku intaa raadisay in Kaalmooyinkii xagga Bini Aadaninimada  .

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Amnesty International oo ku baaqday in la eego hubka la siiyo DKMG ah & qaabka ay u isticmaasho
  2. Kooxda la socodka cunaqabataynta Hubka ee Soomaliya oo sheegtay in la jabiyay cunaqabtayntayntaas
  3. Muran ka Taagan Hubkii Maraykanku ku Taageeray DKMG ah
  4. Mareykanka oo ka walwalsan in Hubka Nuclearka Pakistan uu u Gacan galo Daalibaan.
  5. 4 kooxood oo Mucaaradka Eritrea ah oo Midoobay

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Amnesty International oo ku baaqday in la eego hubka la siiyo DKMG ah & qaabka ay u isticmaasho
  2. Kooxda la socodka cunaqabataynta Hubka ee Soomaliya oo sheegtay in la jabiyay cunaqabtayntayntaas
  3. Muran ka Taagan Hubkii Maraykanku ku Taageeray DKMG ah
  4. Mareykanka oo ka walwalsan in Hubka Nuclearka Pakistan uu u Gacan galo Daalibaan.
  5. 4 kooxood oo Mucaaradka Eritrea ah oo Midoobay

Latest Headlines