Golaha Amniga oo ogalaaday in la adkeeyo Shuruucda la dagaalanka B.Badeeda

Published on April 27, 2010 by   ·   No Comments   ·   print

Golaha Amniga ee Qaramada Midoobiy ayaa kulan ka leh Qaraar uu Golaha soo hor dhigay Dalka Ruuskha wuxuuna Goluhu sheegay in uu taageersan yahay qaraarka uu Ruushku soo diyaariyay kaas oo dhigayay in si adag loola macaamilo budhcad badeeda ka jirta xeebaha Soomaaliya ,Golaha Amnigu waxa uu Dhamaan Xubnaha joogtada ah ee tiradoodu tahay 15 dal ugu baaqay in ay u tafa xaytaan soo qab qababashada ,xidhxidhidda iyo Maxkamadeynta Budhcad badeeda ay ka soo qab qabtaan Xeebaha Soomaaliya.

Golahu waxa uu ugu baaqay  Xubnaha Joogataha ka ah Golaha Amniga iyo sidoo kale Wadamada dhaca Geeska Afrika in ay howl galiyaan ciidamadooda amniga si ay ula dagaalamaan Budhcad badeeda sidoo kalena ay u soo qab qabtaan dadka looga shikiyo in ay xidhiidh la yihiin Budhcad badeeda ,sidoo kale waxa uu Goluhu ku Wadamadaa ugu baaqay in Xidh Xidhaan Budhcad badeeda ay ka soo qabtaan Xeebaha Soomaaliya .

Golaha Amnigu waxa uu Xog hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Mun ugu baaqay in sadex bilood gudahood lagu soo diyaariyo Qaraar dhigaya ilaa dhow mashruuc oo wax looga qabanayo Budhcad badadeeda sidoo kalena fasxaya la dagaalanka Budhcad badeeda hubeysan ee ka jirta Xeebaha Soomaaliya.

 Qararka ayaa dhigaya in si adag loola dhaqmo budhcad badeeda wuxuuna qararku xusay in hadi si adag loola dhaqmaa budhcad badeedu ay keenayso in ay nabad galaan Maraakiibta Shixnadaha ganacsi sida ee mara marin Biyoodka Cadan.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Wasiirka Amniga Puntland oo maanta shir jaraa’id qabtay sheegayna in ay la dagaalmi doonaan B/badeeda
  2. Xulufada la dagaalanka Budhcad badeeda oo Markaabiibta goosheysa Badda Cas & Hindiya ka codsaday in ay soo war galiyeen
  3. Golaha Amniga Q.M iyo Golaha Amniga & Nabadda M.Afrika oo barri kulan uga furmayo Addis Ababa
  4. Maamulka Puntland oo sheegay in Wadamada isku bahaystay la dagaalanka B. Badeedu ay fashilmeen
  5. Jarmalka oo bilaabay la dagaalanka Burcad Badeeda Somalia

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Wasiirka Amniga Puntland oo maanta shir jaraa’id qabtay sheegayna in ay la dagaalmi doonaan B/badeeda
  2. Xulufada la dagaalanka Budhcad badeeda oo Markaabiibta goosheysa Badda Cas & Hindiya ka codsaday in ay soo war galiyeen
  3. Golaha Amniga Q.M iyo Golaha Amniga & Nabadda M.Afrika oo barri kulan uga furmayo Addis Ababa
  4. Maamulka Puntland oo sheegay in Wadamada isku bahaystay la dagaalanka B. Badeedu ay fashilmeen
  5. Jarmalka oo bilaabay la dagaalanka Burcad Badeeda Somalia

Latest Headlines