Waxaa la Baafinayaa Gabadh Jirta 13.5 Laguna Magacaabo Bahja Axmed Maxamed Bedel oo ku luntey Dalka koonfur Afrika, waxeyna maqan tahey muddo 4 cisho ah.
Sidaa daraadeed waxaa laga codsanayaa Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka koonfur Afrika war iyo wacaal wixii ay hayaan oo ku aadan Gabadhan iney ku soo hagaajiyaan cinwaanada hoose:-
If you have any information please contact:
Aabe Ahmed Budul Tell: 072 339 1797
Adeer Sheikh Ahmed Abdi Tell: 082 742 0024
Adeer Ahmed Elmi Tell: 082 481 1440
Adeer Abdirashid Ibrahim Tell: 083 432 6924
Adeer Sheikh Qorane Mohamed Tell: 082 798 0048

Related posts:
Baraarujin.,
fadlan south africa waa dal weyn raaciya gobolka ama magaalada iyo hay jiraan astaamo
Allah ha xifdiyo hana soo dumo
BISMILLAAH.
ALLAAH SUBXAANAH waxaan ka baryayaa inuu u soo cesho gabadhaas caruurta ah waalidiintii dhalay
ayadoo bad qabta oo aan wax gaarin , waxaana ALLAAH ka baryayaa inuu ehelkii gabadhaas uu ku
mannaysto assabar wassalwaa , dhammaan inta kale ee adduumka ku dhuntayna oo muslimiin ah inuu u soo cesho eheladood ayagoo bad qaba.
WALLAAHU ACLAM.
Yaa ilaah…… u sahal waalidiintan ilamahooda!!
Walaalayaal ma dareemi kartaan xanuunka ay leedahay in ilamahaagii kaa maqanyahay isla markaana aadan aqoon geeri iyo nonol waxa uu ku suganyahay?!! rabi ikshif canhum al kurbah….aamiin….
waxaan idinkugu bishaaraynayaa walaalaha muslimiinta ah oo kanaxay lumitaanka gabadhan yar ee luntay, waxbadana uducaynayey in ilaahay ayadoo nabad qabta usooceliyo reerkeedii iyo muslimiintaba, in gabadhaa lahelay ayadoo caafimaad qabta hadana ay kujirto gacanta qooyskeedii.
al xamdulilaah, adinkana dalaalkiinii iyo ducadiinii ilaahay haydinka abaal mariyo.