March 2010 Archive
Ururka Dhaqaatiirta Da’da yare ee Soomaaliyeed ayaa Maanta Degaanka Lafoole ee Duleedka Muqdisho ku soo gabagabeeyey gurmad Caafimaad oo ay mudo sedex Maalmooda kawadeen Deegaanada loo ...
More From March 2010
Sheekh Usaama Bin Laadin Hogaamiyaha Ururka Al-Qaacida ayaa Fariin Cod ah oo uu soo diray Mareykanka uga digay inay dilaan Khaalid ...
Ugu yaraan 500 oo qoys ayuu Maanta Maamulka DKMG ee Gobolka Banaadir ka Burburiyey Guryahoodii oo ku yiil buurta Afisyoone iyo ...
Mas’uul Sare oo kamida Ciidamada Uganda ayaa Dowladaha Africa ku booriyey in Soomaaliya laga caawiyo sidii dib loogu dhisi lahaa Mu’asasaadka ...
Duqeyn geysatey dhaawaca dhowr iyo toban qof oo rayida kana imaaneysay dhanka Xarumaha DKMG iyo kuwa AMISOM ayaa gelinii danbe ee ...
Burcad Badeed Soomaali ah ayaa shalay Talaadadii afduubatay Markab laga lahaa Dalka Turkiga oo ku wajahnaa Xeebaha India waxaana la socday ...
Iska hor’imaad mudo kooban socday una dhaxeeyey Ciidamada Xisbul Islaam iyo kuwa DKMG ayaa shalay Galinkii dambe ka dhacay Agagaarka Isgoyska ...
Warbaahinta Ingiriiska gaar ahaan BBC-da iyo Sky News ayaa baahiyay maanta oo talaado ah in Dowlada Ingiriisku ay eriday Diblomaasi Yuhuudi ...
Diyaarado Helicoptero ah kuna socda joog hoose ayaa maanta lagu dul arkey Hawada Degmooyinka Marka iyo Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Dagaal iyo Duqeyn geystay khasaarooyin kale duwan oo Naf iyo Maalba leh ayaa maanta ka dhacey qeybo ka mida Degmada Hodan ...
Wasaarada Gaashaandhiga Ingiriiska ayaa shalay shaacisay in laba kamida Ciidamadeeda lagu dilay qarax Meeno oo lagula beegsaday Gobolka Helmand ee koonfurta ...
Muran xoogan oo ku aadan masiirka ciidamo Soomaaliya oo Kenya lagu tababarey ayaa ka dhex taagan DKMG dhexdeeda iyo sidoo kale ...
Ayaan Xirsi Magan oo horey u caddeysatay inay Islaamka ka riddowday ayaa maalmahan soo saartay Kitaab ay Islaamka ku aflagaadeysneyso oo ...
Sida ay faafisay shabakadda wararka ee CNN kaaliyaha wasiirka arrimahada dibadda ee Maraykanka dhinaca ammaanka iyo siyaasadda Tomas Contryman ayaa shaaca ...
4 qof ayaa ku dhimatey 9 kalena dhaacyo ayaa ka soo gaarey, shil gaari oo barqanimadi maanta ka dhacey inta u ...
DKMG ayaa amar ku bixisay in laga guuro dhamaan Xaafadaha ku dhaw garoonka Diyaaradaha Muqisho gaar ahaan Xaafada Afisyoone oo garoonka ...
Sarkaal xagga ciidanka ah, kana tirsan Maamulka Jubooyinka ee Xarakada Shababul Mujaahidiin ayaa xaley, kooxo hubeysan ku dhex dileen Magaalada Kismaayo ...
Markazka Arrahma, Birmingham-uk wuxuu walaalaha Soomaliyeed iyo Carabtaba ugu bishaareynayaa in Masjidku qaban doono Dawro ama siminaar lagu baranayo culuumta sharciga, ...
« Back More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga