Xubin kamida Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Haweye ayaa Shalay Gabal dhicii lagu dilay Deegaanka Lafoole oo kamida Deegaanada loo barakacay ee Duleedka Mudisho.
Odayga ladilay ayaa Magaciisa lagu sheegay Cabdi Max’ed Jimcaale waxaana Toogtay dabley Hubeysan oo aan heybtooda lagaran Xili uu ku sugnaa Goob lagu qaxweeyo.
Lama garanay cida ka dambeysay Dilka Cabdi Max’ed Jimcaale oo kamid ahaa waxgaradka Golaha dhaqanka Beelaha Hawiye.
Max’ed Xasan Xaad oo ah Gudoomiyaha golaha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa Xaqiijiyey Dilka loogeystay Cali Max’ed Jumcaale isagona carabaabay inay Dishay gacan ka gardaran wuxuuna uga tacsiyeeyey Qaraabadii uu ka tagay.
Xaad ayaa Dilka Cali Jimcaale loogeystay ka jiri:“Oday Odyaasha kamid ah oo Dadka Maskaxda golaha kamid ahaa ayaa shalay Maqribadii lagu dilay Deegaanka Lafoole sida aan maqalnay waxaan leenahay inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicoon isagana waxaan leenahay kitaabkiisii ilaah midigta hakasiiyo Caruurtiisa iyo dhamaanteenba Alle Sabar iyo iimaan hanaga siiyo maadaamo uu ahaa oday waxgarad ah oo dadka samaha kataliya kamida waxaana lahubaa gacan kagardaran inay dishay… Magaran karno cidii dishay”.

Related posts:
Asc w.wbr intasi kadib layab nugua aha inay gestan dil fool xun qoloyin iskasohorjed ayago sheganaya mid waliba inay kakorqadayan dhibatada shacabka musliminta ah marka talo , waxan kulatali laha qoloyinkan inay jojiyan dhiiga musliminta garahan dadka sumcada kuleh bulshad dhaxdeda sida waxgaradka dhaqatirta ganacstada dadka aqonta leh culimada ama ama nin darajo kahesto xaga ciidanka sida jeneral ama korneyl wb towfiq
WAR NAGATAGAN OGAY AYAD SHEEGAYSAAN MEEYEH MADAXDII IYO WALIBA AQOONYAHANIINTII SOOMALIA WAA DAD WAALAN WAXAAN AAMIN SANAHAY IN UU DILAN WIILKKIISI AMA MID UU ADEER U YAHAY
Artiecls like this are an example of quick, helpful answers.