Madaxweynaha Mareykanka Obama ayaa Xalay saqdhexe booqasho Qarsoodi ah oo lama filaana ku tagay Dalka Afqanistan, dib ayuuna uga laabtay saacado kadib waana Socdaalkii ugu horeeyey oo uu halkaa ku tago tan iyo Xiligii uu Xilka qabtay ( Sawiro )
Wariye lasocday Diyaaradii qaaday Obaama ayaa sheegay in Safarkaas aad loo qarinayey sababo Amaan wuxuuna carabaabay inay Xalay Cam dived ka qaaday Obama Diyaarad gaar ah taas oo transid la’aan habeenka badankiis socotay waxayna markii dambe soo caga dhigatay Saldhiga ugu weyn Ciidamada Shishiiye ee Afqanistan Dagaalka kawada oo ah Bagram.
Tiro kamid Ciidamada Mareykanka ee Dagaalka kawada Afqaistan ayuu lakulmay Obama wuxuuna uga mahad celiyey Dagaalka ay kujieraan isagoona sheegay inuu ku kalasoonyahay in Ciidamadiiso Guul ka gaari doonaan Dagaalka Afqanistan siina wadi doonaan Dagaalka ka dhanka ah Daalibaan iyo Al-Qaacida.
Waxa uu halkaa ka raacay Diyaarad Helicobter ah wuxuuna ka dagay Aqalka Madaxtooyada Xamdiid Karzaay waxayna saxaafadu sheegayaan in Xitaa Karazaay uusan kawarheyn Booqashada Obama uuna kawahelay isagoo Kaabuul jooga.
Kulan qaatay 25 Daqiiqi ayey yeesheen Obama iyo Xamiid Karzaay waxaana la sheegay inay kawada hadleen Ladagaalanka Fasaadka iyo in Mareykanku balanqaado inuu siijoogayo Afqanistan iyo arimo kale.
Obama ayaa Saacado kooban kadib isla habeenimadii ka Duulay Afqanistan dibna ugu noqday halkuu ka yimid.

Obama iyo Karzay oo wada socda

Related posts:
inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicun waxaa meeshaas yimid sheedaanka ugu weyn sheedaamada aduunka waana wax lana co wax kalana uma imaanin waxuu rabaa in nuu sii bur buriyo halkaas na waxaa inooga cad sidii bush ookale in weye sheekada obama mar aan hadaladiisa xaleey ka dhageeysanayay tv wax yaaba ha uu ku had layay wax wanaagsan meesan aheen waxaa kamid ahaa hada ladiisa sii wada dagaalka hana kabaqina familadiina waxeey ku sugan yihiin nabad iyo xasi loonii oo aheed mic naheeda sii bur buriya wadan kaan kana tir tira islaamka ilaah waxaan ka bar yayaa in eey ku baa ba aan nimankan mareekan ka ah iyo xulu fadiisa in sha allaah weeyna noqo neysaa guushana waxeey ku dan beeu neeysaa nimanka udagaalamaa yo darilaa iyo magaca islaam ka masha alaaah asc/w/wabarakaati
Hoog Ooba, Abaamow Baqtintaa Ladhuumatay Baa Kuugu Filan Jab Ceeb Allaahna Hakuu Jijibaaro Jabka Iyo Cabsida Aamiin Aamiin Aamiin ilaahaw
Gaal iyo gaalo raacyo Alle sharkooda haka qabto muslimiinta.
Bal fiiriya rucbiga iyo argagaxa uu Ilahay ku riday, asagoo “madexweeyna” ah buu dhuumalaysi ku galay Afghanistan. Diiq Alle idinku rid, saa waaba ku jirtaane..
Waxaadna dhanka kale fiirisa sida Mujaahidinta cabsi la’aan u dhex mushaaxayaan wadanka.
Cizzi iyo sharaf oo dhan waxay u ahaatay qofkii Ilahay u hogaansama, wa illaa dulli fi ddaarayn baa u dambeeyn sida madax kusheegyasha musliminta.
inshaa allaah waxan udhan aygoo meeyd ah ayaa lakeeni sharafna maheli doonaan waaa hordaagan wilka eey dhulkiisa kuheestaan qofka haduu wax aan harayba guul looga garin haduu udagaalamo oo ah wadan dadoow horaa loowaayay hajoogo sanado balse maalin uunbaa asagoo duleeysan kahadaafi doonaan meeshan waa maalintii farxadeena qofwalboo muslin ah iimaana leh
wuxuu booqday Xaaskiisa xaamid Karsay,Xaaska aanku tilmaamay xataa wuuka liitaa waayo xaaskaaga markaad Safar uga maqneyd waa loo sheegaa in aad soo baxday soona hoyaneyso,,wax lagu tilmaamo lama qayaan,,marka dhib yaanloo arkin,dabadhilifkiisa Kabaha u qaada ayuu u tagay,cidkastana way ogtahay 1 Afganistan,Ciraq,Sacuudiga,Qatar,Yugrayn,dhamaan caraboo dhan Obama ayaa madaxwayne u ah
obama murtad lakordhabay lahoosdhabay , laagoday,
waad ridowday inan gumeedyahow , aabahaa muslim ayuu ahaa , dameeryahay , doofaarta ahi, walaahi islaamku qoorta ayay kaa jari doonaan , inshaa allah.
BISMILLAAH.
bal u fiirso meesha uu qarsoodiga ku tagayo waa
dhul muslimku leeyahay, dadka uu gumaadayo, waa
dad muslima,ninka u shaqaynaya waa karazaay oo ka soo jeeda dad muslima, dawladaha uu u adeegsaday burburinta iyo xasuuqa iyo duulaanka
cirka iyo dhulka waa bakastaan iyo iiraan oo dhulal muslimku leeyahay ah,intaas oo dhan waxaa kuu caddaatay in kaafir obaama uu yuhuudi
yahay oo kiristaankii uu sheegan jiray iyo waxii uu oran jiray awoowahay baa muslim ahaa
oo nabad baan keeni karaa ciidanka maraykankana
waan kala soo baxayaa afqanastaan iyo ciraaq waa taas beenta noqotay oo yuhuudda baa ka diiday inuu ka soo baxo , yuhuuddana waxaa lagu yaqaan inay dabka adduunka ka huriyaan, haddaba muslimow baraarug oo kaafir obaama haddaad hadda waxii ka danbeeya ka digtoonaada
yuusan idin qaldin madowgiisu waa ka sii daran
yahay kaafir buushkii dad qalka ahaa ee ka horeeyay.
WALLAAHU ACLAM.
As.c
wad jabidoontaan alla idinkii waxba niyada ha isku dhisina gaalooy hoog baa idin danbayn meel waliba, kkk hadaad aduunka gaar ka haynkartaan maraykanow waa la arkidoonaa, maalin weliba dawlada saliibiga ah Georgia iyo xogaa kuwasheegta islaamnimada turkiga ka mid yahay ayuu so shukaansadaa iyagana xanuunka wey u adkeysanwaayeen oo 1 yr ka dib wey kala soo baxaan ciidamadooda, Canada wey baxaysaa Australia sido kale awel waxaa isaga hayaamay iyagoo meydkooda xambaarsan polland S/koria/japan saliibiyinta yaryarka ee u ku adeegto mareykanku & kuwo kale hada waxaa u dhiman africa inu ka qaado ciidamo o u geeyo afghanstan/baladil islaam.
ilaahow islaamka quwee oo midee kuwa camal-ka jihaadiga ku jirana waxaan farayaa midkiin haduu u janjeersado dhinaca kale in aan laga daba qaadan oo an la fogeyn ee lo naseexeeyaa sidaas ayaana ku kasbankarnaa muslimiin badan oo qalbiga laga haysto,
Mahdi
waasax inuu lahadlo ciinkiisa waayo waxaa hurday dhamaan muslimiinta oo colaad isuwadaqaba oolaka googooyey xaduudna loosameeyey si eysan isugu gurman dhamaan carabta way saxiixeen inlaguduulo ciraaq afganistaan iyo fasastiin waxna kamaqaban