Qaxar Miino oo ay ku geeriyoodeen Dad uu kamid ahaa Gudoomiyihii Degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho Axmed Qoorleex ayaa goor dhaw ka dhacay Xaafada Afisyoone ee ku dhaw Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxaana sidoo kale qaraxa ku dhaawacmay Mas’uuliyiin uu kamid ahaa Gudoomiye ku xigeynkii dhanka Amaanka Maamulka DKM ee Gobolka Banaadir Warsame.
Dhimashada Qoorleex iyo dhaawaca Warsame waxa saxafada u xaqiijiyey Afhayeenka Maamulka DKMG ee Gobolka Banaadir Max’ed C/laahi Cariig wuxuuna sheegay inay jiraan Qasaarooyin badan oo dhimasho iyo dhaawac kale ah oo soo gaaray Ilaaladii gudmooiyaha iyo Mas’uuliyiin kale oo la socotay.
Cariig oo kahadlaya qaraxa ayaa yiri:“Waxaa Geeriyooday Gudoomiyaha Degmada Xamar Jajab Qoorleex wuxuuna ku Geeriyooday Qarax Iridka weyn ee laga galo Afisyoone oo aheyd qeybtii ay ka socotay burburka guryaha Cooshadaha ka sameysay, wey jiraan dhaawacyo kale iyo dhimasho kale laakiin waxaan Xaqiijinayaa inaan soo qaaday dhaawicii gudoomiyaha Degmada Xamar Jajab waxaanan keenay isbitaalka weyn ee Madaxtooyada hase ahaa tee markii aan gaariga ka dajinay oo aan saarnay Bareelaha ayey Naftu ka baxday”.
Waxa uu sheegay Cariig inuusan Xaqijin Karin Tirada Rasmiga ah ee ku waxyeelowday qaraxa laakiin wuxuu Cadeeyey inay jiraan Dhaawacyo iyo dhimasho badan oo qaraxa ka dhashay.
Guud ahaan waxaa burburaya gaarigii lagu qarixiyey Miinanada wuxuuna Weerarku ku qabsaday Albaabka Xeradii Afisyoone ee ay Burburinta Guryahada Rayidka Maalmahan kawaday DKMG waxaana sidoo kale goobtaas saaka ka dhacay isku hor imaadyo u dhexeeyey Ciidamo kawada tirsan DKMG oo Duminta guryahaas isku Khilaafay.
Waaliga Gobolka Banaadir ee Xarakada Shababul Mujaahidiin Sh Cali Maxamed Xuseen oo Qaraxa ka dib Shir Jaraa’id qabtey waxa uu sheegay iney iyagu ka danbeeyeen uguna aargudayeen Shacabka laga barakicinayo Xaafada Afsiyooni

Related posts:
allahu akbar wallahi cizzatu jamiican
allahu akbar allahu akbar
waxa lga jarayaa intuu ka goyay ilmihii ay xeebta seexsheen iyo waa yeeladii guryaha ha fuqsadeen dulliga ha ku baxaan dhamaan cadowga
waa bishaaro wayn oo ay ku farxayaan ilmihii iyo hooyinka ay qaxsheen
somali miror shabab baa sheegatey yaa kalo wax qarxiyo subxaanallaaaaaaaaaaaaaaaah ilaahey ha u naxariisto gudoomiye qoorleex iyo intii kale oo ku geeriyootey inti ku dhawacmateyna ilaahey ha u naxariisto, guryaha waa la duduminayaa oo jingadaha isku eg ee cusub shabab baa dhistey xaggee qof soo qaxey uu ka keenayaa jiingad cusub soomaali miror waxad tirahden cooshado kkkkk universal tv waxan ka fiirsaney jiingado wada cusub oo isku eg sidii xerooyinkii askarta.
gumeysi kalkaal waa in ey ku waana qaataan walaalaha xaq u dirirka ah waxaan u rajeynayaa guul iyo farcad in uu allaah mar dhaw siiyo
Way wanaagsan tahay sojoog ninkii laga waayo sojiifo ayaa lagaheli waxaana qaraxa kadanbeyay xarakatushuyuukhul mujaahidiina fissoomaal
Al Xamdu Lillaahi Rabbil Caalamiin, Axmed-Carab Shiikh Maxamuud Odawaa “Cirboole” ama “Qoorleex” qofba siduu u yaqaanno wuxuu ahaa Mujrim fitno wale ah oo Ilaahey Subxaanahu Watacaalaa Shartiisa Ummadda ka qabtay, hadda waxaa Ilaah Ummadda ka qabtay isagoo gacmaha kula jira bur-burinta guryihii cooshadaha ahaa ee ay dhisteen dadkii masaakiinta ahaa ee ay cirboole iyo kooxdiisu guryahoodii hore ugasoo barakiciyeen, dad maati ah oo dumar leh oo dad waayeel ah leh oo carruur masaakiin ah oo qaar badan oo kamid ahi ay Agoon yihiin oo ay Aabayaalkood laayeen Gaaladii Dalkeenna kussoo dhuushey iyo kuwa ay ku adeegtaan sida Cirboole oo kale, dadkaas oo aan haysan meel ay u ciirsadaan Ilaahey horti mooyaane ayaa Ilaahey baryey in uu ka qabto Cirboole, baryadoodiina Ilaahey deg deg ayuu uga ajiibey illeyn waa addoommo Ilaahey oo dulmane, habeenkii xalay ahaa ciddii fiirsatay Televisionka Universal TV asaga ayuu ahaa ruuxii dhex taagnaa dhulkii la bur-burinayey, saakayna intii hartay ayuu usoo kalahay in uu dhammays tiro hase yeeshee Ilaah uma suuro gelin Ilaah Mahadi ha ka gaarto, Ilaahow inta ka hartay Mujrimiinta ee Ummadda Masaakiinta ah ee dhibban dhibka ku haysana Ilaahow adigaa Caza Wajallaa ee Illahow mid ha ka reebin, iyadoo mid waliba uu sidaas ugu dhex jiro fal dembiyeedkii si maalinta Qiyaame Ilaahey hortiisa Maxkamadda loogusoo taago, Ilaahow Ummadda horteega mid walba ku qabo, Ilaahow adigaan dulmi oggolayn ee daalimiinta naga qabo
Aammiin Ilaahow iga aqbal
salaan kadib. meeshaas waxa kadhacay waxay markhaati katahay dulmiga qofka sameeya inuusan alle marna kafakan karin iyo in waliba ciqaabtu kusoo dag dagayso.
bal fiiri ninkii 500 oo qoys oo masaakiinta ah shalay kufaanayey inuu cidla dhigay oo xalay banaanka ku hooyey caawa asagiibaa kaliita.
ninkii balaaya hurshaa asagaa kubexee Qoorleex makubaxay.!!!
alaahu akbar waxaan ku soo koobayaa fariintaydan ducaa’ul madluumi laa yuradu haaa waa run qof kasta oo la dulmiyo mar uunbaa loo aari
http://WWW.SIDDIIQ.COM
A.s.c
k k k k k k k k k k k k takbiir
*allahu akbar
insha allah Gaal iyo wixi udaba dhaqa waxa udambeyn donta qarxin dulleysa jirkisa iyo dil foolxun oo adunka kuhela iyo akhiro oo uu kulakulmo cadab daran {sacira} Qaadki iyo lacagti xaranta ahay wax haku tarto maanta waraa heysaa takbir
{allahu akbar}
WAKATHAALIKA AKHTHU RABBIKA !!!!!
WADUCAAUL MATHLUUMI LAA YURADDU!!!
NABA’UN FIIHI CIBRAH
LIMAN LAHU UTHUNUN WAACIYAH !!!
HABEENKII AAN KADAAWADAY ASAGOO XISHOODKII IYO NAXARIISTII LAGA SIIBAY OO QOTOMA HALKII UU DULMIGA UGU GEYSANAYAY MASAAKIINTII AYAAN WAXAAN AAD UGA XANUUNSADAY WAAYEELLADII IYO CARUURTII IYO GABDHIHII GARBA XIRANKA AHAA EE UU KABURBURINAYAY GURYAHOODA. WAXAAN IRI MAR EYHAWEENKII MID KAMID AHEYD CUNUG YARNA XANBAARSANEYD EY TIRI (ALLAHAYOW KUWAN DABADA DAB KAGELI) WAXAAN IRI ALLAHUMMA AAMIIN !!! ANOO ILLIN IGU TAAGNEYD WALLAAHI AAD NA UGA QIIREYSNAA DHIBTA LAGU HAYAY MASAAKIINTAAS OO EY USOO DHOODHOOBEEN BEEN EY RABEEN INEY KUBARAKICIYAAN !!! ALLASE MA MOOGA XAQA WAANA MIDKA UGARGAARA MATHLUUMKA HABASOO DAAHO GARGAARKAASIYE WALOW EY LAYAAB LAHEYD KII QOORLEEX SIDA UU USOO DAGDAGAY!!!!!!
tuuuugo diinta ku dhuumanaya afduubyaal shayadiin gaalo ah ayad tihiin shabaab iyo jaahil walboo la jira waadna tirtirmaysan mardhaw geedka aad ku dhiimatan xita waa uu idin shegaya ogada taas mardhow halkad ganfuurka duuban ku qarin laheeden diyaarsada bye wasaqiin waxuush jahiliin ah ayadna tihin
haaaaaaaaaaa
Qaxar Miino oo ay ku geeriyoodeen Dad uu kamid ahaa Gudoomiyihii Degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho Axmed Qoorleex ayaa goor dhaw ka dhacay Xaafada Afisyoone ee ku dhaw Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxaana sidoo kale qaraxa ku dhaawacmay Mas’uuliyiin uu kamid ahaa Gudoomiye ku xigeynkii dhanka Amaanka Maamulka DKM ee Gobolka Banaadir Warsame.
Dhimashada Qoorleex iyo dhaawaca Warsame waxa saxafada u xaqiijiyey Afhayeenka Maamulka DKMG ee Gobolka Banaadir Max’ed C/laahi Cariig wuxuuna sheegay inay jiraan Qasaarooyin badan oo dhimasho iyo dhaawac kale ah oo soo gaaray Ilaaladii gudmooiyaha iyo Mas’uuliyiin kale oo la socotay.
allahu akbar
insha allah Gaal iyo wixi udaba dhaqa waxa udambeyn donta qarxin dulleysa jirkisa iyo dil foolxun oo adunka kuhela iyo akhiro oo uu kulakulmo cadab daran {sacira} Qaadki iyo lacagti xaranta ahay wax haku tarto maanta waraa heysaa takbir
wan ku farxnahay alshawaab in ay ka taliso wadanka oo dhan oo sharecada islaanka lagu xukumo