Sida ay faafisay shabakadda wararka ee CNN kaaliyaha wasiirka arrimahada dibadda ee Maraykanka dhinaca ammaanka iyo siyaasadda Tomas Contryman ayaa shaaca ka qaaday inay jirto wax uun wada shaqeyn ah oo ka hexeeya qaacidada Jasiiradda Carabiya iyo Ururka Alshabaab, wuxuuna sidoo kale sheegay in ayna isku hal urur aheyn in la moodo inay isku urur yihiinna wuxuu ku tilmaamay mid aan sax aheyn siyaasad ahaan.
Waxa sida oo kale khalad ku tilmaamay in la isku xiro ururka Alqaacida iyo Burcad Badeedda ama ururka Alshabaab iyo Burcad Badeedda.
Hadalkan ka soo yeeray wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka waxa uu wax badan ka duwanyahay hadaladdii lagu yaqaannay maamulka Mareykanka ee ku aadanna Ururka Alshabaab oo inta badan la xiriirin jiray waxa loogu yeero Argagixisada iyo ururka Alqaacida.
Lama saadaalin karo in hadalkani hordhac u yahay isbaddal laga yaabo inuu ku yimaaddo siyaasadda Mareykanka ee ku aaddan Alshabaab iyo in kale.

Related posts:
Isku qorka shabaab urur waynaha alqaacida horaan uga hadlanay oo aan u caddeynay inuusan waxba ka jirin. Inuu maanta mareykanka dhaho xiriirka shabaab iyo alqaacida jasiira maahan mid xubinnimo ee waa mid iskaahi guud maahan wax cusub.
Waxaa is waydiin leh sidee buu Mareykanka ku ogaadey in shabaab iyo alqaacida xiriir xubinnimo ka dhaxayn kaddib markii labayka Usama in badan ku celceliyeen?
Jawaabta waxay noqon kartaa :
1) In Mareykanaka shabaab ku leeyahay dad oo u xaqiijiyey in shabaab caqiido la wadaagaan qaacida laakiin la wadaagin xubinnimo
2) In Mareykanka rag ku leeyahay qaacida alcaraabiya ama tan guud oo warkaasi u xaqiijisay.
3) Inuu ogaaday in Usama diiday manhajka shabaab ee takfiiriga iyo kala dhantaalidda midnimadii mujaahidiinta taasi oo magaca xumo ku ah jihaadka alqaacida ee ku wajahan gaalada.
4) Inay ahayd riwaayad la dhigay labbayka Usama maanta sidaa tahay tafsiirka soo baxaya.
Shabaabka waxay halbeeg been ah ka dhigteen in colaadda mareykanka iyo la xiriirinta dadka al qaacida tahay halbeeg ku tusinaya xaqnimo iyo daacadnimo.
Haddii aan dawadiinna cabsiinno halbeegoodaasi beenta maanta maxay oranayaan haddii Xisbiga iwm ku yiraahdaan shabaab mareykana waa uu idin la dhacsan yahay marka waxaad u shaqeysaan cadowga gaalada.
Kaaga darane lagu adkeeyo Turkiga ayaa cisho dhowayd lahaa waxaan dhexdhexaadinayaa shabaabka iyo mareykanka. KKKKK. Waaan qoslayaa. Waxaan ku qoslayaa sida warkaasi aanan waxba uga soo qaadin isaga oo laga yaabo inuu wax ka jiri karo.
Jawaabta kor ku xusan waxay u badan tahay jawaabta 1aad.
Waxaan ka baqayaa marka siigada kala degto in pasapoorada mareykanka jilxadaha ku jira inay muuqaal kale bixiyaan oo dhib keenaan.
Bilaha soo socdaan waa xublaa.
Ishii buktaay ku bikaacso
Allow xaqa nagu sug
sixid,
“Waaan qoslayaa. Waxaan ku qoslayaa sida warkaasi aanan waxba uga soo qaadin isaga oo laga yaabo inuu wax ka jiri karo”
Waxaan ku jeedaa keliya dhexdhexaadinta shabaab iyo mareykanka ee Turkiga ka shanqariyey
Haaaaaaaa, Waxaa in Badan La Tuhunsanaa in USA & ay Al Shabaab ay wax badan isla og yahiin, Waxaa Laga Yaabaa in Lagaaray Wakhtigii Xaqiiqada la Sheegi Lahaa ,
Colbaan Nahay , kala diin baan Nahay waxaa looga gudbidoonaa in Al Shabaab La Yiraahdo Burcad Badeed & Al Qaacida Midna Ma aha , Waa La Fahmi Karaa Ayaga Maamulka ha Loo Daayo? Hana La Fahmo ? waa Sidaa Maskaxda nalooga Haysto.
Waa la Ogaa in Al Qaacida & Shabaab ayna Waligood isku Mid ahayn , waa La ogaa Dilalka Qorshaysan ee ay Fuliyeen Al Shabaab ee Hadana Maraykanku ay Qirteen , Sida Dilkii wakiilkii Al Qacida ee Gobolka Abu Ibraahim.
Laakiin Hadalkan Wuxuu Sii Caddaynayaa Xaqiiqada Dhabta ah ee Al Shabaab ,
waa layaab mar haddii layidhi ajaniba somaliya jooga ee alshabab ud dagaalama waa laga badbadiyey
alshabab iyo alqaacida isu mid ma ah
alshabab iyo burcad badeeduna malaha xidhiidh
markaa waxaa cadaatay propagandadii ay ku dagaal galinjireen dhalinyaradda dawlada kumeelgaadhka iyo ehlusunnah waljamaca kooxda isku magacawday inaanay waxba ka jirin
A/W/W
WAR WUU SAHLAN YAHAY DILKEEDA EE KORONTO DAB WADDA HALOOGU XIRO TUBADA BIYAHA EE AY KU QUBEYSATO,AMAY QIIQ AY KU CABURANTO OO WAXYAABO CHEMICALS AH AMABA BAS-BAAS GADUUD LA QALAJIYAY HALOOGU SHUBO DAB,AMABA NIN HA GUURSADO SI UU BAASHI UGU CABURIYO.
markeey waxwalba kudayeen dagaal lacak hanjabaat ooy arkeen indadkaan halwado kaliya ucadahay oo ah kor uqaadida kitaabka allaah iyo soosaarida ciidankii nabimaxamed NNKH iyo inloomuujiyo gaalada naceeb iyo ad adeeg markii waxaas dhan lagu kari waayay ayaa labadalay marka waxaa loobadalay sasab iyo madax salaax iyo argigixiso matihiin burcad badeet matihiin alqaacida matihiin wiilasheena ayaad tihiin aan wada hadalno tanina waa itaxaankale illaaheey ha idin sugo waa waxii sharif lagu kaxeestay illaaheey ayaan idiinka baryeeynaa salaat walbo inuu idinka badbadiyo dhagarta gaalada illaaheey xagiisa uun marwalbo sharaf kadoonta kanaoow nafta waa hormarka musliminta iyo isku duubnida oo caadifada melaha latagan
BISMILLAAH.
waa isbadbaddalkii lagu yiqiin cadawga ALLAAH oo ay rabaan inay hadba waji isugu yeelaan oo ay ku qaldaan aduun waynaha , kaasoo ay rabaan inay ku kala jabshaan walaalaha muslimiinta ah, waase wax aan suura gal ahayn , waxay moodeen inay ka kasbadaan mujaahidiinta dhexdooda jawaasiis cusub oo hor leh, shabaab waa xubin ka mida bah waynta mujaahidiinta meelkasta oo ay joogaan, ha noqoto afqanastaan ama jaziiradda ama soomaaliya ama ciraaq ama falastiin ama afrika ama meel kasta adduunka ka mida, maadaama ay mujaahidiinta ay rabaan inay kalimadda ALLAAH KOR AHAATO .
kaafirka maraykanku yuusan waxba nookala qaadin
mujaahidiinta , waana faashil adduun iyo aakhir
wuuna hoogay ee looma dirsan inuu u kala sheego
mujaahidiinta inay isku mid ahayn,waxuuna u malayn inaan lala socon khinaadadiisa iyo beenta uu la wareegayo.
haddaba hadduu shabaabka shalay yiri liiska argagixisada baan ku qoray maanta miyuu ka saaray waa maya, waxuu sheegi sow ma ahan inay
mujaahidiintu ay kala shakli duwan yihiin iyo inay isku dhar ahayn iyo inay kala kaban duwan yihiin war wuu wareeraye taa ha la ogaado oo xabbadii mujaahidiinta baa soo kartay ee dadow mujaahidiinta ha la taageero khaas ahaan kuwa uu shaydaan kaafir maraykanku uu ka cabaadayo si cabaadkiisa loogu sii daro xanuun.
waa qaybiyoo xukun wuxuu raadinayo , haddana xikmat yaar buu rabaa inuu la hishiiyo awalna saxwadii ciraaq buu ku khasaaray waana laga yaabaa inuu rabo inuu isku dayo inuu isu soo dhaweeyo shariifow iyo shabaabka si uu hal mar u wada laayo maadaama shariifow uu ku fashilmay waxii laga rabay , haddase shariifow waxaa loo adeegsan doonaa in lagu qarxiyo jihaadka mujaahidiinta , haddaba qaybiyoo xukun waa waxa shabaab iyo xizbul-ISLAAM kala haysta ma dheh waa waxa kala haya dhammaan xarakaatka muslimiinta ee adduunka oo dhan.
WALLAAHU ACLAM.
nacas markuu arko wax uu ku fikarayay uu ka maqlo maraykanka ayuu dabada kala qaadqaadaa mareekanka ma warkiisa ma waxyi miyaa soo been ma sheegi karo war jaahiliintaan yaa naga qabta
horto gaalo waxay doonto way isaga hadli kartaa ninkii hadalkooda wax kaso qaadana asagaa kadaran
mana aha dacaayaadka gaalada sida aayad quraan oo kale oo la daliilsan in laga dhigan karo malo iyo been beena nin wayn in uu wax ku dhisto ma’aha bal taasi waabna waali!!
yaa rabi miyirka nagu sug.
Markii Asmara lagu aasaasay UDS (ARS) 2007dii, waxaa xaqiiqa ahayd in safiirka Israel dhex fadhiyey iyo weliba kuwa kale. Waxaa la cadeeyey in dadkii dooranayey madaxda UDS (ARS) in ay ahaayeen safiirada dawladahaas iyo dawlada martida loo ahaa ee Ereteria.
Waxaa xaqiiqo ah in Xisbul-Islaam ururadii sameeyey qaarkood lagu soo aasaasay Asmara, Eriteria.
Marka ma mashruuca Asmara lagu soo sameeyey ee safiirka Israel dhex fadhiyey baa miro jihaad ku salaysan ama keenaya?
Waa su’aal da’ weynoo madaxa daalinaysee.
Markale aan ku celiyo ma mashruuca Asmara ee safiirka Israel dhex fadhiyey baa miro jihaad ku salaysan ama keenaya?
Xaqiiqiyan Shabaabka khalad waa leeyihiin laakiin dad badan oo duraa khaladaadka ka dhaca kuma haystaan ee waa arin ku salaysan xukun lagu haysto (power struggle) iyo toosh lagu ifinayo.
Tan dawlada Maraykanku soo saartay wejiyo badan bay yeelan kartaa. Waxaa jirta in SL, PL, iyo TFG inay Maraykanka shir ku yeelanayaan, markaa waxay u badan tahay in statementkani uu halkaas la xiriiro oo la rabo in TFG3 loo gudbo.
War jiraaba cakaara iman.
Asalaamu Calaykum W.W.
Waxaa ilaahay mahadii ah in inta diinta fahansan ee caqliga leh in ay ujeedaan meesha ay wax u socdaan, walaalahayga islaamka ahow waxaa loo socdaa sidii loo sii kala jabin lahaa AL Shabaab oo ay un ooga soo baxdo qolo tiraahdo war mar haduu mareekankii isdhiibay aan wada hadal furno oo halkaas khilaaf ka bilaamo insha allahu hadaan nahay alshabaab ma yeeli doono dhagarta ay soo wadaan, akhwaanii dadkuna waxay wada hadlaan markay helaan ama ay gaaraan ula jeedadooda, intuu gaal dhax taagan yahay meesha aanu doonayno inuu islaamka kawada hir galo dagaalka la joojin maayo markay isaga baxaan oo ay isu soo haraan umada muslimiinta ee soomaaliyeed ha noqdaan kuwa hada la adeegsanayo ama kuwa calmaaniyiinta gacanta oogu jirto waa un la is fahmi balse intuu fikir gaal gadaal kayeerayo waxaad ogaataan mujaahidiinta inta ay ka dhamaanayaan waa ay wada yaan waxaan idiin sheegayaa durbaba mujaahidiinta dagaalka kujirta waxay ku qosleen dameerkaa iska dhawaaqay hadalkiisana waxaa un wax kasoo qaada ninkii duunyo doon ah oo umalaynayo inuu noolaan karin reer galbeed la aan waxaan idiin sheegayaa in beerihii meel la kalageeya la layahay ooy bakaartii inoo booxdo hadaba walaalaha islaamka jecelow u gargaara mujaahidiinta oo garab qabta mareekan iyo shabaabna haku seexanina inay wax kadhaxeeyaan waana shaydaan riyooday qarawgii waxaan kusoo gaba gabaynayaa shabaabka iyo xisbul islaam wali waxa ay u taagan yihiin in gaalada laga xoreeyo wadanka haday isaga baxaana wax daba socda ee daba eryanaya majiraan waxaa un doonaynaa inaan un islaamka isku dhaqno oo kaliya kii diidana gacmaha ma haynee lasoo safo falsafada gaalada?
asc walaalayaal waan salaamayaa muslimiinta oo dhan kadib intaas waxaan ka qabaa fikradda mareykanka ay leedahay waxaa kala badalan alshabab iyo alqaacido xubanimo ahaan waa beeb aan waxba ka jirin waxaan fikradaas oo kale run u qaata dadka iimaankoodu daciifka yahay waxaan idiin sheegaya haddaad run moodo dib isu fiiri walaal inaad muslimiinta hadalkooda diidan kan gaalada rumeysana waxaan u malaynayaa islaanimadaada baa dhiman wscw
second waxaan ka hadlayaa naagta la yiraahdo ayaan xirsi oo caayasa islaamka ama suubanaha (scw) waxaad ogaatan iney meel xun ku danbeynayso gooray ahaataba idinku hadegdegina sugta walaalayaal inshaa allaah waa la laacayaa ilaahay ciqaabtiisna waad wada ogtihiin walaalayaal wax laga sheekayn karo ma aha marka aduunkaan waa laga tagayaa ee ilaahay ha laga baqo oo ka qiirooda nabigiina scw caayasa ((((((ilaahaw si degdeg ah u qabo baan leenahay)))