Ayaan Xirsi Magan oo horey u caddeysatay inay Islaamka ka riddowday ayaa maalmahan soo saartay Kitaab ay Islaamka ku aflagaadeysneyso oo ay ku magacowday “ Reer Baadiya” iyada oo ula jeedda inay ku jaa’ifeyso Nabi Muxamad صلى الله عليه وسلم.
Ayaan oo haatan ku guda jirta olole ay ku suuq geyneyso Buuggeeda ayaa ku baaqday in la isaga tago dhaqanka Islaamka oo la qaato dhaqanka Reer Galbeedka si dhammeystiran, waxayna ku andacootay in Islaamku u ubaahanyahay in horumarin lagu sameeyo.
Haweeneyda riddowday oo haatan Holland joogta ayuu Radio Holland ku tilmaamay inay ku celcelineyso ficilladii Fildrs ee af lagaadeyneysay Islaamka iyada oo la ogsoonyahay inay horay isku xisbi u ahaayeen, sidoo kale waxa uu Radio Holland sheegay inay ka soo horjeedsatay habka Muslmiintu ay ula falgalayaan mujtamaca reer Galbeedka waxayna dowladda Holland u soo jeedisay inay xoojiso waxa ay u yeertay maan ifka si uu baddal uga noqdo Islaamka, waliba waxay intaas sii raacisay inay tiri ( dadka aan noolaan Karin Ilaahay la’aantiis waxaa u fiican Ciisaha Jecl intii ay raaci lahaayeen Muxamadka dagaalyahanka ah) waa sida ay hadalku u tiriye.
Aflagaadaddani ma aha tii ugu horreysay ee ay Haweeneydani ula bareerto Islaamka ee waxay horay uga qaybqaadatay Filim lagu caayayay Islaamka oo uu soo saare ka ahaa Fan Khuukh oo toogasho lagu dilay ka dib markii uu filimkaas soo saaray, waxayna caado ka dhigatay inay isku soo caanbixiso wax ka sheegista Islaamka oo baryahan ay isku soo sharraxaan siyaasiyiinta xagjirka ah ee reer Galbeedka.
Ayaan Xirsi waxay qaxootinnimo ku gashay Holland 1992kii waxayna sanado ka hor u wareegay waddanka Mareykanka ka dib markii la shaaca laga qaaday inay been ka sheegtay xogtii loogu aqoonsaday qoxootinamada.

Related posts:
aduunkan aynu oogno inuu aakhiro zamaan yahay sheki kuma jidho waxaan sheki ku jidhin in islaanta doqonta ah uu ilaah qaban doono marka uu qabtona si daran loo qaban doono insha allah weli xili aan fogayn
Ascwrwb
Allah swt ha jabiyo cadowga islaamka meel walba uu joogo, aamin
Intaa kadib waxaan soo akhriyay comentiga dadka oo dhan, waxaanse kawaayay hal ruux oo u duceeya, oo yiraahdo Allaw soo hanuuni hadaad hanuun la doontay, hadaadan ladoonina naga qabo adaa qaadir ahee. miyuusan Allaah swt oran wanaaga isku difaac ( Idfac Bi latii hiya axsan.
Waxaan oranayaa oo kaliya islaantaa Islaamka ka ridowday Islaamka kuuma baahna ee adaa u baahan, hadaad ridowdayna adaa naftaada halaagay, Allaah swt haku hoojiyo aakhiro iyo aduunba, haduusan hanuun kula doonin.
wabilaahi tawfiiq.
Abu-hamzaa
asalaamu caleeykum marka hore waa ma hasantihiin walaalayaa salaan ka dib waxaan leenahaye xasbunulaah walaalaytaa in sha allah biid ni laaha ka riib waxaan dhahnaa naagtaa ridoowdo in sha allah waxaaey ku dhimaneysaa gacantahy mujaahidiinta in sha allah walayaal waaan ku leenahaye is ka dhaaf waxa yaa laha aad ku jireto walalayaa waxaa dhahdiin is ka dhaaf waxa yaalahaye eey ku jirta hadii kale waxay ku dhaceeysa gacanta islaamaka walaalayaa idinkana waxaa soo gubisiin sawirkeeda waxaa ku soo dirtiin maxamed787@hotmail.com sha allah waa byyyyyyyyy
allaha halaago inkaar qabtadaas ,musiibo wayn bay usoo jiiday iumadda guud ahaan khaas ahaana soomalida ,habaarka afka haloogu qabto in uu alaah halaago
Tan masiibo Alle ha ku rido. Haddii ay wax garanayso maalinba wadan Yurub iyo North America ah bay u guurtaa.
Tan maalinba gaal fadare ah inay hoos gasho oo diinteena suuban wax ka sheegto ayay shaqo ka dhigatay.
American Enterprise oo David Frum, Bill Kristol, iyo Neo-Conservativeska dagaalka Islaamka lagu hayo kowga ka ah baa u yeertay markii Dutch Citizenshipka laga qaaday. Mudday meeshaas joogtay, markii danbena waa soo buriyeen. Hadda waxay bilowdayh mashruuceedii diin cayga ahaa.
Waa dhab tan waa lagu shaqaystaa. Waxay istaahisho waa la fahmayaa.
waryaada buugey qortey yaa akhriyey marka hore. hadey ridowdeyna maxaa naqa quseeya . haday caatantey maxaad ka qaban kartaan. waxay ila tahay waa maya. waxba hadalka.marka sheeg sheegiteedana naga daaya. oo qofwalba dantaada aqood.
waan idin salaamay dhamaantiin salaanta islaamaka AC/w/w salaan kadib waxaad ku bishaaraysataan in la taba joogo ayaan maalinkii ilaahay idmana la soo afjari doono aflagaadada ay ku hayso nabigeena suuban iyo Diinteena islaamaka ee sharafta badan inshaa allaah mar dhowna wada bishaaraysan doontaan
W/w/w
bismillaah. dhamaan muslimiinta aduunka waxaan leeeyahy shaydaantaas iyo kuwa kawaawaayn ee aay ushaqaaysa, dhamaan walagu maqanyahy, inshaa Allaah mardhaw waa laga nasanaaya.abshiruu
ilaahay caradiisu haku dhacdo naagtaas gaalawday ilaahayna waxaan uga baryaynaa inuu kusalado baayo kamida balaayaayinkiisa isagaa qabankaree muslimka haka qabto shaydaamadaas magicii soomaalinimona waa ay dishay caro alla haku dhacdo taas
Waa majeerteen, waa dadka somaali magaceeda kharibay ilaahay Nacdal iyada iyo reerkeedaba dusha ha ka saaro .
asc walaalayaal salaanta islaamka kadib naagtaan gaalada ah ilaahay halloo baryo inuu cimrigeeda soo gaabsho waayo waxaa hubaal ah inay adduunka si fool xun ku dhaafi haddii ay ku dhimato waxa ay ku jirto. Nabiga csw qof aflagaado lama gaaro illaa haddii uu sidaa yeelo xittaa ciida( dhulka) ayaa diida oo bannanka kusoo tuura bakhtigiisa. aakhira cadaabteeda ayaana ka daran oo ka waaritaan badan midda adduunka.
mahad dhammaanteed ALLAAH ayaa iska leh naxariis iyo nabad gelyana RASUULKEENA korkiisa ha ahaato,intaas bacdigeed ISLAAMKU horey isaga ayaa u sarreeyey haddana sareeya dibna u sarrayn doona,bahashan oo kalena waxba uma dhimi karto kuwo iyada ka horreeyey ayaana waddadan kala kulmay hoog iyo halaag adduun iyo mid aakhiroba,waxase talo la gudboon tahay inta ku abtirsata islaamka ee meel kula nool sheydaanaddan ee yaa innakaga filnaanaya?
BISMILLAAH.
…. ibliis ma loo ducayn karaa ?………..
ku : abu-xamzaa.
ducadu jid iyo aadaab bay leedahay,haddaad u ducayso kaafirad RASUULKII SUUBANAA CALAYHI ASSALAATU WASSALAAM aflagaadaynaysa ducadaadu waa garabsiin iyo jeesjees waxaana dhici karta inay ku qaaday naxariis ! waqtigeediina ma ahan
ee RABBIGAA u toobad keen ducadaada ma ahane, dadkoo dhan waa kaa saxsan yihiin marakan oo ina xirsi magan oo kufri dooratay aflagaadada
ISLAAMKANA kaga dheerayasay gaaladii dhaladka ahayd bay habaar iyo ciil kula dul dhaceen
miyaad saluugaysaa ?!!!!! waxaan ka baqayaa haddii lagu gayn lahaa safka hore ee dagaalka inaad duco la fariisan lahayd ! haddii xeel dagaal gadaal loo sikadana aad ducada wadi lahayd ! haddii gaaladu kugu soo gaarto goobtaasna ay ku qaban lahayd ! hadday ku waydiiyaanna maxaa kaa reebay raggaagiina aad ku jawaabi lahayd waan idiinducaynaayay ! ! ! markaasna ay ku dhihi lahaayeen goobtaan goob duco ma ahan ! qoortana laguu dheerayn lahaa
waxaana cad inaad dadkoo isku aragti ka ah kaafiraddaas aad kaligaa iskugu markhaati furto
inaad duco marka hore ku daydo ! marka khilaafku meeshaan oo kale kuma fiicnee meel kale ducada u meeri ! oo mujaahidiinta baa duco
kaaga baahane u ducee , muslimiint guud ahaan u
ducee, ee kaafiriinta dagaalka kugula jira waxay kaaga baahan yihiin qoor goyn iyo habaar
gaaladu waa dhal ibliis ee ibliisku duco makaa
mudan yahay ?
WALLAAHU ACLAM.
binfaqiih@hotmail.com
Asc walaalayaa, hadal badan wax mataro qofkani waxay u geftay ILAAHAY SUBXANUHU WATACAALAA, NEBI MUXAMED CALEYHI SALATU WASALAAM,IYO UMADDA MUSLIMIINTA , FADLAN QOF WALBA ILAAHAY HA UBARYO MALCUUMADAAN XILLIGA SALAATU LAYLKA IN ILAAHAY MUCJISO KASOO DAAHIRIYO.
SALAATUL LEYLKA HALAGU INKAARO.
wabillahi towfiiq.
layaab male waa qof naxariistii ilaahay kaquusatay aduunkana waa usilic aakharan cadaab ayuu ilaahay udiyaariyay hadayna islaamka kusoolaabanin
doqontan gaalowday ee foosha xun wax ay ka qaadikarto ayaa iska yar nabigeena calaysi salatu wasalaam buugna ma qortee waa la adeegsanayaa mgaceeda uun ayaa la isticmayo nacladan ee waxaanu leenahay nacladbaa kutaal adiga iyo kuwa nabige wax ka sheegayaba baastarad fool xun baad tahay isfiiri naayaa wajigaaga foosha xun sida uu u eegyahay
ascwrwbr:ikhwaani nabi muxammed csw xuquwuuq ayuu nugu leeyahay xaqiisa waa farabadnyahay lakin marka ay imaato in nabiga csw laflagaadeeyo wax qofka muslinka uu dib dhigto umaharin. marka wajibka nasaaran waa in islantan qorta u dhereeno . illahy ayaan waydiisanayaa in carabkeeda cudur kagaliyo ayada iyo kuwa lamidka ah. ilaahayoow mucjisa tus amiin wscwrwbr
asalamu calaykum ,
walaaalaha joogu holland waxan ugo baaqaa in ay naagta islaaamka ka kaafiyaaan sida ay uga kafi karaan
ilaaahey wax ka qabto islaamka ha uso bixiyo
tan in la qalo ma ogiyee xal kale malahan walaahi
asc,nabigeena macaan [cswasalaan] asaa sharaf iska leh, diinteena macaan iyadaa xaq ah.
habar qumayo ah oo qaxbad ah maxay ka sheegi kartaa diinteena macaan ee xaniifkaa.waxba.
qumayo doqoneey gaalo madoobeey xaarka iyo kaadida horta cesho qubayso qumayo.
islaamku waa mid sharaf badan anagaa u baahan diinteena macaan ee qumayo gaalo madoow alaha cadaabkiisa ha kugu fogeeyo aamiin,insha alaah silic baad u dhiman waqti aan dhereey ama gacanta mujahidinta ayad ku baxaysaa insha alah.
asc wr kuli musliminta
MURTADADA WAA IN HALKEEDA LAGU GUBAA.
ISLAAMKU WAA SHARAF QOFNA AMAAN KAMA RABO
ALA CARADIISA QOF AAY KU DHACDAY WANAAG KAMA SUGAYNO EE ALAHA NAARTA KU SOO DADAJIYO AAMIIN.
WAR HORTA AAWAY WIXII DHALAY SUBXAANA LAAH BALO KU DHASHAY BIIJAALEEY,WAX AAY DIINTA ISLAANKA U DHIMI KARTO MALAHA EE YAAY IDIN DAALIN NACASTU.
ANIGA WAXAA LA YAABAHANAY WAARIDIINTII DHALAY QOFTAAN MAAY IDAACADAHA KA CANBAAREEYAAN MISE WAAYBA JECEL YIHIIN WALI??????
YAAB IYADA IYGAA IGALA XUN HAYSAN SIDAA YEELIN.
ASCW
salaan kadib walaalayaal marka hore waa wax lagu farxo in comments faro badan laga soo bixiyo maqaalkan ku soo baxay somalimirror.com, tan labaad run aahntii waa la isku raacay in la qarajiyo qoftaan soon or later-na waa dhici haddii ALLAHA awoodda lehi ogalaado….laakiin waxaaad aaamiin ii dhahdaaan ina ALLAAH uu ka soo daahiriyo wax ay ka qoomamayso ayadoo nool aa adduunka ALLE uu ku imtixano intaa aysan ajasheedu go’in maxaa yeelay waxaaa aad ugu farxaya muslimiinta oo dhan kuwa damacsan inay aflagaadeeyaan diinta islaamkana way ku cibro qaadanlahaayeen marka ALLE aan u wada barinno inuu qoftaas dulli iyo calaamo ay addunka ku urto ka muujiyo intaysan dhiman..Aamiiiin .
wabillaahi tawfiiq.
looma ducaayn karo murtad wali dhibaato ku haya diinteena macaan iyo nabigeena suuban csw.
qiilkaad u haaysaan noo soo qora qoftaan in loo ducaayn karo??????????????///
salana kadib gaaladii hada waxa ka baxsan la.a nabiga (scw) ayay maalin kaste aflagaadeenayan waxayna ogaaden meesha ay marayan dadka ku abtirsado suubanaha laakin insha alaah afka bay ciid galinayan
as wr wb
waxaan leenahay towbadu waa furantahay ee ilaah ha u towbadkeento mida kale nabi mohamed hadii ay afkeeda xun oo beenta badan ku caysay ilaah khaaliqa ah caadilka ah caliimka ah ayaa akhlaaqdiisa amaanadadiisa caqligiisa amaan kuna tilmaamay in uu nabigu ku suganyaha akhlaaq wanaagsan dusheeda.
midakal umada muslimkaa waxaan usheegayaa in kaluunku uu u baahanyahay biyaha laakiin biyuhu ayna u baahnayn kaluunka hadaba islaantaan ayada ayaa u baahan islaamka ee islaamku ayada uma baahna ilaahna hasoo hanuuniyo hadii uusan hanuun u qorina fasaadkeeda haka qabto islaamka iyo ehelkiisa.
wasalaamu calaykun
Ascwrwb.
to. khaadimul-ISLAAM
Akhi aad iyo aad ayaan uga xumaaday sidaad iila hadashay qalibagaygana way xanuujisay, hadadan igu fikir ahayna adaab bay leedahay, ee Allaaha Raxmaanka ayaan ku raaciyay, wax kalena ku oran maayo,
Allaah swt ayaa nakala xukminaya maalinka Qiyaame.
Walcabdu yansaa Wallaahu Laa Yansaa.
Abu-hamzaa
Ayaan Xirsi afkay ka hadhashay. Waxay sheegtana Ilaahey baa ka keenay. Ilaahay uun baana la xisaabtami doona.
Laakiin dhibka ay Ummadda Islaamka ku hayso waxaa ka xun dhibka uu Mohamed Ibn Wahab u keenay Islaamka. Wuxuu keenay qas iyo fidno.
Ilamahaan Shababka isku sheegayana oo Ummaddii nool gowracaysa kuwii la aasayna qabuuraha uga dabtagay waa ay ka fidno badan yihiin Ayaan Xirsi.
Caruurtaan iyo ciroolayaasha caqliga daran waxaa ay akhristeen waa Kitabul Khurafadka Wahabiga.
waxan leyahay muslimiiney.waxa la isku hayo waa dintina walalayal galo hadal iyo ficiltona lamay hadhin ee hala bakhaylina malkina iyo naftiinaba insha alah galo iyo murtadin waxay sugan waa biray iyo in midi lagu qalo
waan salamayaa walaal mauslimiinta ha.
salaankadib walayaal tani cay xataa ma istaahisho ee waa wax Aleh dilay ee Ilahaay aan u barini in Ilaahay islaamak soo qabto salaatul layla ka aan u tukano cayn iyada ayaa caayan,
Ilaahgay subxaana watacaala cay maleh xumaan o dhana waa ka hufan yahay>
Ilaaha bariga aan badino iyadaa si xun u dhiman doonta insha Allah
A/C/W/W.sheydamadaas ridowdaty allahay ayaa ka jazinaya,inta muslimaan ah oo ayada meesha kula nool ayaa abaal marinteeda marsiin doona sida ugu dhaqsaha badan insha allah,fal lagu dhaqaqo manta fal kan ka wanaagsan wax ka qabad keeda malahan.dhalanyarow wa wajibnasaaran inaaan difaacno diinteena suban.
walaalayaal waxa loo bahan yahay qof islam ah oo gabadhan waa jibkeed mariya hadal badan haan ma booxsho qofta halagu jahaado
ASC,WALAAYAAL INSHA ALLAHU DAD ISLAMKA U QIIROODA WAA AY JOOGAN MARKA NAAGTAASI QADARKEEDA HA SUGTO MUSLIMIINTA HADDEY FURSAD KU HELAAN INSHA ALLAHU MA DHAAFAYAAN WSC.
Magaca gabadhaas waxaan u bedeley:
Ayaan Daran Beenley.
Waxaanan dhamaantiin idinka codsanayaa inaad hada wixii ka danbeeya ugu yeedhaan magacaas si uu u hirgalo. taariikhdana loogu xuso magaceedaas foosha xun.
murtadad malcuunad meeshaan kugu aragno inshaa Alaah
sida ari oo kale ayaan kuu qaleynaa ka dibna naarta ayaad galeysaa
gal meeshaad gali laheyd
bismilaah
su’aasha ah ma loo ducaynkaraa aad ayay u yaab badantahay?!!!
jawaabtuna waa sidan:-
1- marka hore waxay tusinaysaa qiiro la’aan iyo qabaw aan meesha soo gali karin marnaba gaaalada iyo murtadiintana waxay kasii qaddayaan jeesjees iyo kibir.
.
waxaana hubaa qofka saas leh hadii asaga ama aabihiis ama caailadiisa caay xun lagu caayo sida eey oo kale in lagu tilmaamoo aad ayuu uga kululaan laha ugana xanaaqi lahaa , duco iyo wax u dhawtoonana maba xasuusteen .
marka sidaas hadaad naftaaada iyo cidiina u jeceshay ka badan ayaa kugu waajib ah in aad u jeclaatid nabiga naxariis iyo nabadgalyo allaha siiyee.
2- nabigaga nabadgalyo allaha siiyee dadkii ku gabyi jiray caaydiisa ma u ducayn jiray kuwaas oo waliba gaalo asal ah ahaa? jawaabtui waa maya bal wuxuu u diri jiray dad soo qaarijiyo dhibkoodana soo afjaro
3- qofka ridooba oo ridadiisa saan oo kale u adagtahay alaahna caaynaya nabigana caaynaya xukunkiisa waa in ladilaaa xitaa tawbad aan lawaydiin? marka ducada meesha taalo maxay tahay?!!
4- ducada loo duceeyaa dadka gaalnimada iyo dulmigas la jahrayo sida kuwa baadilka ama shirkiga dadka ku xukuma macnaheedu waxay noqonaysaa geesinimo galin iyo sida ayadoo la leeyahay oo kale dariiqaada horay ugu sii soco wax dhib ah ma jiraan dad badana way kyu kadsoomayaan , , waxaasna wax sax ma’a han bal waa khalad aad u wayn oo dariiqa xaqqa ah iyo diinteenA SAXDA AH LOOGA lumaayo ee iska jira.
ku abuu xamsa
walaal walaalkaa haduu kugu xadgubay iska cafi , qofkii dadka cafiyana ajarkiisa allaah dushiisa ayuu yeelaa sida suuratul shuuraaa ku sugan waxaad ku khaladantayna allaaah uga tawbad keen.
tawfiiqda iyo xaqqa allaha nawada waafajiyo
jasaaakumulaahu khayraan dhamaantiin sida qiirada wayn leh ee aaad uga kululaateen markii nabegeenii lagu xadgubay waana waajib dhamaanteen ina wada saaran.
anigu qoftan lama yaabani waayo tan iyo qiyaamo saaca Jahanamo xaabay ubaahan tahay marka waa un xaabadii jahanamo oo aan markhaati ifka uga nahay hadaan alle naxariistiisa ku galadaysan
kadib muslimiintii caradaa joogtay miyey ka dhamaadeen??? mise qalbigooda ayaa iishay oo wax badan kama sokeeyaan (kaafiradaa foosha xun)
walaalyaaal ha la arko Islaamku inuusan hadur ahayan ee dad ilaashanayo tusa kufaaarta iyo mulxidiinta diinta ka baxay sida ayaan
waxaan rajaynaynaa war fiican oo aan ku faraxno oo xagiina nooga yimaada waliba ree Holand?????
bye xade74
Ayaan Xirsi iyo Salmaan Rushdi iyo dadka la midkaa ee doonaya iney isi soo caan bixiyaan islaamkey wax ka sheegaan, markaas ayaa malaayiin careysan oon caadifad mooyee habka caqliga loogu dagaalo aqooni kacaan, markaasey qof aan cid taqaaneyba jirin magac u yeelaan isna uu garab uga helaa gaaloo dhan iyo intii islaamka necbeyd. Qofka waxaaba garab istaag ugu filan in buug qashan ah oo uu qorey malaayiin dad ahi ka iibsato, buugaasna sababta loo iibsadey waa xayeysiinta ay u sameeyeen dad iska qiireysan.
Walaalayaal caadifada wax badan ayaan isticmaalney ee caqliga isticmaalkiisa aan siino qiimo ka badan caadifada.
Qofka mararka qaar liifadaa loo gaabiyaa oo warkiisa lama sheeg sheego.
Tacliiqaatkaan oo dhamaadey awgood ayeysan suuro gal aheyn inaan hadal badan oo ku saabsan sida caqliga loogu dagaalo meeshaan ku qoro, laakiin cadawgiina ha xoojinina adinkoo la dagaala is leh.
asc
Illaahay iyo Diintiisa miyaa lala dagaali karaa.
Jawaabta WAAAA MAYA
aduunkaan waxaa loo joogo waa imtixaan, qofkii aan intaas garan waa xalaagsamay.
Illaahay isagaa yaqaana siduu ka yeeli doono qofkii ku caasiya, qofkaasna abaal marintiisa waa NAAR.
Illaahay qofkii uu u naxariistana cidna waxna ma yeeli karto.
Aduunkaan waxaa yaala wax badan oo aan wanaagsanayn suurta gelin karta inuu Allaah inoo caroodo, haddii aynu baran Diinta Islaamka, waanu qasaarnay.
haddii an u soo noqdo mushrikadan, waxay leedahay waxay ka hesho aflagaadadaas illayn waxna uma geysan karto Diintaan iyo Illaahayna waaxidka ah.
walaalayaal TV ga aanu daawano iyo Musiga aanu dhagaysano waxaa ku dhex jira wax yaabo badan ama hadalka (reverse) ha ka dhigaan ama (subliminal) ay shaydaanka ku caabudayaan, taasna waaa SHARIIG, ILLAAHAYNA danbigaas macafiyo.
adigoo hees ku heesaya hadana amaanaya shaydaan without knowing, taas xitaa waa shariig
aanu indhaha furno, waxa nagu wareegsan waa NAAR, aanu shaqaysano raali ahaan shaha ALLE.
wabillaahi towfiiq
ASC
Naagtaan Ridowday waxay habda book uqoraysaa
oo uqaylinaysaa waxay rabtaa in warkeeda lawadawado oo lagasheekeeyo
Taas Allaah Haduleeyo Aduun iyo aakiraba
Nacalad Allaah hakurido Qofkasta oo muslinka iyo diinta Caayaa waxuu ciqaabta kuhelaa aduunka sida abulahab iyo kuwii lamidkaahaa
Inshaa Allaah waa rajanayaa in aan maqlidono wakhti dow hoogeeda
tan ayaaan daran beenleey ah hadaan kayara hadlo waxaa cad cadaabkii aakharo kasakow haduusan alla u qorin jano waxaa haysato cadaab aduunyo ilaa ay cabsi dartii hooyaad iyo hargalba ay kari la’dahay, waa dhawayd markay gaalada ka codsatay in santuuq lacag loogu shubo loo furo si loogu waardiyeeyo, haatana midhaa wixii bay waysay oo qaab ay lacag lagu waardiyeeyo ay ku hesha ayay raadinaysaa oo waa saba ka mid ah sababahay buuga baas u qorayso.
si walba ha’ahaate cadawnimaDAY ISLAAMKA U QABTO AAD AYAY U darantahay ilaa ay tiri muslinku hada ayuu tabar yaryahaye intuusan xoogaysan hadda wax halaga qabto , anaguna waxaan leenahay ” xasbunalaahu wanicmal wakiil”
alaah shartaada hanaga kaafiyo, nabigana naxariis iyo nabad galyo allaha siiyee wuu habaari jiray cidii muslimiinta dhib u gaysatro ama u gaysanayso siduu qanuutka xitaa ugu habaari jiray qabiilooyin racli iyo dikwaan iwm. marka anagana nabiga sunadiisa waa in aan ku dayanaa.
wabilaahi tawfiq
waxaa wax lala yaaba ah waxa uu soo qor qoro an a baxay wadaad yare , waxaana dabeecadiisa ahaan jirtay waligiis gaalada in uu u hiiliyo muslimiintana uu duro ama caayo, lamana yaaabayo midaan hadda uu xar xariiqay
laaakiin waan caraynayaa maanta ama waxaan u sameenayaa taxaddi in uu bal ilaa berri soo qoro caqliga bal uu sheegayo , waxaan hubaa in ay beentiis tahay, n ladifaaco nabiga naxariis iyo nabadgalayo allaha siiyee waxaan ahayn oo furanna maba jirto , waana lagu yqaanaaa in marka bogga uu xirmi rabo hadal macna aan lahayn oo kadaba tuur ah uu kusoo darsado !
layaab maleh ninkaan waa nin gaal ah oo is qarinayo waxaana aaminsanahay ayaaandaran in uu ka qatarsanyahay maxaa yeelay ayaan daran markay caytantay waa la’iska yureeyay laakiin midkaan mustashriqa ah bartay in uu dadka siduu u khalkhal galiyo ama ku shaki gali
ayaa ugu daran , waxaana aad u jeclaan lahaa in abuu faadimo-khayr alaha kasiiyo difaaciisa diintee-kanoo kale in uu gabay u tiriyo , meel ayaan ku xifdisan lahaa runtii.
waagii dhawayd muftikusheegii suuriya ee gaalka ahaa siduu ugarab istaagay una difaacay ayaa l’a'ogaa , mufti kusheekaas oo ku xadgubay kuna adab darooday nabigeena naxariis iyo nabad galyo alla siyee asagoo yiri hadii nabi maxamad maanta i oran lahaa ku gaaloow yahuud iyo nasaaRO XAQ LAMA IMAANB AYAAN ORAN LAHAA
HADAlKAASNA WUXUU UYIRI BAADARI KIRISHTAN AH OO WAYN OO USOO MARTIYAY SI UU URAALI GALIYO UGUNA RAALI GALIYO DIIN KABXAAS IYO ADABDARDAAS
marka bal aad ha la’isku ilaaliyo ahlu sharku way badanyihiin.
Salaam
Waxaa Ka mid ah Naxariista Alle, in aynu aragno qof sidan Rabbi iyo Rasuulkiisaba ku caasiyey oo hadana nool, Walaalayaal Diinteena xaniifka ah iyo rasuulkeena Suubanaha ah (NNKH) waxba uma geysan karto naagtan ka ridowday diita, ee aynu maskaxdeena ku mashquulino sidii aynu diina u fidin lahayn, laakiin yeynaan wakhtiga isaga dhamayn cay iyo aflagaado.
Mahdsanidiin
BISMILLAAH.
… KU : Abu-hamzaa / Mar 23, 2010 | Reply
marka hore raali ka ahaw walaal wax kasta oo aad ka xumaatay , midda kale anna aad baan ula yaabay habaarkaaga ! walaal intaad i habaarayso
maad duco igu daydo marka hore ? waa adiga yiri
maa loo duceeyo naagtaas gaalada ah , waxaad daliil u soo qaadatay aayad ka mida quraanka oo macnaheedu yahay midda fiican samee oo u dhiib qofka kaa soo horjeeda ee “suuradda fussilat” haddaba waxaa ii caddaatay in aad is burinayso oo laba dhinac oo aan is qaadan karin
aad ku hadashay ! qofkii ALLAAH iyo RASUULKIISA
afla gaadeeyay waxaad tiri ha loo duceeyo , anigoo walaalkaa ah oo isku safa laakiin kala aragti duwanna habaar baad isla markiiba igula soo booday ! sow wax lala yaabo ma ahan ! haddaba waxaad ogaataa haddaad qoftaas gaalada ah ay riximkaa tahay , aadna la jeclaan lahayd marka hore in loo duceeyo , noo wada qaybi ducada marka hore oo anna igu day marka hore duco, haddaadse habaar igu dayday anna ducaan kuu dhaafshay ee iga hoo :
[ YAA ALLAAH walaalkay hanuuni yaa ALLAAH xaqqa ku sharax qalbigiisa yaa ALLAAH hortaada ha ku fadeexayn yaa ALLAAH jannada gurigiisa ka yeel yaa ALLAAH tawxiidka nagu wada dil.]
waxii naseexo ah waan kaa qaadnayaa saad ALLAAH markhaati uga dhigatay baan annah ugu kalsoonahay ee taa la soco.
ani iyo adi naagtaas gaalada ah yaysan waqti naga qaadan walaalnimadeenana yaysan ku dhaawacmin inshaa ALLAAH khayr badan baan kuu rajayn iyo barwaaqo walaal, qalbigaagana xumida ka saar habaarkiina duco ku baddal wax naga xumaanaya ma jiraan inshaa ALLAAH isku meel aynu ka toogano gaalada iyo munaafiqiinta.
WASSALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAAH.
WALLAAHU ACLAM.
binfaqiih@hotmail.com
furuq helihi faan khuukh ahaa foolka laga toogay,ma faa.iidin oo jahanamaa lagu fogaynayaahe. tanna faysha jara faatixaan soo akhrinayaaye.
ADUUN IYO AAKHIRABA ALLE KUGU CADAAB AYAAN.
MUSLIMIINTA HOLLONG-JOOGA XILBAA SAARAN SIDII QOFTAAS AY TILAABO UGA QAADI LAHAAAYEEN.
MAANTA QOF ALLE KU CAASIYEY OO AAN AYAAN KANAB CAHAY MAJIRO.
galadan xunta ah ee ayaan xirsi ,iyadaa akhiradeedii iyo aaduunkeediiba ku ciyaartay jahanabaa ku sugaysa dheh hadaanad illahay utoobad keenin si dhakhsa ah
waar waxa ayaa magaca iyo jinsiyada nooga jara bala alla ku rida xunta ah. wabay ku dhacdee saa gaalnimay faan isu moodaysaaye
ASC WALALAYAAL MARKA HORE WXAAN SLAAMAYAA WEBKAAN OO BAAHIDA BULSHA DABOOLA MARKA2LAAB WXAAN JOOGAA DAGMADA BALCAD GAAR AHAAN XAAFADA HALGAN WALAAHI WAXAAN AAD UUGU XUMAHAY DABAASHA HAWARTA AH AFLAGAADADA NABIGEENSUUBAN WAXAAN UGU BAAQAA DADKA SOOMAALIYEED IN AY KA FAA IIDAYSADAAN FURSADAAN JANADA AH SI TOOS LOO HUBO GALIDEEDA HADAA KU SHA HIIDO INSHAA ALLAH ALLAHA NAGA DHIGI DADKA KU SHAHIIDO XUMEEDA HAWARTA
Subxanallaah illaheyba xumaan ka nasahan xumaana kofog illohow adaa garan sidaad yeli illohow adunku ciriri ku gali illohow qofad adigu haleyday cidna matosin garte qofad tosidayna cidna ma haleyn karto NABIYULLAHI MUXAMED (SCW) oo aduunku ugu kheyr badan oo hadana ah kheyru qaliqillaah inta u illaah aburay kan ugu kheyrka badan ayay afkeda xun ku magac dhawaday illohow waxaan ka baryi illohow waxan ka baryi inaad imtixanto adunka korkisa korkeda ayido nol korkeda tixiri gali ayido nol illohow ducadeyda aqbal waxaa shaki ku jirin mar ay ahaataba in laga dareemi doona waxaan lahadli webka mardambo haso gudbinana saqajamadan dhusadeda
Naclatulaahi calayk ayaan daran .hadaan joogilahaa halkay joogtay habeen iyo malin wan raad sanlaha sidan udililahaa sharmutada uraysa.
Qofka nabiga caaya toobad maleh aanka ahayn in qudha lagajaro