Ayaan Xirsi Magan oo horey u caddeysatay inay Islaamka ka riddowday ayaa maalmahan soo saartay Kitaab ay Islaamka ku aflagaadeysneyso oo ay ku magacowday “ Reer Baadiya” iyada oo ula jeedda inay ku jaa’ifeyso Nabi Muxamad صلى الله عليه وسلم.
Ayaan oo haatan ku guda jirta olole ay ku suuq geyneyso Buuggeeda ayaa ku baaqday in la isaga tago dhaqanka Islaamka oo la qaato dhaqanka Reer Galbeedka si dhammeystiran, waxayna ku andacootay in Islaamku u ubaahanyahay in horumarin lagu sameeyo.
Haweeneyda riddowday oo haatan Holland joogta ayuu Radio Holland ku tilmaamay inay ku celcelineyso ficilladii Fildrs ee af lagaadeyneysay Islaamka iyada oo la ogsoonyahay inay horay isku xisbi u ahaayeen, sidoo kale waxa uu Radio Holland sheegay inay ka soo horjeedsatay habka Muslmiintu ay ula falgalayaan mujtamaca reer Galbeedka waxayna dowladda Holland u soo jeedisay inay xoojiso waxa ay u yeertay maan ifka si uu baddal uga noqdo Islaamka, waliba waxay intaas sii raacisay inay tiri ( dadka aan noolaan Karin Ilaahay la’aantiis waxaa u fiican Ciisaha Jecl intii ay raaci lahaayeen Muxamadka dagaalyahanka ah) waa sida ay hadalku u tiriye.
Aflagaadaddani ma aha tii ugu horreysay ee ay Haweeneydani ula bareerto Islaamka ee waxay horay uga qaybqaadatay Filim lagu caayayay Islaamka oo uu soo saare ka ahaa Fan Khuukh oo toogasho lagu dilay ka dib markii uu filimkaas soo saaray, waxayna caado ka dhigatay inay isku soo caanbixiso wax ka sheegista Islaamka oo baryahan ay isku soo sharraxaan siyaasiyiinta xagjirka ah ee reer Galbeedka.
Ayaan Xirsi waxay qaxootinnimo ku gashay Holland 1992kii waxayna sanado ka hor u wareegay waddanka Mareykanka ka dib markii la shaaca laga qaaday inay been ka sheegtay xogtii loogu aqoonsaday qoxootinamada.

Related posts:
asc umadaha muslimiinta ah meelkasta oo aad jogaan nagtaan ridowday qorta ka jarra hadad ku aragtaan nacaladi ha ku dhacdee aduun holan aan dhamaan alaha ku rido iyo cumri dag dag ilahow midaan onku rid hadi biyo lasiyana kuma oon boxdo allow nagtan islaamka aflagadeysa kankaro kurid kor keeda oo idil qurun aan laga baabi in karine ku rid si dad ka la jira ee ulaka cararaan
Ayaan haddii duco la aqbalayo aay noo sugnaatay illaahey wax looga faano haku rido oon horay loo arag. Waa in mowqif cad aan ka qaadanna oo aan dhaqaale ku bixinaa
DIINTAYAANLA AFLAGAADAYN WAA IGATALO