Comments on: Dowro Sharciga oo ka dhaceysa Markazka Arrahma ee Birmingham-uk

By: Abu-hamzaa
To.khaadimul-ISLAAM

Walee diinka ma aadan fahmin, waxaad kahadleyso yaaba kahadlay, waa noocaaga oo kale kuwa lagu sheegay munafiriin oo diinka ku ciyaara, waxaad kahaleyso yaaba kahadlay, jihaad haduu dhab kaa yhay meelahan waxba kuma aadan soo qorteen ee safka hore ayaad joogi lahayd, internetna wakhti uma hesheen, mise waxaad rabtaa inaad naga dhaadhiciso farahaad ku jihaadeysaa. sxb tartiib diinka waa qeybo  badan yahay jihaadkana waa meesha u saraysa, ruuxuu Allaah swt waafajiyo ayaana jihaadka aadayo, ee haku mashquulin walaalahaaga muslimiinta ah, naftaadana ku mashquul, cilmima baro, fudeedkaaga ayaan arkaa, ama wiil yar baad tahay, ama cilmi yaraan baa ku heysa,

Mujaahidiinta Allaah swt ha guuleeyo, laakin noocaaga oo kale uma qalmo mujaahid, munafir baad tahay ee cagaha dhulka dhig,

Abu-hamzaa

By: somali
fuck alshabab iyo xisbul islaam   dabeel alaha idiin keeno

noo ga daaya shacabka  dagaalka  aaad ku wadaan wadankeenana  aad dhiiga islaamka ku dadaadineesaan dooni mayno

By: khaadimul-ISLAAM
BISMILLAAH.

cilmiga xadiithka barashadiisu fiicanaa markaad hesho jawi kulligiis u jidbaysan inay ku camal falaan axaadiista rasuulka CALAYHI ASSALAATU WASSALAAM, jawigaas oo aakhirka u dareeriya ardayda jihaadka safka hore, inshaaALLAAH waxaan rajayn in macalimiinta dhigaysa cilmiga axadiithta rasuulka inaysan axaadiithta jihaadka gacanta saarin oo dadka aysan ka qarin, waxaana lagu jiraa xilligii jihaadka ee ardayda u diyaariya inay jihaadka ka qayb qaataan walow saacadba ha noqotee, jihaadka kalimadda iyo midka nafta iyo maalka iyo dhinac walba oo loogu garfaari karo mujaahidiinta.

WALLAAHU ACLAM.