Dowro Sharciga oo ka dhaceysa Markazka Arrahma ee Birmingham-uk
Published on March 20, 2010 by Somalimirror · 3 Comments ·
Markazka Arrahma, Birmingham-uk wuxuu walaalaha Soomaliyeed iyo Carabtaba ugu bishaareynayaa in Masjidku qaban doono Dawro ama siminaar lagu baranayo culuumta sharciga, kaas oo ay soo jeedin doonaa culimo waa wayn oo laga casumay caalamka Islaamka ayna ka mid yihiin Sh. Osama Sulaymaan iyo Sh. Cabdulcadiim Bin badawi al-khalfy.
Dawradu waxay soconeysaa 28. 03. 20100 ilaa 07. 04. 2010, Hadaba dulaabta cilmiga waxaa lagu boorinayaa in ay ka faa’iideysataan fursadaan qaaliga ah.

Related posts:
- Dowro Sharciga oo lagu qabtey Magaalada Gol-dogob.
- Markazka Cusub ee Imaamu-Malik oo lagu furey Dowro Sharci ah.
- La talitaha Sharciga ee Wakiilada oo ku soo talo bixiyay in Mooshin Maamuus ka xayuubinta Shirgudoonka & Madaweynaha ay Sharciga waafaqsan yihiin.
- Xagee marayaa dhismihii Markazka Dacwada Al-xikma ee Gaalkacyo.
- Culumada Soomaaliyeed ee Birmingham(U.K ) oo baaq soo saartay.
BISMILLAAH.
cilmiga xadiithka barashadiisu fiicanaa markaad hesho jawi kulligiis u jidbaysan inay ku camal falaan axaadiista rasuulka CALAYHI ASSALAATU WASSALAAM, jawigaas oo aakhirka u dareeriya ardayda jihaadka safka hore, inshaaALLAAH waxaan rajayn in macalimiinta dhigaysa cilmiga axadiithta rasuulka inaysan axaadiithta jihaadka gacanta saarin oo dadka aysan ka qarin, waxaana lagu jiraa xilligii jihaadka ee ardayda u diyaariya inay jihaadka ka qayb qaataan walow saacadba ha noqotee, jihaadka kalimadda iyo midka nafta iyo maalka iyo dhinac walba oo loogu garfaari karo mujaahidiinta.
WALLAAHU ACLAM.
fuck alshabab iyo xisbul islaam dabeel alaha idiin keeno
noo ga daaya shacabka dagaalka aaad ku wadaan wadankeenana aad dhiiga islaamka ku dadaadineesaan dooni mayno
To.khaadimul-ISLAAM
Walee diinka ma aadan fahmin, waxaad kahadleyso yaaba kahadlay, waa noocaaga oo kale kuwa lagu sheegay munafiriin oo diinka ku ciyaara, waxaad kahaleyso yaaba kahadlay, jihaad haduu dhab kaa yhay meelahan waxba kuma aadan soo qorteen ee safka hore ayaad joogi lahayd, internetna wakhti uma hesheen, mise waxaad rabtaa inaad naga dhaadhiciso farahaad ku jihaadeysaa. sxb tartiib diinka waa qeybo badan yahay jihaadkana waa meesha u saraysa, ruuxuu Allaah swt waafajiyo ayaana jihaadka aadayo, ee haku mashquulin walaalahaaga muslimiinta ah, naftaadana ku mashquul, cilmima baro, fudeedkaaga ayaan arkaa, ama wiil yar baad tahay, ama cilmi yaraan baa ku heysa,
Mujaahidiinta Allaah swt ha guuleeyo, laakin noocaaga oo kale uma qalmo mujaahid, munafir baad tahay ee cagaha dhulka dhig,
Abu-hamzaa