7 kamida Askarta NATO oo Dhimasho & Dhaawacyo loogu geystay Afqanisntan.

Published on March 18, 2010 by   ·   9 Comments   ·   print

2 Askari oo Ingiriisa ayaa dhimatay 5 kale oo Australian ahna wey dhaawacmeen kadib markii Qaraxyo lagula beegsaday Gobolo kamida Dalka Afqanistan ee uu Dagaalada kawado isbaheysiga NATO.

Bayaan ka soo baxay Wasaarada Gaashaandhiga Ingiriiska ayaa lagu sheegay in labada Askari looga Dilay Qarax ku qabsaday goob kamida Gobolka Helmand waxaana sidoo kale dhimashada Askartaas Shaaciyey NATO.

Dhimashadaas ayaa kor u qaadeysa Askarta Ingiriiska looga Dilay Afqanistan waxayna ka dhigeysaa 275 Askari inta ay sheegteen iyagu tan iyo Weerarkii Mareykanku hogaaminayey ee Dalkaa lagu asqeeyey 2001-dii.

Dhanka kale Wakaalada Wararka Australia ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan (IIB) ayaa ka soo xigatay Wasiirka Difaaca Dalkaas in 5 kamida Askartooda la dhaawacay kadib markii Miino wadada dhinaceeda ladhigay lagu qarxiyey Dabaabadii ay la socdeen Gobolka Ordogan ee Dalka Afqanistan.

Wasaarada ayaa sheegtay in dhaawacyada Askartaan lageeyey Qandahaar sedex kamidana ay aad halis u yihiin.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. 18 ka tirsan Askarta NATO oo Dil iyo dhaawac loogu geystay Afqanistan.
  2. 19 katirsan Askarta NATO oo ku dhaawacmay Weerar Isqarxin Afqanistan loogu geystay.
  3. 6 kamid ah Askarta Spain oo Dhimasho iyo dhaawac loo geystay Afqanistan.
  4. 5 Askari oo NATO Afqanistan looga Dilay & Germany oo qorsheyneysa Ciidamo kordhin.
  5. 2 Askari oo Mareykan ah oo Afqanistan lagu Dilay & Booyado Shidaal oo NATO laga Qarxiyey.

Readers Comments (9)

  1. cade says:

    masha allah

  2. hymo says:

    Shalay baan meel ka akhriyey warkaan. Somalimirror waa la habsaateen warkaan. Warka waa inaad soo tebisaan markuu cusub yahay. Shalay baan anigu dhawr meelood ka akhriyey.

    Xayiraadana waa in la iga qaasaa, wixii aan shalay oo dhan soo qoray waa benedeen. Haddii aad Waalane Yare (aka Wadaad Yare) ogalaateen inuu wuxuu buufinayo sii daayo aniga maxaa la ii caburinayaa?

  3. Abu fatima says:

    Halaagaan dhamaanayn
    rabi dhabarka kuusaar
    Dhulka meeshad joogtaan
    Nabaadguur dhamee idil
    Dhaqashiyo kasamir nolo
    Dhaawac aan fayoobayn
    Dhimashiyo waxyeelaan
    Kadhawraa ilaaheen
    Inuu idinku dhibibtiro
    Dhaqaal wixi adhaysaan
    Dhankayaga usoomeer
    Dhadigaansho mooyee

    Dhur iyo dhaqan kasiihoog
    Abaaraan dhamaadlayn
    Guyaal idinku sii dhaab
    Dhaqaalohoo burbura iyo
    Nolol dheelibadn hoo
    Dhawrtayso meelaha
    Dhaqaaluhu idiin goo
    Balaayoo dhamaystiran
    Rabi idinku dhaadhaab
    Dharkiiniyo hugiinana
    Dhaxan iyo dabayl iyo
    Duufaan dhulroga iyo
    Sunaami aan dhamaanayn
    Ilaah haydiin dhamaystiro
    Dhur iyo dhaqan kasii hoog

  4. nasratuddiin says:

    alxamdulilaah marwalboo gaal dhinto waaculees naga yaraaday kheer alaha idin siyo ayaan taan dhagaheena meeysan ku soodhicin jabka galada mahad allaah ayaa iskaleh suu walaal hada kahor shegay waxeey sheektaanba ebar ayaa lagu daraa sidaan ayeey noqoneeysaa 2750 saas ayaa macquul ah gaalo jabkeeda weey qarsataa maxeey qarin kartaa jahanamaa kahoreeysaa hadeeysan allaah waxdah rumeeynin illaaheey ha idin halaago walaala heenana allaah hanoo xifdiyo oo hasugo sharaftoodana kor ha usooqaado

  5. Cali Guure says:

    Allaahu akbar

  6. SomaliMirror says:

    test

  7. Rhamu says:

    Alle ayay mahad dhamanted usugnaatay allahu akbar.

  8. idil says:

    allaha u gargaaro xaq u dirirka aamiin

  9. SAMADOONKA says:

    Gaaalada Allaha jabiyo acwaanteeda




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. 18 ka tirsan Askarta NATO oo Dil iyo dhaawac loogu geystay Afqanistan.
  2. 19 katirsan Askarta NATO oo ku dhaawacmay Weerar Isqarxin Afqanistan loogu geystay.
  3. 6 kamid ah Askarta Spain oo Dhimasho iyo dhaawac loo geystay Afqanistan.
  4. 5 Askari oo NATO Afqanistan looga Dilay & Germany oo qorsheyneysa Ciidamo kordhin.
  5. 2 Askari oo Mareykan ah oo Afqanistan lagu Dilay & Booyado Shidaal oo NATO laga Qarxiyey.

Latest Headlines