Ugu yaraan 80 qof oo Falastiiniyiina ayaa ku dhaawacmay iska hor’imaadyo Shalay qeybo kamida Magaalada Qudus ee lagumeysto iyo hareeraheeda ku dhexmaray Dhalinyaro Mulimiina iyo Askarta Yuhuuda, waxayna isku dhacyadu ka dambeeyey kadib markii Yuhuudu isku dayeen inay Goobaha barakeysan ka Furaan waxay ugu yeeraan “Kaniisatul Kharaab” ( Sawiro ).
Wariyaha T.V-ga Aljazeera ee Magaalada Ramala ayaa sheegtay in iska hor’imaadyadaas oo dhexmarayey Gabdho iyo Wiilal Dhaliyaro Falastiiniyiina iyo kumanaan kamida Ciidamada Gumeysiga Yuhuudu soo gaareen xalay habeenimadii.
Waxay intaa ku dartay Dhalinyarada Mudaaharaadayey inay isugu yimaadeen Wadada weyn ee Mukhayam waxaana isku hareereeyey isla markaana Rasaas iyo Gaaska Dadka ka ilmeyiiya ku furay Askarta Yuhuda waxayna dhalintu isku difaacayeen Dhagxaan waxaana eegaanadaas ku dhaawacmay ku dhawaad 40 qof.
Dhanka Magaalada Qudusna Besha Cas ayaa sheegtay in 47 Falstiiniyiina lagu dhaawacay 42 kalana Yuhuudu ku xirirreen iska hor imaadyadii ka dhacay Gudaha Magaalada iyo Hareeraheeda.
Wariyaha Jazeera ee Magaalada Qudus Ilyaas Karaama ayaa soo tabiyey in Ciidaamada Yuhuudu qaateen dharka Rayidka isla markaana dhexgaleen Mudaaharaadayaasha tobanaa kamida ay qabqabteen wuxuuna intaa ku daray in Yuhuudu aad u garaaceen isla markaana Jirdil iyo xadgudubyo balaaran kula kaceen Dadka ay qabqabteen.
Yuhuuda ayaa dhankeeda laga soo xigtay in 8 Askari kaga dhaawacmeen iska hor’imaadyadii Shalay.
Ciidamada Yuhuuda ayaa guriguri u galaya Magaalada Qudus iyo deegaanada ku hareereysan waxayna kala baxayaan Falastiiniyiinta Dhalinyarada ah waxayna sidoo kale Maalintii Shanaad oo isku xigta Muslimiinta 50 Sano ka yar ka hortaagan yihiin Masjidka Barakeysan ee Al-Qasa waxaana hereerihiisa ka dhacay iska hor’imaadyo Xoogan oo ay Dhalinyaradu isku dayayeen inay Xoog ku galaan Masjidka kuna dukadaan laakiin waxa u xoogsheegtay Kumaan kamida Ciidamada Yuhuuda oo aad u hubeysan.
Dhanka Qaza kumanaan Arday Falastiiniyiina ayaa ka dhigay Banaanbaxyo looga soo horjeedo Yahuudeynta Qudus iyo Deegaanada Cusub ee ay Yuhuudu ka dhisaneyso dhulka ay Xooga ku heysato ee reer Falastiin.
Xamaas ayaa horey ugu baaqday in Maalinta Talaadada ah loo aqoonsado Maalita Carada loona gargaaro Qudus iyo Muqadasaadkeeda.

Related posts:
Inaa Lilahi wa Inaa Ilehi Rajicuuc Allow noo gargaar Aaamiin Aaamiin Aaamiin
BISMILLAAH.
warjihaadka ku dhawaaqa oo musiloo dhan u yeera
ama bowdyada duufka yaan la marsanine u dhabar
adayga dulligaas idin jiifsay cagaha yuhuudda hoostooda.
waa ISLAAAAAAAAAAAAAAAAAMAAAAAAAAAAH.
waa ISLAAAAAAAAAAAAAAAAAMAAAAAAAAAAH.
waa ISLAAAAAAAAAAAAAAAAAMAAAAAAAAAAH.
soomaalaay cidina idiinkam sokayso daafaca masjidka aqsaa ee seefihiina qaata.
WALLAAHU ACLAM.
ass waxansalama yaa shaqalaha somalimirror.com iyo inta jacel diinta islaanka iyo inta udagaalantaba salankadib waxaa jira wayahanba gumad loogasysanayo muslimiinta islaamka ee kalajogta dafaha aduunka markaa ma aha markii uguhoreysey ee lagumaado muslimiinta aduunka markaa waxanleeyahay halasabro nacalatallaa yuhuud iyo nasaaraba
ASHADDU ANA LAA ILLAH ILALLAH
WA ASHADU ANNA MUXAMMADUN RASULULLAH
WAXAAS OO KALE IN DAD ISLAM AH AY INDHAHA KA FIIRSADAAN OO SHAN KUN OO YUHUUD AHI SIDAA U GALAAN WALALAHA DHALIN YARADAHA EE LOO DIIDAY IN AY ALLAH(CWJ)U CIBAADAYSTAAN, XUSAAN, XAQ MAAHA
AAWAY AYAADKII ALLE, AAWAY DIFAACII AL-QUDUS
LAA XAOWLA WALAA QUWATA ILLAA BILLAH
ALLAHU MAA ANSURHUM WA TABBAD AQDAAMAHUM WA AHSIM CADDAWAHUM, AAMIN AAMIN AAMIN YAA RAXMAAN
alaahu akbar illaahayoow dayacaan naga soobixi wale yahuudeey musiwo iyo rafaad idinkaa nooga danbeeyni oohintaan waa oohin nalooga danbeeyni bal shacabka sedeey ugalaayaan arka culumada muqaawamada shirka uqaban jirtay away waxaan idhahooda ma arkaan miyaa makahatlaan walee adunyooy xaalakaa ba ragii yahud casharka udhigilahaa weey soo socdaan mana dheera inshaa allaah ha sugi weeynin yahuudeey nacalad hakugu dhacdo halaag waxaa kugu filan in carada allaah eey kugu dhacday taas ayaa kugu filan anagana mardhow wacdaro waan kugu dhigi doonaan insha allaah illaahayoow wax uun iga tus wacdarada yahud lagu dhigayo si ey qalbada iigu qaboobdo
yaa caduwulaah yahauda waa cadawa dadaka muslimka waa tacban xitaa waa difaci layihiin masjidka al aqsa
naclatulaah calaa yahuud
inshaa’Allaah waa ay guulaysanaayaan walaalaheen falastiin QUDUSNA way xoroobee waxayna ku danbaynee gacanta islaamka
ASC WR WB..
Illahow u gargaar walaalaheena falastiin Gargaar dagdag ah, kana qabo yuhuuda ku haysa gumaysiga iyo dhibaatada joogtada ah,Allow yuhuuda iyo gaalada xulufadooda ah baa bii oo ka dhig kuwii aduunka silic iyo rafaad ku noolaada muslimiintana kor yeel, Allow muslimiinta midee oo quluubtooda isu soo wada jeedi inta muslimiinta dhagraysa, dhibaysa, silcinaysana kaqabo, Allow falastiin, afgaanistaan, ciraaq, somalia iyo caalamul islaami oo dhan xoray, midnimadii muslimiintana soo celi yaa rabi.
Inaa Lilahi wa Inaa Ilehi Rajicuuc Allow noo gargaar Aaamiin Aaamiin Aaamiin
HADDA WALI DAD INAGA MID AH MIYAA SHAKI KA QABA
IN WADDAMADA CARBEED RAGGA XUKUMAA AYNAAN
MUSLIMIIN AHAYN?
AAWAY KUWA AY YIRAAHDAAN WAA CULLUMO OO INAKU WAANIYAY IN SHEEKH KU SHEEG SHARIIF LA TAAGEERO ?
?wamaa asaabakum min musiibtin fa bimaa ka sabat aydiikum) ayuu ilaahy yidhi
REER FALASTIIN INTAY ILAAHY KA CABSADAAN HA KU DHAWAAQAAN JIHAAD DAAFAHA ADUUNKA LAYSKAGA YIMAADO ilaahyna ha u sabraan waxani waa yahuud laba midkood uun bay ku noolaadaan yuhuuduna XADHIG XAGA ILAAHYA IYO XADHIG XAGA DADKA AH OO AY HAYSTAAN kii ilahay ma haystaane kii gaalad maraykan ka iyo yurub ayay haystaan markaa inyar baa ka hadhee hala sabro
Salamu calaykum
aniga waxaan qabaa jihaad ka aan galno ama aan gacmaha isasaarano sida dumarka hadii kale taa iyo mid ka daran ayaa inoo dambaysa
by maaxyare
alle ha u gargaaro muslimiinta meel walba oo ay joogta lakiin wax nasiib daro ah kuwa sheeganay culimo islamah oo aan ka hadleyn arrintin jihaadka kuwa isu taagana waxaa ladhahaya waa fitno waa yaab waleeeeeeeeeeeee
Walaalaha falastiin allaah ha u gargaaro anaga somaliyaahna culimaa noo joogta tiri dagaalka lagula jiro amisom iyo dawlada shariif waa fitno sidoo kale dagaalka qabuuro galeenka xabashi kalkaalkana waa fitno marka inta culimada ceynkaas ahi nagu dhex jiraan oo luminta wadaan dhibku waa jirahayaa
waa jimaah xaq ah jihaad ka kasucda falastiin jihaad kale maba jiro aan kaas aheen falastiin kan k asocada somali madaxtinimo lkkin falas tiin waa gumeesi ladidir waalhi cadiim
qofkasta oo muslim ah oo jimaahaad waa ubanan tahay lkin waa jihgaad kee ayaa tala jaahadka ubanaan kan kasocda falastiin iyo ciraaq iyo melkale okatirsan adoonka lkin waxaa u sii dhibadan gumaadka kasocda falastiin waa mid xaq ah sxb waa run taa waa jihadkale kaleya oo socda sbx lkin somaliya kan kasocda waa sidaa sheg tay sbx jahaad maba ahan sxb umada musliminta ayaa lugu gumadaa kan somaliya waxaa ku maadaa dadga isku shegaa iney wadanaa jihaad waxaa ilahey ka tuugeynaa in ilahry naga qabto dadga
fidna kawada somaliya oo jihaadka been taa wadaa oo somaliya biri nee waalhi ku wasa dhaar ayey ga la ayaan ialhey jahanamo in ku fagee
walaaliyaal marka hore waan idin salaameyaa
salaanta islaamka assaalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh bacdasaan
war waxaan idin leeyahay hadaad tihiin
muslimiin haloo gurmado fikriyan iyo aqliyan ………………….
hala midoobo hadii kale gabdhihiina ayaa la idin ka kaxeeysan doona
hadaad iska celi weeydaan nimankan oo idin ku tumanayaa
Ilaah ha u gargaaro mujaahidiinta falastiin. Madaxda Carabta dhuqaadka ku wareegsanna falastiin waa in lagu jihaadaa sida Yahuudda loogu jihaadayo.