Comments on: Sh. C/Raxmaan Abyad oo laga sii daayay xabsiga

By: mr.blackgold
aslamu alaikum…dhammaan sh.hadii la daayey waan ku faraxsanahay…dhanka kale waxa ayaa mooqda in ay soomaalidu ay isku xirneen oo aan wax kulmiya amaba cilaaqo ah aysan ka dhaxeyn taasna waa uur ku taalo weli aaney ummada soomaaliyeed ka gudbin…somalia ha midiwdo,somalia ha noolaato…diintu iyo wadanka difac ayey u baahanyihiin walaalayaal..mahadsanidiin..

By: dr/ C/LAAHI CLI
ALAAHU AKBAR ILAAH AYAA MAHADAISUGNAATAY SHEKHANA WAXAAN ILAAH OGABARYAYNAA IN ILAAH UUGU BADALO AJAR IY XASANAD ILAAHII CADOWGAA GAALADAA GANTOODA KASOOSAARARAYAY YAAMAHADLEH GUUSHNA ISLAAMKAA LEH XAQANA YAAN LAGA LEEXAN ILAAH AYAA NAGARAB TAAGAN XAQA AYAANA KR AHAANAYA AS/C/ W/

By: mucaad binu jabal
Allahu akbar alle ayaa mahad leh allehii kasoo fagayay galada cadawga ah shiiqina allaha xifdiyo amiin amiin Asalaamu calaykum

By: khaadimul-ISLAAM
BISMILLAAH.

shiikha waa la  xiray waana la soo daayay, taa macnaheedu ma ahan ciyaar aad gurigaaga ku dhex ciyaaraysid ee waa fariin loo sheegay shiikha   asagaana  og  waxii lagu  yiri iyo waxay  ka soo feermeeyeen oo ay ku soo heshiiyeen si uu xabsiga uga baxo, haddaba guri cadow halaga  soo laalaabto baan ku naseexeeyay ee  iga  yeela muslimow haddaad igu khilaaftaan fikraddaas  ha isjaajuusinina dhexdiina intaad gaalada  la  joogtaan.

WALLAAHU  ACLAAM.

binfaqiih@hotmail.com

By: Cali Guure
somalimirror

Acw

jawaabtaan Maxamed u qorey ma soo dhejinaysaan mase waad tirtirteen. La socda wakhtigu waa dahab. Qoraha xaq buu leeyahay inuu la cirbiyo qoraal diintiisa iyo dadnimadiisa wax u dhimaya in kasta dulqaad loo baahan yahay.

Haddii aad soo dhejinaysaan farriintayda iska dhaafa.

Cadaalah, alcadaalah yaa mashaaikh

By: Cabdinaasir Sadiiq
Al-Xamdu Lilaah, waan ku faraxsanahay laakiin Sheekha waxaan ugula talin lahaa in uu isaga soo tago dalalka gaalada yimaadana dalalka Islaamka ah maxaa yeelay gaaladu tagartooda ma dhamaato way soo daayeen laakiin wax kale ayey la magaanyihiin xitaa laga yaabee in ay sumeeyaan, Sheekh Abyad waxaan leeyahay isaga soo tag dadkana kula tali in ay isaga soo tagaan.

By: libaax
culimada gaalada agdagan oo dhan waxay qarka u saaran yihiin in marwalba khatar joogta ah ee maxay ku haystaan oo dheefa la joogidda gaalada

aan u aaba yeelayn karaamadooda ? jawaab baan ka rabaa qofkastoo garta waxa wadaadadu dhulka gaalada uga soo tagi la’yihiin aan ka ahayn aduunyo jacayl iyo dhimasha nacayb.

rabboow islaamka igu dil.

By: Garaad
Asc waa ilaah mahadi hadi sheekha ilaahey gaalada gacantoda ka soo saaray oo uu dib u helay xoriyadisi. Waxase yaab leh dhalinyarada sheekha kula hadlaya waxan laaqin u ahayn oo leh yaanan maqlin mardamba lagu xidhay, marka sababta sheesha loo xidheyna waa daacinimo iyo diinta u faafinayo, sida darted dhalinyarada qaarkood haka fiirsadan waxyaabaha ay kula hadlayaan mashaa’ikhda . Wcs wr wbr

By: Cali Guure
“Adan godane waxuu haystaa double master” kulahaa. kkkkkkkkkk

Akh maxamed sidaa miyaa niqaashkaagu?. Suufinnimo aad halkan ka muuqisay waxay ku tusinaysaa sida nusuusta iyo adabul xiwaar aad u garab marsantay.

Sidoo kale waxay luuqaddaada suuqiga tusinaysaa sidaad uga indha la’dahay qiimaynta ragga iyo asaaska wax lagu qiimayo.

Double master ayuu haystaa kulahaa. Yaab.

jawaabtaada waxay u eg tahay tii Dr buudhi ikhwaanka ku difaaceen markii ay gantaalaha xaqa sh. Albaani celin waayeen oo kale.

Waxaan ku leeyahay sidii Albaani yiri oo kale taasi oo ahayd,

“waxay ay leeyihiin doktooraad ma bixiso cilmi sax ah iyo adab naafic ah toona”.

Amiirkayga kulahaa. Yaa doortay keligii taliyan aan la aqoon oo aan lahayn:

-Culimo marjic u ah

-Shuurco ka kooban ahlul cilmi walcaqdi

-majlis tanfiiqi

-geesinnimo uu ku dhex galo masaakiinta shabaabka iska daa shacabkee

-cabsi keliya maalinba muuqaal qaata

-karti iyo cilmi uu ku baro shabaabka wax cilmi ah oo xalqa fariisto dhulka ka taliyo

-awood aanan ahayn tan aminiyaadka dadka lagu khaarijiyo mooye.

Shabaha ka dhaxeeya keligii taliyaasha iyo Godane uma baahna inuu Cali guure sharraxyo.

Waxaa uu qaadey dhammaan tallaabooyinka ay qaadeen oo ku xardhan keliya towxiidka iyo allahu akbar.

Maanta ninkii dhageystay cajalkii u sooo dubay maalin dhowayd waa uu garan karaa waxa aan ka hadlayno halka uu ka soo maaxanayo.

Naqdintayta iyo naseexayda ma ku dhuminayaa alwalaa wal baraa…..?

Jawaabtu waa maya

Ma loo baahan yahay in sawaaciq la isu diro si godana looga qabto waxaa uu la galey jihaadka?

Jawaabtu waa haa

Ma billaabatey?

Nacam

shabaab adkaysi ma u yeelan doonaan naqdintiisa iyo naseexada?

jawaa waa dhextaal. Qaarna haa, qaarna maya

Shabaab ma geli doonaan siyasadddan foosha xun Somaaliya?

Ifafaalo ayaa jiraa ee markeeda halaga hadlo

Marka Maxamadow anigu ku dhihi maayo murjif baa tahay laakin waxaa ku leeyahay waxaa tahay muriidii sheekhiisa laga taabtay binaaan jawaabtaan ii soo qortay oo weliba ku marqaansan dibadda.

Tan sheekh Xasan Daahir difaaci maayo, kuguna dhaleecayn maayo haddii aad si cilmi u raddido.

Saaxada waa kuu furan tahay ee luuqadda suuqa iska daa.

Ilaahow xaqa daliil nagu tus ee hanooga xiran taqdiiska ashkhaaska doonaya miraha jihaadka inay dhumiyaan iyaga oo dhuumanaya.

By: guure
Alxamdulilaahi calaa salaamatik

culimada kale ee cadawga islaamka meel walba ugu xidhan na ilaahay haka soodaayo .. aaamiin